bayquuni

Fahamka Diinta Islaamka

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

bayquuni

Post by Maandhow »

waa farxad weeyn u ah ardayda soomaaliyeed ee jecel barashada diinta in casharro badan video ahaan loo duubay, loonna duubi doono insha Allahu Tacalaa.
kitaabkaan waa kitaab kooban oo ka kooban one page waana albaabka ugu horeeya ee laga galo cilmiga xadiiska.

waxaa fiicnaan lahayd sheikh xooggaa hordhac ka bixiyo cilmigaan faa"iidadiisa iyo heererka uu soo maray.
Abukar20 haddii aad aragtid video similar ah please soo gudbi(jzk khr)

Return to “Islam - Understanding Islam”