Sheikh Ahmed Deedat(Allah u naxriisto Jannadii fardowsana Allah ka waraabiiyo aamiin)
Sidii uu dacwada ku bilaabay waxay ahayd dukaan uu ka shaqayn jiray ayaa waxaa kasoo horjeeday kaniisad baafisa diinta nasaarada, maalin walba waxay soo mari jireen dukaankiisa si ay ugu tijaabiyaan dacwadii laso baray. Suaalooyinkaas ay waydiin jireen sheikh Ahmed deedat waxaa kamid ahay soo ma ogid in Nebi Maxamed(csw) laga doortay Nebi Ciise(csw) Iwm.
Knowing little more than the Shah’dah, he found it difficult to defend his beliefs: “They would say, ‘You know Muhammad (Sallallahu alayhi wassallam) had so many wives,’ and I would think, ‘I know nothing about that’ and they would say, ‘You know Muhammad (Sallallahu alayhi wassallam) spread his religion at the point of the sword,’ and I would think, ‘I know nothing about that,’
Ahmed deedaat madaama aqoon badan u lahayn diinta Islaamka waxay ku kaliftay in labo arrimood midkood sameeyo cilmiga barto si dadkaan suaalahooda iskaaga celiyo ama magaalada dhan ka tago.
Waxuu go,aan ku gaaray Ilaahey subxaanahuu watacaalaana waafajiyey in uu Diintan islaamka barto si gaalada uu iskaaga difaaco, Nasiib wanaag buuggii ugu horeeyey ee uu helay oo noloshiisa wax weeyn ka bedeshay waxuu ahaay id-haarul xaq(Xaqqii uu soo muuqday).
It was while cleaning the shop in which he worked, that he found a book that would change his life forever. “Izhaar-ul-Haqq,” A religious dialogue between a Muslim imam and a Christian priest.
Ahmed Deedat How he became preacher?
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 386 Views
-
Last post by COOL-MAN
-
- 4 Replies
- 396 Views
-
Last post by Mochahontas
-
- 6 Replies
- 1103 Views
-
Last post by fisabililah
-
- 19 Replies
- 1994 Views
-
Last post by 1nemansquad
-
- 3 Replies
- 650 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 2 Replies
- 474 Views
-
Last post by kambuli
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by Netanel
-
- 1 Replies
- 409 Views
-
Last post by Citizen X
-
- 13 Replies
- 795 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 8 Replies
- 692 Views
-
Last post by kambuli