govt pays army salaries
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: govt pays army salaries
Clan militia paid their salaries.
But I thought the Isbaaro was their only source of income.
By the way what do they do? Seat like ducks and wait for AMISOM troops to liberate the land?
But I thought the Isbaaro was their only source of income.
By the way what do they do? Seat like ducks and wait for AMISOM troops to liberate the land?
- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: govt pays army salaries
This is good news. Patriot the Hiiraan troops are being recruited and trained day in day out. Sooner or later they will go out with force and chase the Shabaab vermin. Ras Kamboni should take a leaf from how things work in Hiiraan.
Dooxada Shabeelle came in with the same hoobla about maamul making like Ras Kamboni but they opted for a better way of doing things with the federl gov.
Dooxada Shabeelle came in with the same hoobla about maamul making like Ras Kamboni but they opted for a better way of doing things with the federl gov.
Re: govt pays army salaries
Dooxada was a jabhad consisting 2000 forces and then 1000 ahlusunna have merged with them. They controlled from maxaas 70km east of baladweyne to beergadiid next to matabaan. Then they transformed from revolutionary legitimacy to a political legitimacy. They become a maamulka dolada. It was shyt during sharif era because he was againist strong maamul but the USAID have helped them and soon djbouti arrived we had special status, djabouti was helping in building the local army, they trained so far 1500 the last 500 was in apr.we are lucky because other gobol don't receive such training. Djbouti is offering this to protect itself as well and you know hiiraan forces were accompanying them in galgaduud during the pms visit they are also doing for somali brotherhood and are known in there as hiil walaal rather than amisom.GeoSeven wrote:This is good news. Patriot the Hiiraan troops are being recruited and trained day in day out. Sooner or later they will go out with force and chase the Shabaab vermin. Ras Kamboni should take a leaf from how things work in Hiiraan.
Dooxada Shabeelle came in with the same hoobla about maamul making like Ras Kamboni but they opted for a better way of doing things with the federl gov.
Hiraan is witnessing the birth of state presence besides the new govt is depending in hiiraan power and supporting it from its heart the new administration have created a local revenue system. Each soldiers monthly salary is 100 dollar, this will encourage more to join the army I will show the pics in my next post.
Si loo hagaajiiyo nidaamka daqlli ururinta mudo 22 sano ah kadib maamulka gobollka Hiiraan ayaa bilaabay markii ugu horeysay in uu aqoon ku soo xusho shaqaallaha ka howlgala waaxda cashuurta ururinta, waxaana dhinaca kale ka soconaya magaalada Baladweyne tababaro sare loogu qaadayo aqoonta shaqaallaha ka howlgali doona qaadista iyo soo ururinta canshuurta laga qaado dadweynaha.
Tababar ama siminaar ay goob joogu ahaayeen mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulka gobollka Hiiraan ayaa maanta uga furmay magaalada Baladweyne 40 howladeen oo loo soo xushay in ay ka shaqeeyaan waaxda canshuurra. kuwaasoo u badnaa dhalinyarro ka soo baxday dugsiyada sare.
Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca maaliyada degmada Baladweyne Bashiir Xusseen Dhoore oo ka hadllay siminaarka ayaa sheegay in wax sahlan aheyn howsha la xiriirta qaadista canshuurta oo sida uu sheegay u baahan aqoon iyo amaano, waana tan keentay ayuu yiri in dadaal dheeraad ah uu ku bixiyo maamulka si loo hagaajiyo nidaamka dalliga soo gala maamulka loona hubiyo in lagu bixiyay halkii loogu talagalay.
“Annaga ka maamul ahaa muhiim gaar ah ayeey arinta noo leedahay, waayo shaqsiga lacagta ama cashuurta ka qaadaya dadweynaha waa in uu yahay shaqsi marka hore isaga dhinac kasta ka dhisan haddii ay ahaan laheyd aqoonta, amaanada iyo aqlaaqda intaba, waayo waa in ay jirtaa sababo uu kugu aamino qofka aad cashuurta ama lacagta ka qaadeyso, sidaa daraadeed juhdi badan ayaan arintaa gallin doonaa, waan og-nahay dhibaatada ka taagan qaadista cashuurta, waxaan is leenahay aqoonta la’aanta ayaa keentay in lagu dhibtoodo arintan, laakiin hadda waa ay dhamaatay,” ayuu yiri Bashiir Xusseen Dhoore.
Waxaa uu intaa ku darray in tababarada noocan oo kale ah aysan noqon doonin kuwo inta ku eg, laakiin ay sii socon doonaan lana siin doono shaqaallaha xitaa iyaga oo howlahooda shaqo ku dhax jira.
Re: govt pays army salaries
oo Xiray Baladweyne
Ciidamo Taba bar Loogu soo Xiray Baladweyne
Apr 1, 2013 by admin
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Magaaladaasi Maanta Tababarro Loogu soo gaba gabeeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Ciidamadani oo Gaarayo 500 oo Askari ayaa Saraakiil Ka tirsan Ciidanka AMISOM waxa ay Muddo 3 Bilood ah ay ku taba barayeen Xerada Lama Galaay ee Magaalada Baladweyne.
Korneel Ibraahim Cali faarax oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka AMISOM ee ku sugan Baladweyne oo Lahadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Saraakiisha Ciidanka AMISOM ay Taba barro u soo gaba gabeeyeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaasi oo Lagu wado in ay La wareegaan deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay ka arrimiyaan Ururka Al Shabaab.
Saraakiisha Ciidanka AMISOM ee ku sugan Baladweyne ayaa dhowr Jeer tababarro u fidiyay Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo ka howl gala Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
http://hiiraantimes.com/2013/05/bixinta ... eledweyne/
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 997 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 6 Replies
- 727 Views
-
Last post by STARKAST
-
- 6 Replies
- 729 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 307 Views
-
Last post by Coeus
-
- 1 Replies
- 266 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 7 Replies
- 709 Views
-
Last post by Rambie
-
- 6 Replies
- 787 Views
-
Last post by sahal80
-
- 21 Replies
- 2098 Views
-
Last post by Nolol cusub
-
- 1 Replies
- 517 Views
-
Last post by Nubis
-
- 1 Replies
- 409 Views
-
Last post by Khalid Ali