The Real president of Jubba Region speaks for first time

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

The Real president of Jubba Region speaks for first time

Post by AhlulbaytSoldier »

Cabdi Xuseen Baaley oo sheegay in ay dadka jubooyinka u doorteen Madaxwayninimada Juba Valley State ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay dagaaladii dhiiga ay ku daateen oo maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay Magaalada Kismaayo.

Baaley oo la hadalayay warbaahinta ayaa sheegay in aysan jirin cid cid kale xoog ku maquunin karta, xalka jubooyinkana uu ku jira in talada loo daayo dadka ka soo jeeda jubooyinka iyo cidii ay doortaan, isagoo ugu baaqay dowladda Soomaaliya in wax ay ka qabato dhibaatooyinka ka jira deegaanada jubooyinka .

Cabdi Xuseen Baaley ayaa sidoo kale waxaa uu soo dhaweeyay shirka arimaha jubooyinka looga arinsanayo oo ay ku baaqaday dowladda Soomaaliya kaasi oo lagu wado in uu dhowaan ka dhaco magaalada Moqdisho.


Waxaa uu cadeeyay in uu diyaar u yahay garabkiisa in uu shirkaasi ka qayb galo, waxaana carabka ku adkeeyay in ay tahay dowladda Soomaaliya dowlad ay leeyihiin dhamaan shacabka Soomaliyeed, dhex dhexaadna ka noqon karta khilaaf kasta oo kadhaca Soomaalida dhaxdeeda.

Waxaa xusid mudan in uu Cabdi Xuseen Baaley oo ka soo jeeda beelaha dago Jubooyinka in uu qayb ka yahay ilaa iyo shan madaxwayna oo sheegay in ay ka taliyaan jubooyinka.

Si kastaba ha ahaatee dagaaladii dhowaan ka dhacay Kismaayo ayaa waxaa uu u dhaxeeyay Maleeshiyaad kala taabacsan Iftin Xasan Baasto iyo Axmed Madoobe oo labaduba look ala doortay Madaxweynaha Jubaland.


Mudane Baaley, i support you 100%. May your maamul succeed. :dj:

Image Madaxweyne Mudane Baaley of Juba Valley State.
GUUL JUBA VALLEY STATE :wow:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: The Real president of Jubba Region speaks for first time

Post by original dervish »

:lol: bring it on moryaans. :lol:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: The Real president of Jubba Region speaks for first time

Post by AhlulbaytSoldier »

MrKastuumo,
U are maamuldiid and nabaddiid.
We will not ask you anything regarding Jubba Region.
Go back to serve ur masters in Laascaanood :lol:
User avatar
Generale10
Posts: 34
Joined: Sun Mar 03, 2013 10:15 am

Re: The Real president of Jubba Region speaks for first time

Post by Generale10 »

I support all the Madaxweynayaasha except Peasant Fufu slave al murtid axmed madoobe :stylin: :som:


the government will appoint a new governor anyway :steviej:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”