salaatul fajr reminder

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

salaatul fajr reminder

Post by afisoone »

Walaalayaal salaatul fajr waaye kuwa jooga north America. Ikhwaani waa labo rakco. duceeysta allah inuu nii hiiliyo.

Hada Juz Amma oo dhan akhriya
waa only 42 minutes.......

Walaahi qabri ayaa naga horeeyo. Dadka si fiican ula dhaqmo markaad guryihiin ka baxdaan.


Walaahi cadowgeena waxba niga qaadaayo. Juz amma is very important part bacdi salaatul fajr...

Walaalayaal intaas ayaa maanta suubineeyo waana nila share kareeyay.

Ka marqaati ahaada walaalayaal.

Walaalahiina muslimiinta khawaarij ha dhihinina..........
qabyaalada ka fogaado...

Hana ku tuhmin qof muslim ah.
sheekeesta oo isku dulqaata...
Inshallah maanta waa maalin muhiim sida shalay oo kale.

That is all..
Cafwan kuligiin iyo rag iyo dumarba
assalamu caleykum..
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: salaatul fajr reminder

Post by Vivacious »

Ajar iyo xasanaat Allaha kaa siiyo walaal. Thats a very good reminder indeed! :)
KeligiiJabhad
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 939
Joined: Mon Oct 22, 2007 8:38 am
Location: TURMO

Re: salaatul fajr reminder

Post by KeligiiJabhad »

Mahadsanid sxb. Wixii khayr ah in la wadaago ayay ku haboon yihiin sida layna faray. Wax isu sheega iyo is-xusuusintuna waa qayb ka mid ah wacyi gelinta bulshda laameheeda kala duwan. Sidaas darteed inkastoo aad mooddo in beryahaan dambe uu shaydanaka la foggeeyey ku wareejyey garabkeyga qulbuladdo culcuus haddana waxaa qasab ah in aan jebiyo cudud beenaadkaas shayaadiinta xaggooda iga soo gaaraya aniga oo kaashanaya.


Khayr Eebbe ha ku siiyo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”