http://dhanaan.com/gudigii-xaqiiqa-raad ... jubbaland/
Gudigii xaqiiqa raadinta IGAD ayaa kasoo saaray warbixin waxyaabihii ay kasoo ariiriyeen Muqdisho iyo Kismaayo.Warbixintan oo aanan wali si rasmi ah u helin ayaa naloo xaqiijiyay in soo baxday waxyaabaha ugu muhiimsan ee ku qorana ay tahay talo soo jeedin ah in la wada hadashiiyo Muqdisho iyo Kismaayo.
Waxaa xusid mudan in go’aan ka gaadhida arimaha la isku hayo laga sugayo shirka Midowga Africa ee maalinta sabtida ah ka furmaya Addis Ababa shirkaas oo ku go;aan qaadan doona soo jeedinta gudiga xaqiiqa raadinta IGAD iyo natiijada kasoo baxda wadahadalada madaxda Africa shirkaas ku dhexmari doona.
27/05/2013 ayaa la filaayaa in go’aan cad kasoo saaro midowga Africa khilaafka u dhaxeeya Muqdisho iyo Kismaayo.
Beesha hawiye your propaganda won't change anything on the formation of another greater darood state


