They killed 11 muslims in search for 72 virgins. A flawed ideology.
The man who struck down Imam Ali aleyhi salaam believed he killed a murtad, thus going to paradise.
Qarax Ismiidaamin ah oo Khasaare badan Geystay oo ka dhacay Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho
Axad, May 05, 2013 (HOL) — Ugu yaraan 10-qof oo uu ku jiro qofkii qaraxa fuliyay ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaadiid ay wateen howlwadeenno ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxaana gaadiidka la beegsaday ka mid ahaa gaariga wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya.
Qaraxan oo ahaa mid si aad ah looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay isgoyska KM-4, waxaana dadka ku dhintay ku jiray dad shacab ahaa oo saarnaa gaadiidka dadweynaha oo halkaas marayay.
Ma jiraan wax khasaare ah oo soo gaaray howlwadeennada dowladda ee halkaas marayay, iyadoo sidoo kale la sheegay in halkaas ay marayeen gaadiid ay la socdeen wafdi Turki ah, kuwaasoo ku socday safaaradda Turkiga uu ku leeyahay Muqdisho oo 100-mitir u jirtay halka uu qaraxu ka dhacay.
"Gaariga wuxuu ahaa mid yar, waxaana uu daba socday gaadiid waday wafdi, si kaddis ah ayuu ugu qarxay goobta, dhegaha oo dhan ayaa na xirmay, runtii wuxuu ahaa qarax weyn oo aanan dhawaanahan maqlin," ayuu yiri Cumar Salaad oo ka mid ahaa dadkii ku sugnaa isgoyska KM-4 markii uu qaraxu dhacayay.
Saraakiil ka tirsan kuwa dowladda ayaa goobta soo gaaray, iyadoo markaas kaddib halkaas laga qaaday maydadkii dadkii dhintay iyo kuwii dhaawacmay halkaas laga qaaday, waxaana goobta oo dhan xiray ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Mas'uuliyiinta dowladda ayaa weerarkan ku eedeeyay Al-shabaab, inkastoo Al-shabaab aysan weli ka hadlin weerarkaas inay ka dambeysay iyo inaysan ka dambeyn, balse hoggaamiyaha kooxdan ayaa ku boorriyay xoogaggooda inay xoojiyaan weerarrada ay ku hayaan dowladda iyo ciidamada AMISOM.
Weerarkan ayaa lagu soo beegay xilli waddooyinka Muqdisho oo uu ka mid ahaa Isgoyska KM-4 dib loo furay, kaddib markii hay'adaha ammaanka ay sheegeen inay heleen fariimmo sheegaya inay Al-shabaab doonayso inay qaraxyo ismiidaamin ah ka fuliso Muqdisho.
Xaaladda ayaa hadda deggen, iyadoo weli ay goobta ku sugan yihiin ciidamada dowladda oo u diidaya dadku inay halkaas maraan. waxaana goobta qaraxu ka dhacay lagu arkayaan gaadiid gubtay oo uu ku jiray kii ismiidaaminta lagu fuliyay.
Murtad Godane & Murtad ceeb Aanyo will be hold accountable.
Shabaabul Murtaddiin kills 10 innocents in search for 72 vir
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
- ZubeirAwal
- SomaliNet Super

- Posts: 15174
- Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
- Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.
Re: Shabaabul Murtaddiin kills 10 innocents in search for 72
Where is this 72 virgins everyone keeps talking about? do they die for Allah or for their lust of women?
Whoso slayeth a believer of set purpose, his reward is hell for ever. Allah is wroth against him and He hath cursed him and prepared for him an awful doom.
4:93
Whoso slayeth a believer of set purpose, his reward is hell for ever. Allah is wroth against him and He hath cursed him and prepared for him an awful doom.
4:93
-
misterioso
- SomaliNetizen

- Posts: 837
- Joined: Thu Mar 07, 2013 6:22 am
- Location: deactivated
Re: Shabaabul Murtaddiin kills 10 innocents in search for 72
What kind of question is that? Are you asking someone to show you 72 virgins?AbuukarSubeer wrote:Where is this 72 virgins everyone keeps talking about?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 348 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 9 Replies
- 811 Views
-
Last post by Shirib
-
- 15 Replies
- 1290 Views
-
Last post by udun
-
- 12 Replies
- 133 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 1 Replies
- 371 Views
-
Last post by Alphanumeric
-
- 3 Replies
- 420 Views
-
Last post by UlteriorMotive
-
- 32 Replies
- 1862 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 6 Replies
- 521 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 587 Views
-
Last post by Colonel