BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Moderator: Moderators
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
AHMED MADOOBE TROOPS TRY TO ARREST CAWRMALE LEADER BEESHA CWRMALE KARBAASH RASKAMBOONI
Kismaayo(AGGM) Wararka hadda laga helayo gudaha magaalada kismaayo ayaa shaacinaya in dagaal culus hadda ka socdo gudaha magaalada kismaayo dagaalkaas oo u dhexeya ciidamada Daacada u ah Nin Lagu magacaabo Xasan Baasto oo madaxweyne dhawaan sheegtey iyo ciidamada Jabhadda Raaskambooni ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe,waxaana dagaalkaasi yahay mid si xoogan u socda.
Ciidamada Jabhadda Raaskambooni ayaa la sheegey inay weerar ku qaadeen guri uu deganaa Xasan Baasto waxaana la sheegay in dagaal culus halkaasi ka qarxay kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo labada dhinac soo kala gaarey,waxaana la sheegey in ciidamadii weerarka soo qaadey ee Raaskambooni dib loo riixay isla markaasna laga qabsadey gaari nooca dagaalka ah.
Xabadda ayaa la sheegayaa inay ku faaftey qaybo ka mid ah magaalada kismaayo waxaana dagaalkaasi hadda u muuqda mid sii qaboobaya waxaana wararku sheegayaan in labada dhinac isa soo gaarsiiyeen dhimasho iyo dhawac labada dhinac soo kala gaaray iyo dad shacab ah.
Xaalada magaalada ayaa ah mid kacsan waxaana lagu wadaa in labada dhinac ee dagaalamay mar dhaw saxafada la hadlaan inkastoo dagaalku hadda ka socdo qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada Kismaayo,waxaana la sheegayaa in dhaawacyada dagaalkaasi ku waxyeeloobay loo qaadey isbitaalka weyn ee magaalada kismaayo.
Ugu dambeyntii khasaaraha labada dhinac ayaa la sheegaya inuu gaarayo 5 askari oo dhimasho ah iyo hal gaadiid dagaal ah oo laga qabsaday dhinac Axmed madoobe,waxaana la sheegayaa in gaarigaasi hadda ay gacanta ku hayan kooxda la sheegey inay tageersan tahay Xasan Basto oo sheegtey inuu madaxweyne Yahay.
Wararka ka soo kordha dagaalkaas kala soco Allgalgaduud

oldenglish
- SomaliNet Super

- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Kismaayo will rise as these Zoomali attack as we will dismantle them 
Kismayo is Maakhir and its majority will rise up fuck Zomalia fuck JVA aka Ceyr bitches. Will see who is the real super power of Kismayo.
We don't need your bootleg seats majority rules and Warsangeli has the numbers

- Thuganomics
- Posts: 14075
- Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
- Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
What do they mean Cawr-male,does that mean they are free to go around naked 
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
If i am not wrong, i think it means Cawro Maleh as in Wax Xun Oo Laga Sheegaa Malahan.Thuganomics wrote:What do they mean Cawr-male,does that mean they are free to go around naked
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Mujahideenta Cawmale will be victorious 
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Faah-Faahin ku Saabsan Dagaal ka soconaya Magaalada Kismaayo
Print here| By: allgedo.com: Friday, June 7, 2013 // u Jawaab
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in uu halkaasi ka qarxay dagaal u dhaxeeya ciidamo taabacsan Axmed Madoobe oo kamid ah madaxweynayaal Jubaland ay yeelatay Kismaayana kuwada sugan iyo maleeshiyaad kale oo loo maleynayo in ay ka amar qaataan mid kamid ah madaxweynayaasha Jubaland ee Kismaayo ku sugan.
Wararka ayaa intaasi ku daray in dagaalka uu ka dambeeyay kadib markii mid kamid ah madaxweynayaasha iskood is magacaabay ee Jubaland uu doonayay in uu kulan la yeesho wasiirka gaashaandhiga Xukuumadda C/Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo mudooyinkii dambe ku sugnaa Kismaayo, ayadoona la tilmaamay in kulankaasi ay is hor istaag ku sameeyeen maleeshiyo taabacsan Axmed Madoobe kadibna ay dagaal qaraar isaga hor yimaadeen labada dhinac.
Dagaalka oo la sheegayo weli in uu ka socdo meel magaalada ka yara durugsan magaalada Kismaayo ayaanan weli la ogeyn khasaaraha ka dhashay, ayadoona saameyntiisa magaalada laga dareemayo oo la maqlayo rasaasta labada dhinac ay isku weedaarsanayaan.
Aden Xasan/Kismaayo-Somaliya
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Hutubitch your terrorist ilks are looked down upon my all Maakhiri sub groups Carmaale hate Xarwaaya and their side kicks Kismayo is Warsangeliland. Fuck Zoomali the sleeping dragons will dominate.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Cawrmale is Wasakhgali.... wtf kkkk
Shame on bigfoot. No wonder they are weak
Shame on bigfoot. No wonder they are weak
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Dagaalkii oo dib u qarxay una muuqda in kooxo kale kusoo biireen.
Barre Hiiraale wali geesna muusan taageerin oo ciidankiisa heegan bey ku jiraan.
http://allgalgaduud.com/?p=10033
Barre Hiiraale wali geesna muusan taageerin oo ciidankiisa heegan bey ku jiraan.
http://allgalgaduud.com/?p=10033
-
oldenglish
- SomaliNet Super

- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Warsangeli vs Zoomalia that's a it is fuck your government and your clan fiefdoms we are a kingdom and a nation.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Habargidir, abgaal, murusade, sheikhaal and gaaljecel are eager to join this war. We cant wait to crush traitors raskibakis with our bare hands.
The somali people warned many times kenyan stooges.
The somali people warned many times kenyan stooges.
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
Is Axmed Madoobe that weak, He cannot disarm and disband a group like this without Kenya?
- Mondey
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4427
- Joined: Fri Jun 17, 2011 9:44 pm
- Location: We'll resist and fight again, Strangers, thats's how freemen feel in a world of slaves.
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
ninka Ahmed Madoobe waa inu fawdada joojiya.
arinta Jubaland si aad u xun ayaa loo handle gareeyay.
arinta Jubaland si aad u xun ayaa loo handle gareeyay.
Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
So much BS and hate in this thread

Re: BEESHA CAWRMALE ATTACKS AHMED MADOOBE TROOPS IN KISMAYO
shame on you. you are supporting killings, sick people.
do you know the killers and those who support are equal.
even by a word.
سُوۡرَةُ بنیٓ اسرآئیل / الإسرَاء
وَلَا تَقۡتُلُواْ ٱلنَّفۡسَ ٱلَّتِى حَرَّمَ ٱللَّهُ إِلَّا بِٱلۡحَقِّۗ وَمَن قُتِلَ مَظۡلُومً۬ا فَقَدۡ جَعَلۡنَا لِوَلِيِّهِۦ سُلۡطَـٰنً۬ا فَلَا يُسۡرِف فِّى ٱلۡقَتۡلِۖ إِنَّهُ ۥ كَانَ مَنصُورً۬ا (٣٣)
سُوۡرَةُ النِّسَاء
وَمَن يَقۡتُلۡ مُؤۡمِنً۬ا مُّتَعَمِّدً۬ا فَجَزَآؤُهُ ۥ جَهَنَّمُ خَـٰلِدً۬ا فِيہَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيۡهِ وَلَعَنَهُ ۥ وَأَعَدَّ لَهُ ۥ عَذَابًا عَظِيمً۬ا (٩٣)
Bukhari :: Book 8 :: Volume 73 :: Hadith 70
Narrated 'Abdullah:
Allah's Apostle said, "Abusing a Muslim is Fusuq (i.e., an evil-doing), and killing him is Kufr (disbelief).

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 952 Views
-
Last post by SomaliDefenceCouncil
-
- 13 Replies
- 2006 Views
-
Last post by Django
-
- 2 Replies
- 364 Views
-
Last post by bashe19
-
- 15 Replies
- 2944 Views
-
Last post by Phinks
-
- 5 Replies
- 2100 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 12 Replies
- 2765 Views
-
Last post by The_Patriot