govt pays army salaries
Posted: Thu May 02, 2013 9:16 pm
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Dooxada was a jabhad consisting 2000 forces and then 1000 ahlusunna have merged with them. They controlled from maxaas 70km east of baladweyne to beergadiid next to matabaan. Then they transformed from revolutionary legitimacy to a political legitimacy. They become a maamulka dolada. It was shyt during sharif era because he was againist strong maamul but the USAID have helped them and soon djbouti arrived we had special status, djabouti was helping in building the local army, they trained so far 1500 the last 500 was in apr.we are lucky because other gobol don't receive such training. Djbouti is offering this to protect itself as well and you know hiiraan forces were accompanying them in galgaduud during the pms visit they are also doing for somali brotherhood and are known in there as hiil walaal rather than amisom.GeoSeven wrote:This is good news. Patriot the Hiiraan troops are being recruited and trained day in day out. Sooner or later they will go out with force and chase the Shabaab vermin. Ras Kamboni should take a leaf from how things work in Hiiraan.
Dooxada Shabeelle came in with the same hoobla about maamul making like Ras Kamboni but they opted for a better way of doing things with the federl gov.
oo Xiray Baladweyne
Ciidamo Taba bar Loogu soo Xiray Baladweyne
Apr 1, 2013 by admin
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Magaaladaasi Maanta Tababarro Loogu soo gaba gabeeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Ciidamadani oo Gaarayo 500 oo Askari ayaa Saraakiil Ka tirsan Ciidanka AMISOM waxa ay Muddo 3 Bilood ah ay ku taba barayeen Xerada Lama Galaay ee Magaalada Baladweyne.
Korneel Ibraahim Cali faarax oo ka mid ah Saraakiisha Ciidanka AMISOM ee ku sugan Baladweyne oo Lahadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Saraakiisha Ciidanka AMISOM ay Taba barro u soo gaba gabeeyeen Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya kuwaasi oo Lagu wado in ay La wareegaan deegaanno iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay ka arrimiyaan Ururka Al Shabaab.
Saraakiisha Ciidanka AMISOM ee ku sugan Baladweyne ayaa dhowr Jeer tababarro u fidiyay Ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya kuwaasi oo ka howl gala Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
