New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by GIJaamac »

DAAWO SAWIRADA: Beer lagu Xanaaneeyo Digaaga oo Markii ugu horeysey laga Hirgeliyey Muqdisho

Anagoo ka kooban Koox Wariyayaal ah ayaa waxaa u Dhaqaaqney si aan u soo eegno islamarkaana uga Diyaarino War Xarun lagu Xanaaneeyo Digaaga oo lagu Magacaabo (Al-Naciim Poultry Farm) oo ku Taal Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho
Xaruntaas lagu Kobciyo Digaag si Hilib ahaan loogu Iibiya Dalka ayaa inta aan gaarin waxaa sii marney Warshad yar oo lagu Farsameeyo Calaf ay Cunaan Digaaga iyo Weliba Qaboojiyayaasha lagu Keydiyo Hilibka Digaaga iyo Daawaayinka lagula Tacaalo waxaana halkaas warbixin kaga Dhageysan Dr Maxamed Xasan Buube oo ah Dhaqtar si aad ah ugu Takhasusey Caafimaadka Digaaga isagoo sheegey in Digaaga ay Bilaabeen in ay Hilib ahaan u Diyaariyaan uu aad uga Duwan yahay kuwa Dibada laga keeno mar ay timaado dhinaca Dhadhan, Minaralka iyo Nafada, isagoo sheegey Midka ay halkaan ku Beereen uu yahay mid lagu heleyo si Deg Deg isaga Cusub (Fresh).
Dr Maxamed Maxamed Xasan Buube waxaa uu sheegey in Digaagaa halkaa lagu Xanaaneeyo uu yahay mid Hilib ahaan loo isticmaalo oo ah Kan Cad , waxaa kale uu sheegey in Digaaga uu maro Heerar kala duwan laga soo Bilaabo Warshada Diirimaadka siineysa oo ah mid Muddo kooban ku Fiiqda Digaag ay u dhan yihiin wax waliba uuna sii maro meelo kala duwan ilaa laga gaaro in Hilb ahaan loo isticmaalo.
Beerta Digaaga ee Al-Naciim Waxaa lagu Bilaabey ilaa Shan Kun oo Digaagah taasoo loogu Talagaley in Dadka Soomaaliyeed ay Hilib ahaan u Cunaan ,waxayna noo sheegeen Masuuliyiinta Mashruucaas in Dalka Soomaaliya uu yahay Dalalka ugu Horeeya in Lagu Xanaaneeyo Digaaga waayo waxaa uu sheegeen in Dalka uu leeyahay Cimilo Wanaagasan oo saamaxeysa in Digaaga uu si wanaagsan ugu Koro uguna Kobco .
Markii aan gaarney Halka Rasmiga ahayd ee lagu Xanaaneeyo Digaagaas ee Degmada Hilwaa waxaana halkaas aan ugu tagney laba Hool oo aad u waaweyn oo loogu Talagaley in lagu Xanaaneeyo Digaaga waxaana halkaa kula Kulaney Mudane Diiriye Maxamed Nuur oo ka mid ah Qurba Joogta Soomaaliyeed oo Dalka u yimid in Maalgashadaa, waxaana uu sheegey in Muddo dheer uu Daraasad ku sameeynayey qaabka ugu Haboon ee Hilibka Digaag looga Ganacsan karo ka dib markii uu arkey in dalka la keeno Hilib Digaag oo la soo Dhoofiyey wadamo aad uga Fog Soomaaliya kaasoo uu ku baxo Kharash aad u fara badan .
“Waxaan Beertaan lagu Xanaaneeyo Digaaga u sameyney in aan Dadka Soomaaliyeed ka iibino Hilib Cusub oo (Fresh) si looga maarmo kan Dibada laga keenyo”ayuu yiri Diiriye oo Intaa raaciyey “ Digaaga aan Xanaaneyno ama halkaan aan ku Beerno waxaa Kontoroola Dhaqaatiir Dhinaca Digaaga ku Takhasustey kuwaa oo la soconayo Caafimaadkooda”
Al-Naciim Poultry Farm waa Mashuucii ugu Horeeyey ee laga Hirgeliyo Dalka iyadoo Mashuucaan loogu talagaley in lagu Daboolo Baahida Dhinaca Hilibka Digaaga ee ka jirta dalka Soomaaliya waxaana la filiyaa in Mashruucaan Digaaga lagu Fidiyo Guud ahaan Dalka

http://www.nabadbile.com/2013/06/06/daa ... -muqdisho/
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by GIJaamac »

Al-naciim poultry farm :eat:

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by zingii »

Hens and their chicks with no roosterS in sight.

This tells me one thing and one thing only.

WAA WADA GAROOB CARUURTII LOOGA WADA TAGAY. :shock:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by zingii »

xiinow wrote:DAAWO SAWIRADA: Beer lagu Xanaaneeyo Digaaga oo Markii ugu horeysey laga Hirgeliyey Muqdisho

Anagoo ka kooban Koox Wariyayaal ah ayaa waxaa u Dhaqaaqney si aan u soo eegno islamarkaana uga Diyaarino War Xarun lagu Xanaaneeyo Digaaga oo lagu Magacaabo (Al-Naciim Poultry Farm) oo ku Taal Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho
Xaruntaas lagu Kobciyo Digaag si Hilib ahaan loogu Iibiya Dalka ayaa inta aan gaarin waxaa sii marney Warshad yar oo lagu Farsameeyo Calaf ay Cunaan Digaaga iyo Weliba Qaboojiyayaasha lagu Keydiyo Hilibka Digaaga iyo Daawaayinka lagula Tacaalo waxaana halkaas warbixin kaga Dhageysan Dr Maxamed Xasan Buube oo ah Dhaqtar si aad ah ugu Takhasusey Caafimaadka Digaaga :| :| :| isagoo sheegey in Digaaga ay Bilaabeen in ay Hilib ahaan u Diyaariyaan uu aad uga Duwan yahay kuwa Dibada laga keeno mar ay timaado dhinaca Dhadhan, Minaralka iyo Nafada, isagoo sheegey Midka ay halkaan ku Beereen uu yahay mid lagu heleyo si Deg Deg isaga Cusub (Fresh).
Dr Maxamed Maxamed Xasan Buube waxaa uu sheegey in Digaagaa halkaa lagu Xanaaneeyo uu yahay mid Hilib ahaan loo isticmaalo oo ah Kan Cad , waxaa kale uu sheegey in Digaaga uu maro Heerar kala duwan laga soo Bilaabo Warshada Diirimaadka siineysa oo ah mid Muddo kooban ku Fiiqda Digaag ay u dhan yihiin wax waliba uuna sii maro meelo kala duwan ilaa laga gaaro in Hilb ahaan loo isticmaalo.
Beerta Digaaga ee Al-Naciim Waxaa lagu Bilaabey ilaa Shan Kun oo Digaagah taasoo loogu Talagaley in Dadka Soomaaliyeed ay Hilib ahaan u Cunaan ,waxayna noo sheegeen Masuuliyiinta Mashruucaas in Dalka Soomaaliya uu yahay Dalalka ugu Horeeya in Lagu Xanaaneeyo Digaaga waayo waxaa uu sheegeen in Dalka uu leeyahay Cimilo Wanaagasan oo saamaxeysa in Digaaga uu si wanaagsan ugu Koro uguna Kobco .
Markii aan gaarney Halka Rasmiga ahayd ee lagu Xanaaneeyo Digaagaas ee Degmada Hilwaa waxaana halkaas aan ugu tagney laba Hool oo aad u waaweyn oo loogu Talagaley in lagu Xanaaneeyo Digaaga waxaana halkaa kula Kulaney Mudane Diiriye Maxamed Nuur oo ka mid ah Qurba Joogta Soomaaliyeed oo Dalka u yimid in Maalgashadaa, waxaana uu sheegey in Muddo dheer uu Daraasad ku sameeynayey qaabka ugu Haboon ee Hilibka Digaag looga Ganacsan karo ka dib markii uu arkey in dalka la keeno Hilib Digaag oo la soo Dhoofiyey wadamo aad uga Fog Soomaaliya kaasoo uu ku baxo Kharash aad u fara badan .
“Waxaan Beertaan lagu Xanaaneeyo Digaaga u sameyney in aan Dadka Soomaaliyeed ka iibino Hilib Cusub oo (Fresh) si looga maarmo kan Dibada laga keenyo”ayuu yiri Diiriye oo Intaa raaciyey “ Digaaga aan Xanaaneyno ama halkaan aan ku Beerno waxaa Kontoroola Dhaqaatiir Dhinaca Digaaga ku Takhasustey kuwaa oo la soconayo Caafimaadkooda”
Al-Naciim Poultry Farm waa Mashuucii ugu Horeeyey ee laga Hirgeliyo Dalka iyadoo Mashuucaan loogu talagaley in lagu Daboolo Baahida Dhinaca Hilibka Digaaga ee ka jirta dalka Soomaaliya waxaana la filiyaa in Mashruucaan Digaaga lagu Fidiyo Guud ahaan Dalka

http://www.nabadbile.com/2013/06/06/daa ... -muqdisho/
InoCabdi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1620
Joined: Sat Jan 12, 2013 5:52 am
Location: #screwschool

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by InoCabdi »

they're locked indoors.
how is that supposed to be good.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by Rabshoole »

:up: :som:
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by Daff »

:blessed: :som:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by AbdiWahab252 »

God bless them ! This is a very difficult business. One chicken gets sick and they all die. The chicks are NOT native but from Kenya which means they don't have local resistance to diseases. Just a slight change in weather or illness and they will all perish.
Anarchist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 855
Joined: Sun Mar 18, 2012 12:12 am
Location: Learn from yesterday, live for today, hope for tomorrow!

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by Anarchist »

Whatever happened to breeding local hens instead of importing chickens? Look at how cramped they are and all the filth.

They're better off investing in local hens, then letting them roam freely while feeding on grains and not feeds as they seem to be doing.
Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by Osob101 »

Anarchist wrote:Whatever happened to breeding local hens instead of importing chickens? Look at how cramped they are and all the filth.

They're better off investing in local hens, then letting them roam freely while feeding on grains and not feeds as they seem to be doing.
Its a bad business choice anyways. People in Xamar are not very fond of chickens and it doesn't sell we'll unlike it does in other countries. Today in Xamar people have become obsessed with sea food, something which we should have been eating centuries since we have a very long coast. Chicken is dirt cheap and yet doesn't sell we'll :lol:
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by TheblueNwhite »

This little shindig will be out of business soon. Who eats chicken here? :lol:

It's all about fish in Xamar.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by AbdiWahab252 »

Anarchist,

Saxiib, chicken is expensive in Xamar, We are talking about $4 to $6 for a bird. Go to places like Galkacyo and one egg can set you back 40 cents. Most of the eggs consumed in Puntland, Somaliland, and Galmudug are imported from Yemen. I had an uncle who earned more money from his hens than his goats, sheeps and camel.

I raised chickens before and they are a lot of work. You need to be very diligent but the profits are high. Do you know that those Kenyan chicks are ready for slaughter in less than 6 weeks. You can make a margin of $2 to $3 per bird. Multiply that by an average flock of 500 birds, a cool $1500 for six weeks work. Those are the broilers.

The risks are quite high. One illness and the entire flock can perish. You need to be precise with your feeding schedule, water, cleaning and constant monitoring of the flock.
Marques
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5840
Joined: Tue Apr 01, 2008 4:30 pm

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by Marques »

TheblueNwhite wrote:This little shindig will be out of business soon. Who eats chicken here? :lol:

It's all about fish in Xamar.
:notsure: Trip home might have to get cancelled next year...no fish for me thank you..
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by TheblueNwhite »

There's always camel meat if fish is not for you.
Hilib ari is eaten when there is sab mostly.
Osob101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1986
Joined: Sat Feb 04, 2012 1:47 pm

Re: New poultry farm opened in Muqdisho (pics)

Post by Osob101 »

AbdiWahab252 wrote:Anarchist,

Saxiib, chicken is expensive in Xamar, We are talking about $4 to $6 for a bird. Go to places like Galkacyo and one egg can set you back 40 cents. Most of the eggs consumed in Puntland, Somaliland, and Galmudug are imported from Yemen. I had an uncle who earned more money from his hens than his goats, sheeps and camel.

I raised chickens before and they are a lot of work. You need to be very diligent but the profits are high. Do you know that those Kenyan chicks are ready for slaughter in less than 6 weeks. You can make a margin of $2 to $3 per bird. Multiply that by an average flock of 500 birds, a cool $1500 for six weeks work. Those are the broilers.

The risks are quite high. One illness and the entire flock can perish. You need to be precise with your feeding schedule, water, cleaning and constant monitoring of the flock.

Arooye chicken is not expensive in Xamar and no one even bothers eating it. Maybe up north they love eating it but today in Xamar rich or poor are consuming Sea food more than any other meat unless you have a Sab :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Banaadir”