Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka Mid A
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka Mid A
Ciidamadda jabhadda raaskambooni ka tirsan ayaa la sheegayaa inay xaafad ka mid ah magaalada kismaayo dhigteen dhawr isbaaro,waxaana la xaqiijinaya in ciidamadaasi ay sheegeen inaysan wax mushahar ah qaadan mudooyinkii u dambeeyey,ciidamadan ayaa dhawr meelood oo ka mid ah xaafadda VIA AFMADOW dhigtey dhawr jidgooyo isla markaasna diiday inay gaadiidka xaafadda ku socdaa galaan.
Horjoogashaa ciidamadan ayaa ku doodaya inaysan wax mushahar ah ka qaadan jabhadda raskambooni oo ay ka tirsanayeen muddo dhawr bilood ah isla markaasna dhaqaalaha ka soo baxa dekadda ay ku takri falan ciidamada dawlada kiiniya,waxaana ay sheegeen inaysan aqbaleyn inay wadooyinkaasi furaan ilaa mushaharkooda la siiyo.
Dhinaca kale saraakiisha ciidamada dawlada federaalka ah ee ku sugan magaalada Kismaayo gaar ahaan Warshadii hilibka ayaa digniin u direy ciidamadaasi isla markaasna ugu hanjabay hadii halkaasi qoraxdu ugu dhacdo inay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadayaan isla markaasna ay amaanka magaalada khalkhal ku tahay isbaaro la dhigto wadooyinka shacabku adeegsanayaan.
Saraakisha ciidamada dawlada ayaa sheegey inaysan u dul qaadan doonin in Ciidamo ka tirsan Jahbadda Raaskambooni ay isbaaro dhigtaan gudaha magaalada kismaayo iyagoo sheegey inay ciidamadda dawladu amaanka magaalada Kismaayo xil iska saareen sugistiisa,waxaana ay ugu baaqeen inay ka tagaan isbaarooyinkaasi isla markaasna ku laabtaan dhinaca garoonka kismaayo oo ay ka yimaadeen lana degan yihiin ciidamada kiiniya.
Talaabadan ayaa imaanaysa xilli maalmihi la soo dhaafay isgaarsiinta magaalada kismaayo gaar ahan mobiladu hawada ka maqnayeen isla markaasna ay dhibaato shacabka ka haysatay. Waxaana talaabadan maanta ee ah gadoodka ciidamadaasi sameeyeen saameyn ku yeelatey gaadiidka dadweynaha ee xaafadaasi gala,taasi oo cabasho shacabku ka muujiyeen.
Ugu dambeyntii waxa gadoodkani imaanayaa xilli Horjoogaha Raskambooni uu magaalada kismaayo maanta ka dhoofey isagoo u duuley dalka kiiniya oo dacwad ay uga furan tahay taasi oo ah inuu ku lug lahaa dooni hub siday oo Yemen ka xiratey. Dhinaca kale lama oga hadii ciidamadaasi meesha sii joogaan in ciidamada dawladu talaabo ka qaadayaan iyo in kale.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
Did you flip again? 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
just reporting news. those who claim muqdisho only has mooryans should not forget themselves.
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
Moryaans.
Grandpakhalif, I stumbled upon illegal checkpoints in kilinka shanaad a few years ago and we were forced to pay money leaving and coming. I never understood why people always claim only Muqdisho is guilty of this. I guess they are just easy targets.

- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
^ isn't you the person who said that you were born in moqdishu and the first isbaaro you have seen was in kililka shanaad?
tell us about it

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
isbaaro is universal somali method of earning income. we cannot blame only HAG clan for employing it.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
grandpakhafiif.
Waad ka dhacsantahay dunida sxb, waayo meel la marayo iyo meelkale toona war kama haysid.
wax raskambooni la yidhaahdo horta ma jiraan e waa ciidanka Dawlad-goboleedaka Jubbaland magacu. wax isbaaro ah oo ay dhigteena ma jirto.

I was born in Texas. Not Muqdisho.MarsinQorahay wrote:^ isn't you the person who said that you were born in moqdishu and the first isbaaro you have seen was in kililka shanaad?tell us about it
Marshin, you are a big big moryaan. Stop setting up isbaaro and demanding money from the female nomads

-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
xalbaroordiiq123,
adiga warsangeli ba tahay maxa ka galay arrimaha kismaayo, orod badhan iyo laasqoray ku mashquul.
adiga warsangeli ba tahay maxa ka galay arrimaha kismaayo, orod badhan iyo laasqoray ku mashquul.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
grandpakhafiif.
Waad khafiiftay oo khurafaadkan aad wado baad ku khafiifte maad khayr ka shaqaysid oo khurafaadka iska dhaaftid.
Warsan, dhulos iyo wixii dawlada jubaland doonayaba waan ahay.
Jubaland of Somaliya

Warsangeli are Harti ofcourse they have say in Kismaayo. 

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3328
- Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
- Location: Hawd bartu geela ka daaqo.
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
ninkaan wa nin harti ah oo kismayo ayu kaaga horeeyey ee ka xishood, haduu hadalkaa aad tiraahday u sax yahay orod dhusomareeb iyo galgaduud ku mashquul.grandpakhalif wrote:xalbaroordiiq123,
adiga warsangeli ba tahay maxa ka galay arrimaha kismaayo, orod badhan iyo laasqoray ku mashquul.
Tatium or whatever your name is, what was the name of the place you was in?
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Jabhadda Raaskambooni Oo Isbaarooyin Dhigtey Xaafad Ka M
xalbaroordiiq123,
aniga jubbaland state waan tageersanahay, laakin jabhad raskambooni wan in hubka laga qaato, wa in la dhiso JDF o qabiilkaasta ku degan JL ku siman. warsangeli qaar ka mid ah cawrmale ba degan jubbaland laakin wa yaryahin.

garoweboy wrote:Warsangeli are Harti ofcourse they have say in Kismaayo.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 640 Views
-
Last post by Cunaaye25
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 0 Replies
- 258 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 563 Views
-
Last post by sahal80
-
- 30 Replies
- 1134 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 0 Replies
- 382 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 1 Replies
- 377 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 18 Replies
- 1143 Views
-
Last post by Hyperactive
-
- 15 Replies
- 2180 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW