He accuses the govt of being behind the attacks today in which a somali group resisted against the aggression from the Fufu's Dogs that came from Gaarisa.
The Gaarisans though that they can spread their pro-Gumaysi message in the jubbo regions without popular resistance. A though that they will regret because right now all somalis hate them and they will never allow Jubba region to be turned into second Ogadenia, a place that has submitted to their masters.
We will never allow them to make swahili the official language in jubba fertile region and neither will the Kenyan Flag fly high over Kismaayo.
Death is better than humiliation.
Axmed Maxamed Islaam “Modoobe” oo kulan wareed ku qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, ayaa kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku adaan dagaalada ka dhacay magaalada Kismaayo iyo xiriirka maamulka Jubbaland kala dhaxeeya dowlada Federaalka Soomaaliya.
Axmed Madoobe ayaa dagaalada ka dhacay Kismaayo waxaa uu ku eedeyay in ay ka dambeeyso dowlada federaalka Soomaaliya, gaar ahaan sida uu hadalka udhigay wasiirka gaashaandhiga Cabdi Xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi.
“dagaaladii ka dhacay Kismaayo waxaa soo qaaday ciidamo qabiileed ay soo abaabushay dowlada iyo Al Shabaab oo iyana aan tuhmayo in dagalaada ay soo galeen,waxaan jabinay dhamaan kooxahii nala dagaalamayay”sidaas waxaa yiri Axmed Madoobe.
Shiikh Axmed ayaa sheegay in maamulkiisa uu yahay kan xaqda ah ee ka jira Kismaayo, ayna gacan adag iyo hub ka dhigis ku sameyn doonaan dhamaan madaxweynayaasha kale ee sheegay in loo doortay maamulka Jubooyinka.
Axmed Madoobe ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in uu tanaasulaad ka sameyn doono sheegashadiisa madaxweynaha Jubbaland.
Waxaa uu sidookale sheegay in madaxweyne Xasan shiikh oo ay ku kulmeen Nairobi, ka wada hadleen arrimo badan oo ay ugu horeyso arrinta Jubbaland ayna isku raaceen in khilaafaadka lagu xaliyo shirka lagu wado in uu Muqdisho ka dhaco dhawaan.
Hadalkan Axmed Madoobe ayaa kusoo beegmaya xilli dagaalo dad ay ku dhinteen kuwoo kalana ay ku dhawacmeen ay kasoconayaan magaalada Kismaayo, iyadoona dowlada Soomaaliya ay cambaareysay dagaaladaasi.
W/Q: Maxamed Cisman Cumar “Xabiib”
Nairobi,Kenya
FufuSlave Madoobe declares Hiraale & Govt all-out war
Moderator: Moderators
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
FufuSlave Madoobe declares Hiraale & Govt all-out war
Last edited by AhlulbaytSoldier on Sat Jun 08, 2013 12:36 pm, edited 1 time in total.
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: FufuSlave Madoobe declares Hiraale & Govt all-out war
he is feeling the heat, without his fufu masters he would be long dead.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: FufuSlave Madoobe declares Hiraale & Govt all-out war
grandpakhalif wrote:he is feeling the heat, without his fufu masters he would be long dead.
Ya Mufti,
He wants his masters to disarm Hiraale looolkkkkk
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: FufuSlave Madoobe declares Hiraale & Govt all-out war
aint life just a bitch? 
-
MaliPirate
- Posts: 198
- Joined: Thu Dec 13, 2012 9:28 pm
- Location: Got cookies?
Re: FufuSlave Madoobe declares Hiraale & Govt all-out war
Kenyans aint gonna be there for ever. We will make sure raskibakis wont dominate the region. 
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: FufuSlave Madoobe declares Hiraale & Govt all-out war
As long as the Ugandans leave first we don`t give a f**k.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 1209 Views
-
Last post by Mustafee101
-
- 2 Replies
- 686 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 1 Replies
- 587 Views
-
Last post by original dervish
-
- 6 Replies
- 1096 Views
-
Last post by Amoore25
-
- 76 Replies
- 6693 Views
-
Last post by Nubis
-
- 2 Replies
- 1386 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 9 Replies
- 1758 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 5 Replies
- 774 Views
-
Last post by Shankaroon_614
-
- 21 Replies
- 3134 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE