South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
Mid ka mid ah hawlwadeenada ajnabiga ah ee ka tirsan Shirkadda SKA ayaa garoonka Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ku dilay nin ka mid ahaa xoogsatada ka xamaasha garoonka ee Soomaalida ah.
Ninka ajnabiga ah wax dilay oo ah nin cadaan ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, magaciisana lagu soo gaabiyey Mieno ayaa la sheegay inuu horjooge u yahay koox xoogsato Soomaali ah oo ay dhowaan qoratay shirkada SKA ee maamusha garoonka dayuuradaha Aadan cadde.
Marxuumka la dilay oo magaciisa la oran jiray Cali Nuur Kheyr ayaa ka mid ahaa kooxdaas xoogsatada ah, waxaana dilkiisa oo loo adeegsaday feer iyo garaacid uu yimid markii uu muran ku saabsan dhinaca shaqada soo kala dhex galay isaga iyo ninka cadaanka ah ee horjoogaha u ahaa.
“Ninka Cadaanka ah oo ahaa nin xoog badan ayaa waxaa uu si arxan daro ah uu feer ugu boobay marxuumka uu dilay isagoo ka garaacay madaxa iyo xabadka illaa uu dhulka ka dhacay oo uu miyir beelay kana geeriyooday” Sidaas waxaa yiri mid ka mid ah shaqaalaha xoogsatada ah oo goob jooga ka ahaa dhacdadaasi oo magaciisana ka gaabsaday.
Falkan oo dhacay saddax cisho ka hor ayaa Ciidamada Booliska garoonka Aadan cadde waxay xireen ninkaas cadaanka ah ee dilka geystay, hase ahaatee waxaa dhacday arin yaab leh ka dib markii gacan ku dhiiglaha xirnaa la arkay shalay isagoo shaqadiisa si caadi ah u wata xabsigana looga sii daayey qaab musuq maasuq ah.
Booliska ka howlgala garoonka Aadan cadde faahfaahin kama bixin arintan hase ahaatee Shaqaalaha Soomaalida ah ee ka howlgala garoonka Aadan cadde ayaa si weyn uga carooday talaabada lagu sii daayey ninkan cadaanka ah ee dilay ninka Soomaaliga ah, waxaana garoonka ka taagan shalay iyo maanta xiisad arintaas ka dhalatay.
“Ma aqbaleyno in dadka reer Koonfur Afrika ay dalkoodana nagu dilaan, keenana nagu dhex dilaan waa in arintan laga dhiidhiyaa” sidaa waxaa yiri mid ka mid ah shaqaalaha ka howlgala garoonka Aadan cadde oo magaciisa ka gaabsaday, waxaana arintan ay ku soo aadeysaa xili ay meeshii ugu sareysay gaartay dilalka iyo boobka lagu hayo dadka Soomaaliyed ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika.
Shirkadda SKA oo la sheego iney garoonka dayuuradaha ka howlgasha iyadoo aan fasax ka helin baarlamanka Somalia, waxaana heshiiska ay la saxiixatay dowladii hore ee KMG aheyd uu dhigayaa iney qaadato 70% dakhliga garoonka dayuuradaha ka soo xerooda, iyadoo dowlada cusub ee Somalia aysan illaa hadda dib u eegis ku sameyniun heshiiskaas, waxaana lagu eedeeyanaa maamulayaasha shirkadaas iney shaqaalaha soomaalida ah ula dhaqmaan sida Adoomo ay soo iibsadeen, iyagoo mararka qaarkoodna aan siinin ama ku dhiba xuquuqda ay lahaayeen.
http://qaranside.com/2013/06/04/nin-sou ... ada-jooga/

Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
''Madax ayuu gidaarka ula dhacay ilaa uu ka dhintay''
''Maalintii xigtayba isagoo airport hawlihiisii shaqo ka wata ayaa la arkay oo lasoo daayay''

Waxaad ka hadli jirteen South Africa ayaa dad lagu dilay, laakiin Muqdisho dhexdeeda ayaa lagu dilay oo lasii daayay, dawladda jirtaa ma jirto, meesha waxaa gacanta ku maamulaya waa Amisom

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
http://www.keydmedia.net/news/article/k ... _warbixin/
Arinka xiisada dhalisay ayaa ah ka dib markii ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gacanta ku dhigeen Ninkii Geystay dilka xabsiggana loo taxaabay ayaa maalintii shalay aheyd lagu dhex arkay gudaha garoonka Muqdisho ninkii dilka geystay oo wata Shaqadiisii, taasoo dhalisay in ay ka caroodaan Shaqaalaha soomaaliyeed ee shirkadda SKA.
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
oo xagay shaqaalaha kale joogeen markii feedh iyo laad laga waraabinayey ninkan
“Ma aqbaleyno in dadka reer Koonfur Afrika ay dalkoodana nagu dilaan, keenana nagu dhex dilaan waa in arintan laga dhiidhiyaa”
bal kan day muu kaga dhameeyo muxuu lasugayaa.
waar igadaa walee dhiigiibaa igu kacaye
“Ma aqbaleyno in dadka reer Koonfur Afrika ay dalkoodana nagu dilaan, keenana nagu dhex dilaan waa in arintan laga dhiidhiyaa”
bal kan day muu kaga dhameeyo muxuu lasugayaa.
waar igadaa walee dhiigiibaa igu kacaye
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
Ninkan South african ka ah, wuxuu amray jiray shaqaalaha airport ka, markaa ninkan Soomaaliga ah amarka ayuu diiday, saas ayuu ku dilay,wiyeer wrote:oo xagay shaqaalaha kale joogeen markii feedh iyo laad laga waraabinayey ninkan
“Ma aqbaleyno in dadka reer Koonfur Afrika ay dalkoodana nagu dilaan, keenana nagu dhex dilaan waa in arintan laga dhiidhiyaa”
bal kan day muu kaga dhameeyo muxuu lasugayaa.
waar igadaa walee dhiigiibaa igu kacaye
Siday ku dhici kartaa in wadankayga ajanebi igu dilo, weliba si arkan darro ah.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
this is disturbing as F, Rip Somalia 1991 

- QaaliDumar
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1466
- Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
- Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
This shows Soomaalidu inaysan dad jira ahayn.
- FarhanYare
- SomaliNet Super
- Posts: 19029
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
^^
waa saad sheegtay waa dad baqtiye there own country ayaa saas logu bah dilaa maxaad umaleynaa in south africa, teeda kale xayawanka maxeey asna madaxa darbiga ugu garaci wayeen untill he bleeds to death that way justice is served (i know it sounds babaric but it has to be done).
waa saad sheegtay waa dad baqtiye there own country ayaa saas logu bah dilaa maxaad umaleynaa in south africa, teeda kale xayawanka maxeey asna madaxa darbiga ugu garaci wayeen untill he bleeds to death that way justice is served (i know it sounds babaric but it has to be done).
- QaaliDumar
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1466
- Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
- Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
Horta taan la yaabay waa marxuumki la dilay arrinkiisa. Anagu Soomaali ahaan sidaan doono ayaan isu galnaa markaasaan shisheeye aan inoo damqanayn falkiisa la yaabaynaa. Smh.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
This is why you Guys!! should come in my thread!! and reward me with alot of roses!!
As a Truly somali hero!! its my right!!
As a Truly somali hero!! its my right!!
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
And this is why! I said for years ago!! Somalinimo is only with Al-shabaab!!
No matter which tribe you are from!! he is your truly Brother!! honor him and support!! f'''k this West puppet government!
No matter which tribe you are from!! he is your truly Brother!! honor him and support!! f'''k this West puppet government!
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
soomaaliga soomaali uunbaa loo ogalyahay inuu dilo. Taasi waa mid soomaaliyi isku waafaqsantahayZeliha wrote:Horta taan la yaabay waa marxuumki la dilay arrinkiisa. Anagu Soomaali ahaan sidaan doono ayaan isu galnaa markaasaan shisheeye aan inoo damqanayn falkiisa la yaabaynaa. Smh.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: South African Killed Somali man in the Mogadishu Airport
Soomaali ha ku dilo, laakiin ajanebi wiliba wadankaaga kugu dhex dilaya, shaqadiisana iska wadanaaya, oo cidina aanay waxba ka qabanayn, waa ayaan darro tii ugu xumayd.Zeliha wrote:Horta taan la yaabay waa marxuumki la dilay arrinkiisa. Anagu Soomaali ahaan sidaan doono ayaan isu galnaa markaasaan shisheeye aan inoo damqanayn falkiisa la yaabaynaa. Smh.

Haddaanay meeshaba dawlad joogin muwaadiniinteeda ammaankooda sugi kara, ha la iskaga kala qaxo dee, maalin dhawayna waxaaba iman doonta ajanebiga oo isku leh, ''waar ina mariya aan Soomaalida wadankooda kusoo dhex layno, oo kaba qaadno wadanka...Wax kasta waad filan kartaa, falkan ayaabad arkaysaa.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 22 Replies
- 1709 Views
-
Last post by Nolol cusub
-
- 14 Replies
- 918 Views
-
Last post by jamols2
-
- 13 Replies
- 1603 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 349 Views
-
Last post by pmfaraajo
-
- 7 Replies
- 1293 Views
-
Last post by Koronto91
-
- 4 Replies
- 736 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 23 Replies
- 1969 Views
-
Last post by LobsterUnit
-
- 3 Replies
- 2208 Views
-
Last post by Strategic
-
- 6 Replies
- 496 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 8 Replies
- 1760 Views
-
Last post by AwRastaale