Barre Hiiraale female troops killed in kismayo by madobe ppl
Posted: Tue May 21, 2013 8:36 pm
Haweeney hubeysan oo labo askari ku dishay Kismaayo
Haweeney hubeysan oo la sheegay inay ka tirsan tahay maleeshiyada Kornayl Barre Adan Shire (Barre Hiiraale) ayaa xalay magalaada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose waxay ku dishay labo askari oo ka tirsan ciidanka maamulka cusub ee Jubaland.
Taliyaha saldhigga Kismaayo Maxamed Aadan Simow oo la hadlay Bar-kulan ayaa sheegay inay murmeen haweeneyda hubeysneyd iyo askarta, kaddibna rasaas ayay ku furtay labadooda.
Simow wuxuu sheegay in ciidanka booliska ee maamulka Jubaland ay ku guuleysteen inay qabtaan haweeneyda la sheegay inay dilka geysatay, waxaana lagu xiray saldhigga dhexe ee magaalada Kismaayo.
http://www.wararkasomalia.com/news/hawe ... y-kismaayo