SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport!!

Post by sahal80 »

What a scandal!! The focking adoons are controlling the airport!! Ufff

Image
Dilkaani ayaa waxaa uu ka dhacay Gudaha Garoonka Diyaaaradaha ee Aadan Cabdulle, iyadoona ninka  dilkaasi loo geystay iyo Ninkaani koonfur Afrikaanka ah ee Dilka geystay ay ka wada tirsanaayeen Shaqaalaha Shirkada SKA ee Maamusha Garoonka Muqdisho.

Qaar ka mid ah shaqaalaha Shirkadda SKA ee garoonka Muqdisho oo ay la xiriirtay (_) ayaa sheegeen in  ninkaasi Soomaaliyeed  qaab ay ka wada caroodeen loo dilay, iyadoona ay tilmaameen in ninkaani Konfur Afrikaanka ah uu awood u adeegsaday dilka ninkaani Soomaaliga ah ee Geeriyooday, waxaa ayna tilmaameen in uu darbi madaxa kaga garaacayay ilaa uu ka geeriyoodo.

Lama oga asbaabta uu u Dilay ninkaani Koonfur Afrikaanka ah marxuumkaasi muwaadinka ah ee Soomaaliyeed, balse Shaqaalaha Qaarkood ayaa sheegay in uu ahaa ninka Koonfur Afrikaanka ee dilka geestay madaxa ninka uu dilka u geystay ee Soomaaliyeed.

Arinka xiisada dhalisay ayaa ah ka dib markii ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gacanta ku dhigeen Ninkii Geystay dilka xabsiggana loo taxaabay  ayaa maalintii shalay aheyd lagu dhex arkay gudaha garoonka Muqdisho ninkii dilka geystay oo wata Shaqadiisii,  taasoo dhalisay in ay ka caroodaan Shaqaalaha soomaaliyeed ee shirkadda SKA.

Shaqaalaha ayaa haatan Baaqyo kala duwan u kala diraya Hay’adaha Dowladda Soomaaliyeed, iyadoona ay ku kala baaqayaan in ninkaani dilka geystay la marsiiyo waajibkii xabsigana lagu celiyo  iyo in ay Dowladda soomaaliya dalka ka saarto Shirkadda SKA oo ay ku tilmaamayaan in ay qarash faro badan ku bixiyeen soodeenta Dilaaga Dilka u geystay Marxuumka Soomaaliyeed.

Ugu danbeentii carada shaqaalaha soomaaliyeed ee Shirkadda  ay ka qaadeen Dilka ninkaani Soomaaliyeed u geestay ninka Koonfur Afrikaan ah ayaa ka daran carada Bulshada Soomaaliyeed ay ka qabeen dilalka Muwaadiniinta Soomaaliyeed loogu geysanayay Gudaha dalka Koonfur Afrika, lamana qiyaasi karo Arimaha ka soo socda Bulshada Muqdisho oo haatan hadal heyntooda  ugu badan ay tahay Dilka loo geysanayo Muwaadiniintooda ku dhaqan Dalkaasi iyo dilka haatan ka dhacay Garoonka Muqdisho.
This one is old news shows how they treat the people with rudness to point they are telling the ministers to go back.

Wasiiru dowle iyo Sargaal ciidamada Somaliya katirsan oo garoonka Adan Cadde laga celiyey inay galaan
April 25, 2013 - Written by xayi - Edited byxayi

Sida ay baahisay Idaacad kutaalla Muqdisho duhurnimadii maanta waxaa shaqaalaha Shirkada SKA ee garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka howlgala ay hor istaag kusameeyeen Wasiir iyo Sargaal sare oo ciidamada katirsan dawlada.
Korneel Black ayaa sheegay in Shaqaalaha Shirkada SKA ay tuseenn Aqoonsiyadooda dawlada laakiin lagu yiri iska laabta walaw uusan sheegin magaca wasiiru dowlaha lala celiyey isaga maanta.
Korneelka oo sii hadlayey ayaa waxa uu sheegay in Saraakiisha Amisom ee kusugan Garoonka Adan Cadde Airport uu kaga andacooday arinta lagu sameeyey hayeeshee lagu yiri shaqadeena maahan inan SKA faro gishano.
Adan Cadde Airport oo ah garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa maamusha Shirkada SKA ee laga leeyahay Dalka South Africa waxaana inta badan dhaqaalaha iyo kala socodka garoonka ay gacanta ugu jirtaa Shirkadaasi.
Waa Sumcad Xumo in shaqsiyaad waddanka udhashay in Ajaanib marti ku ah dalka ka celiyaan waliba Xubnaha maanta laga hor istaagay inay garoonka galaan ay yihiin mas’uuliyiin katirsan dawlada Somaliya.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by FarhanYare »

sahal80 wrote:What a scandal!! The focking adoons are controlling the airport!! Ufff

Image
Dilkaani ayaa waxaa uu ka dhacay Gudaha Garoonka Diyaaaradaha ee Aadan Cabdulle, iyadoona ninka  dilkaasi loo geystay iyo Ninkaani koonfur Afrikaanka ah ee Dilka geystay ay ka wada tirsanaayeen Shaqaalaha Shirkada SKA ee Maamusha Garoonka Muqdisho.

Qaar ka mid ah shaqaalaha Shirkadda SKA ee garoonka Muqdisho oo ay la xiriirtay (_) ayaa sheegeen in  ninkaasi Soomaaliyeed  qaab ay ka wada caroodeen loo dilay, iyadoona ay tilmaameen in ninkaani Konfur Afrikaanka ah uu awood u adeegsaday dilka ninkaani Soomaaliga ah ee Geeriyooday, waxaa ayna tilmaameen in uu darbi madaxa kaga garaacayay ilaa uu ka geeriyoodo.Lama oga asbaabta uu u Dilay ninkaani Koonfur Afrikaanka ah marxuumkaasi muwaadinka ah ee Soomaaliyeed, balse Shaqaalaha Qaarkood ayaa sheegay in uu ahaa ninka Koonfur Afrikaanka ee dilka geestay madaxa ninka uu dilka u geystay ee Soomaaliyeed.

Arinka xiisada dhalisay ayaa ah ka dib markii ay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gacanta ku dhigeen Ninkii Geystay dilka xabsiggana loo taxaabay  ayaa maalintii shalay aheyd lagu dhex arkay gudaha garoonka Muqdisho ninkii dilka geystay oo wata Shaqadiisii,  taasoo dhalisay in ay ka caroodaan Shaqaalaha soomaaliyeed ee shirkadda SKA.

Shaqaalaha ayaa haatan Baaqyo kala duwan u kala diraya Hay’adaha Dowladda Soomaaliyeed, iyadoona ay ku kala baaqayaan in ninkaani dilka geystay la marsiiyo waajibkii xabsigana lagu celiyo  iyo in ay Dowladda soomaaliya dalka ka saarto Shirkadda SKA oo ay ku tilmaamayaan in ay qarash faro badan ku bixiyeen soodeenta Dilaaga Dilka u geystay Marxuumka Soomaaliyeed.

Ugu danbeentii carada shaqaalaha soomaaliyeed ee Shirkadda  ay ka qaadeen Dilka ninkaani Soomaaliyeed u geestay ninka Koonfur Afrikaan ah ayaa ka daran carada Bulshada Soomaaliyeed ay ka qabeen dilalka Muwaadiniinta Soomaaliyeed loogu geysanayay Gudaha dalka Koonfur Afrika, lamana qiyaasi karo Arimaha ka soo socda Bulshada Muqdisho oo haatan hadal heyntooda  ugu badan ay tahay Dilka loo geysanayo Muwaadiniintooda ku dhaqan Dalkaasi iyo dilka haatan ka dhacay Garoonka Muqdisho.
This one is old news shows how they treat the people with rudness to point they are telling the ministers to go back.

Wasiiru dowle iyo Sargaal ciidamada Somaliya katirsan oo garoonka Adan Cadde laga celiyey inay galaan
April 25, 2013 - Written by xayi - Edited byxayi

Sida ay baahisay Idaacad kutaalla Muqdisho duhurnimadii maanta waxaa shaqaalaha Shirkada SKA ee garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka howlgala ay hor istaag kusameeyeen Wasiir iyo Sargaal sare oo ciidamada katirsan dawlada.
Korneel Black ayaa sheegay in Shaqaalaha Shirkada SKA ay tuseenn Aqoonsiyadooda dawlada laakiin lagu yiri iska laabta walaw uusan sheegin magaca wasiiru dowlaha lala celiyey isaga maanta.
Korneelka oo sii hadlayey ayaa waxa uu sheegay in Saraakiisha Amisom ee kusugan Garoonka Adan Cadde Airport uu kaga andacooday arinta lagu sameeyey hayeeshee lagu yiri shaqadeena maahan inan SKA faro gishano.
Adan Cadde Airport oo ah garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa maamusha Shirkada SKA ee laga leeyahay Dalka South Africa waxaana inta badan dhaqaalaha iyo kala socodka garoonka ay gacanta ugu jirtaa Shirkadaasi.
Waa Sumcad Xumo in shaqsiyaad waddanka udhashay in Ajaanib marti ku ah dalka ka celiyaan waliba Xubnaha maanta laga hor istaagay inay garoonka galaan ay yihiin mas’uuliyiin katirsan dawlada Somaliya.
:lol: :lol: walahi somalis are being treated just like how they were treated in the apartheid era and to a certain degree at present. istaqfurullah for loughing but i couldn't help but notice how we became a play station 2 game for south africans :lol:
Last edited by FarhanYare on Tue Jun 04, 2013 7:06 am, edited 1 time in total.
User avatar
QaaliDumar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1466
Joined: Tue Oct 18, 2011 6:14 am
Location: Hal jazaa'ul ixsaani ilal ixsaan....

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by QaaliDumar »

sahal80 wrote: Wasiiru dowle iyo Sargaal ciidamada Somaliya katirsan oo garoonka Adan Cadde laga celiyey inay galaan
April 25, 2013 - Written by xayi - Edited byxayi

Sida ay baahisay Idaacad kutaalla Muqdisho duhurnimadii maanta waxaa shaqaalaha Shirkada SKA ee garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka howlgala ay hor istaag kusameeyeen Wasiir iyo Sargaal sare oo ciidamada katirsan dawlada.
Korneel Black ayaa sheegay in Shaqaalaha Shirkada SKA ay tuseenn Aqoonsiyadooda dawlada laakiin lagu yiri iska laabta walaw uusan sheegin magaca wasiiru dowlaha lala celiyey isaga maanta.
Korneelka oo sii hadlayey ayaa waxa uu sheegay in Saraakiisha Amisom ee kusugan Garoonka Adan Cadde Airport uu kaga andacooday arinta lagu sameeyey hayeeshee lagu yiri shaqadeena maahan inan SKA faro gishano.
Adan Cadde Airport oo ah garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa maamusha Shirkada SKA ee laga leeyahay Dalka South Africa waxaana inta badan dhaqaalaha iyo kala socodka garoonka ay gacanta ugu jirtaa Shirkadaasi.
Waa Sumcad Xumo in shaqsiyaad waddanka udhashay in Ajaanib marti ku ah dalka ka celiyaan waliba Xubnaha maanta laga hor istaagay inay garoonka galaan ay yihiin mas’uuliyiin katirsan dawlada Somaliya.

Lmao! Dad dhintay ayaanu nahay mar haddiiba dalkeena dhexdiisa sidi la doono nalagula dhaqmayo.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by sahal80 »

Zeliha wrote:

:up: WASIIRKII ayaa "amisom" uga dacwoonaya south africaka.
:snoop:
wiyeer
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 300
Joined: Tue Dec 18, 2012 7:23 am
Location: Burco

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by wiyeer »

waar meeshan ragba miyaanu joogin waxay kuleeyihiin qaar dawlada ka tirsanbaa gaal yaroo madoobi oo weliba haduu doona garac ahi ku yidhi garoonka muqdisho ma soo geli kartaan maantana nin cadaan ah ayaa miskiin yar oo xamaal ah dilay oo weli hadda shaqadiisi iska wata. sidan dowlad iyo shicibtoona ma jiraan ee nagadaaya. what an utter shame
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by LiquidHYDROGEN »

AUN for both Somalia and for the poor fellow that was murdered by an ajnabi dog in his own country.

I hope you hutus and dooros are happy with your legacy.
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by quark »

AUN

:snoop:
Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by Kafkaesque »

:wow: Another day in Mogadishu, AUN.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by abdisamad3 »

quark wrote:AUN

:snoop:
Hutu on Hutu violence.

AUN.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by abdisamad3 »

Zeliha wrote:
sahal80 wrote: Wasiiru dowle iyo Sargaal ciidamada Somaliya katirsan oo garoonka Adan Cadde laga celiyey inay galaan
April 25, 2013 - Written by xayi - Edited byxayi

Sida ay baahisay Idaacad kutaalla Muqdisho duhurnimadii maanta waxaa shaqaalaha Shirkada SKA ee garoonka Diyaaradaha Muqdisho ka howlgala ay hor istaag kusameeyeen Wasiir iyo Sargaal sare oo ciidamada katirsan dawlada.
Korneel Black ayaa sheegay in Shaqaalaha Shirkada SKA ay tuseenn Aqoonsiyadooda dawlada laakiin lagu yiri iska laabta walaw uusan sheegin magaca wasiiru dowlaha lala celiyey isaga maanta.
Korneelka oo sii hadlayey ayaa waxa uu sheegay in Saraakiisha Amisom ee kusugan Garoonka Adan Cadde Airport uu kaga andacooday arinta lagu sameeyey hayeeshee lagu yiri shaqadeena maahan inan SKA faro gishano.
Adan Cadde Airport oo ah garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa maamusha Shirkada SKA ee laga leeyahay Dalka South Africa waxaana inta badan dhaqaalaha iyo kala socodka garoonka ay gacanta ugu jirtaa Shirkadaasi.
Waa Sumcad Xumo in shaqsiyaad waddanka udhashay in Ajaanib marti ku ah dalka ka celiyaan waliba Xubnaha maanta laga hor istaagay inay garoonka galaan ay yihiin mas’uuliyiin katirsan dawlada Somaliya.

Lmao! Dad dhintay ayaanu nahay mar haddiiba dalkeena dhexdiisa sidi la doono nalagula dhaqmayo.
Muqdisho ma ahan dalkeena walaal .. Remember a while back some white south-African trainer who slapped a Puntlander? well he was sent back to SA in a body bag.
Colonel
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6708
Joined: Wed Jul 20, 2011 5:00 pm

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by Colonel »

abdisamad3 wrote: Remember a while back some white south-African trainer who slapped a Puntlander? well he was sent back to SA in a body bag.
:blessed:
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by Marques »

This abdsamad guy ma anaguu nagu dayaya...waraa hadaad cid bodybag wax ku tuuraysid maxaa iska celin weyse kii madaxweynahaaga dharbaaxshe :lol: balaayo qaab daran
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: SA kills somali inside mogadisho, SAs manage the airport

Post by abdisamad3 »

Somaliman_50 wrote:This abdsamad guy ma anaguu nagu dayaya...waraa hadaad cid bodybag wax ku tuuraysid maxaa iska celin weyse kii madaxweynahaaga dharbaaxshe :lol: balaayo qaab daran
bullshit.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”