GUDOMIYAHA GEDO "BARRE IS MY PRESIDENT"
Posted: Wed May 29, 2013 3:24 am
Dhanka kale, guddoomiyaha gobolka Gedo ayaa waxuu si weyn usoo dhaweeyay doorashadii Col. Bare Aden Shire (Bare Hiiraale) loo doortay madaxweynaha Jubbaland oo uu ku sheegay in uu yahay muwaadin Soomaali ah oo xaq u leh in la doorto, waxna uu doorto, dadka Soomaaliyeedna ay fekerkaas qabaan oo ay jecel yihiin.
http://www.allgedo.com/2013/05/28/maamu ... ddhageyso/