Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by Faranacab »

Arbaco, 15 May, 2013(HOL) :- Waxaa goordhawayd lasoo gabagabeeyay doorashada madaxweeynaha dowlad goboleedka Jubbaland, iyadoona xilka madaxtinimo ee dowlad goboleedka uu ku guuleeystay gudoomiyii KMG ahaa degmada Kismaayo Sheekh Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe)

Doorashadan oo maanta ka dhacday xarunta Jaamacadda magaalada Kismaayo islamarkaana ay ku tartamayeen musharixiin badan ayaa waxa ku guuleeystay Sheekh Axmed Madoobe oo isagu ah hogaamiyaha ururka Raaskaambooni.

Sawirrada Doorashada iyo weliba faahfaahin ku saabsan habka ay u dhacday doorashada waxaan haduu rabbi qadaro idinku soo gudbin doonnaa wararkeena Danbe.

Source
KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by KartiHaween »

:dj: :dj: :dj: Masha Allah, hambalyo hambalyo President Ahmed Madoobe
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by Ismail87 »

Ilaahay ha ka dhigo hogaamiye khayr leh
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by MarsinQorahay »

:blessed: :blessed: Hambalyo Hambalyo HAMBALYO wallee wu u dagalamay xilka madaxweynanimada Jubbaland can't wait til next year im so gonna visit him in Kismayo. :whew:
Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by Minneapolis Mayor »

Hambalyo Axmad Madoobe, Hambalyo Kenya Guul Guul Guul wwwwwwwwwwwwwwwww :clap: :clap: :clap:

atleast now kismaayo city has a new mayor. Forget about this Juballand shit. This admin Cannot move outside Kismaayo City. Dawlada Fadhiidka ah ee Kismaayo Guuuuuuuuuuuul
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by Faranacab »

I wanted Gandi or Awlibaax to lead JL. But I congratulate president Ahmed for being a hard earner. He bought hearts of the local people by liberating Kismayo from Al shabab. Let him finish the task he started, liberating the rest of JL.

Mr.President, Idam Alle waad guulaysane, dadaal!
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by Marques »

Doorashadiisa la sheegahaya gacan ku rimis weeye. Isagaa saanad hub lahaa oo cidii la loolanta qatar ay ku jireen.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by X.Playa »

runtii waa wax laga naxo...Ogaadeen iyo Kismaayo maxaa isu keenay..daarood dhaqan xumaa waa umad xaaraan ah ma xishoodaan ,
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by MarsinQorahay »

X.Playa wrote:runtii waa wax laga naxo...Ogaadeen iyo Kismaayo maxaa isu keenay..daarood dhaqan xumaa waa umad xaaraan ah ma xishoodaan ,
Image
Image
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by X.Playa »

Yahuud Yahuudi dhashay bal weynu arki doonaa Kenya markay baxdo..iska mashxarada for now.
User avatar
zidane88
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3986
Joined: Mon Feb 09, 2009 5:57 pm

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by zidane88 »

:dj: :dj: Congrat,Sh.A-Madoobe.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by MarsinQorahay »

X.Playa wrote:Yahuud Yahuudi dhashay bal weynu arki doonaa Kenya markay baxdo..iska mashxarada for now.
War adigu maxaad tahay? gashaamo aya kuwi geela ii raaci jirey oo liyu bolis hada ah ba gabdhahiina ciidagale iyo hy ku kufsada 24 hours a day.
User avatar
SultanOrder
Posts: 21695
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by SultanOrder »

Faranacab wrote:I wanted Gandi or Awlibaax to lead JL. But I congratulate president Ahmed for being a hard earner. He bought hearts of the local people by liberating Kismayo from Al shabab. Let him finish the task he started, liberating the rest of JL.

Mr.President, Idam Alle waad guulaysane, dadaal!
Aparrently Ghandi didn't bother to show up. Did anybody even doubt what the result would be?
User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by Guul13 »

:dj:
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Ahmed Islam wins Jubaland State Presendial Election

Post by Ismail87 »

X.Playa wrote:Yahuud Yahuudi dhashay bal weynu arki doonaa Kenya markay baxdo..iska mashxarada for now.
cabaad weyna :russ: 1000km baa idin dhaxaysa kolkaasaad kismaayo ka qaylin I thought koonfuristan inan waxba idinka gelin waxay cabaadku

teeda kale maxaad la hanjabaysa ma Kismaayo baad ku soo duulaysa? :lol: mise Budha intaan u sujuudid buu dhuuso ku toogan
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”