I am a Somali Gabay Composer

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

I am a Somali Gabay Composer

Post by Sheikh Mustafa »

I used to think composing Gabay is a some kind of a unique talent which is only possessed by Few Individuals. Its actually an Art of practice, edit, and brain Storming. I composed a gabay in 2011 when I was sending my graduation DVD to my Mother back home. That was the first time I tried and It didn't take me long.

it actually came together so Good. I said,

Marka hore Salaan diiranbaan hooyo soodiraye,
Marka xiga Tacliintaan waxbadan Dibad umeeraayay,
oo aan dadkii aan lahaa uga ahaa duurgal,
Digrigii aan qaataybaan duubkusooxiray,
Farxadii damaashaadka yaan hooyo soodiraye,
Kuildoogso roobkaa di'iyo damacya rayn raynta.


This is the first art I ever owned. I am thinking of composing a gabay about how I am growing Old in the West with No money to get married with and how Weddings are too expensive here. Will share with you in the future when I put something together. I only have the first line.

" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by HooBariiska »

:o :lol: :lol:
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Hodan94 »

Thats not bad for an amateur.
but let me tell u this. U aint no hadrawi.
misterioso
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 837
Joined: Thu Mar 07, 2013 6:22 am
Location: deactivated

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by misterioso »

Hodan94 wrote:U aint no hadrawi.
Hadrawi is overrated. His works aren't top notch.
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Vivacious »

Sheikh Mustafa wrote:I used to think composing Gabay is a some kind of a unique talent which is only possessed by Few Individuals. Its actually an Art of practice, edit, and brain Storming. I composed a gabay in 2011 when I was sending my graduation DVD to my Mother back home. That was the first time I tried and It didn't take me long.

it actually came together so Good. I said,

Marka hore Salaan diiranbaan hooyo soodiraye,
Marka xiga Tacliintaan waxbadan Dibad umeeraayay,
oo aan dadkii aan lahaa uga ahaa duurgal,
Digrigii aan qaataybaan duubkusooxiray,
Farxadii damaashaadka yaan hooyo soodiraye,
Kuildoogso roobkaa di'iyo damacya rayn raynta.


This is the first art I ever owned. I am thinking of composing a gabay about how I am growing Old in the West with No money to get married with and how Weddings are too expensive here. Will share with you in the future when I put something together. I only have the first line.

" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane.
I have nothing else to say except, waad i dhaantaa :lol:

Good work. :clap:
Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Maandhow »

Sheikh Mustafa wrote:I used to think composing Gabay is a some kind of a unique talent which is only possessed by Few Individuals. Its actually an Art of practice, edit, and brain Storming. I composed a gabay in 2011 when I was sending my graduation DVD to my Mother back home. That was the first time I tried and It didn't take me long.

it actually came together so Good. I said,

Marka hore Salaan diiranbaan hooyo soodiraye,
Marka xiga Tacliintaan waxbadan Dibad umeeraayay,
oo aan dadkii aan lahaa uga ahaa duurgal,
Digrigii aan qaataybaan duubkusooxiray,
Farxadii damaashaadka yaan hooyo soodiraye,
Kuildoogso roobkaa di'iyo damacya rayn raynta.


This is the first art I ever owned. I am thinking of composing a gabay about how I am growing Old in the West with No money to get married with and how Weddings are too expensive here. Will share with you in the future when I put something together. I only have the first line.

" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane
.
saaxiib intaan haddii aan kaa isticmaalo @copy right maa I qabanaayo?
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by kambuli »

WOW..

Muran haddaan la dooneyn, mu'alif baad tahaye
Mowjadaha baddoo kaliyoo, mahiigaan baad tahaye...
Micnihiisa gabay waadigaa , murtidiisa mariyee.... :up:
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Sheikh Mustafa »

Maandhow wrote:
Sheikh Mustafa wrote:I used to think composing Gabay is a some kind of a unique talent which is only possessed by Few Individuals. Its actually an Art of practice, edit, and brain Storming. I composed a gabay in 2011 when I was sending my graduation DVD to my Mother back home. That was the first time I tried and It didn't take me long.

it actually came together so Good. I said,

Marka hore Salaan diiranbaan hooyo soodiraye,
Marka xiga Tacliintaan waxbadan Dibad umeeraayay,
oo aan dadkii aan lahaa uga ahaa duurgal,
Digrigii aan qaataybaan duubkusooxiray,
Farxadii damaashaadka yaan hooyo soodiraye,
Kuildoogso roobkaa di'iyo damacya rayn raynta.


This is the first art I ever owned. I am thinking of composing a gabay about how I am growing Old in the West with No money to get married with and how Weddings are too expensive here. Will share with you in the future when I put something together. I only have the first line.

" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane
.
saaxiib intaan haddii aan kaa isticmaalo @copy right maa I qabanaayo?
Sxb hayga xadin dee. I would have to add few lines this weekend when I am at the other job.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19081
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by FarhanYare »

good job on the first one, but the second one needs some editing :up:
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Daff »

" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane
Jawaab

Nin gu'wayn baa tahoo bidaari gilgisha'e
Guriga aan dhaafinoo garan dantiisiiye
Gudin deynta lagu leeyahoo Geniba aan heysan
Gabar iyo Garoob toona Gaw kasiin karine
Gidaarada fadhiya sidii guulwade haraadsan
Guurna doonayoo Garwaaqsanin geyaankiisa

to be continued.....Laashin DafiyoMiriq :lol:
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Kukri »

After reading that crap (you call gabay) i want to stub you in the neck with a pencil.
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Vivacious »

DafIyoMiriq wrote:
" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane
Jawaab

Nin gu'wayn baa tahoo bidaari gilgisha'e
Guriga aan dhaafinoo garan dantiisiiye
Gudin deynta lagu leeyahoo Geniba aan heysan
Gabar iyo Garoob toona Gaw kasiin karine
Gidaarada fadhiya sidii guulwade haraadsan
Guurna doonayoo Garwaaqsanin geyaankiisa

to be continued.....Laashin DafiyoMiriq :lol:
:lol:

mean gabyaa!
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by zingii »

Sheikh Mustafa whrote:
" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane.
JAWAAB:

Gocashadu ma roona, gunnimo weyaane
Lagu gartaa garoobkiyo, duqayda gaboobaye
Guumeys ma dhaamaan, gabalku u dhacaye
Guurdoon hadaad tahay, gani lagu arage
Damac galay waayahan, gisiinkii daayaye
Gam'i waay habeenadan, hurdadii ka guurtaye
Gogosha la dagaala, mugdiga intuu gudbaye
Goori intey tahay, sacabada intaad godo
Guuloow ii gargaar, afkaaga ku gaabso.


yours truly "aftahan zingii" 8-)
User avatar
Daff
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2983
Joined: Wed Nov 09, 2011 2:25 am
Location: Xaga aad Ujeedaa Mala waa Xidigaheee Ninka Xoolo kaa dhacay Ka dacwee Xafiisyada

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Daff »

DeeqaDagan wrote:
DafIyoMiriq wrote:
" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane
Jawaab

Nin gu'wayn baa tahoo bidaari gilgisha'e
Guriga aan dhaafinoo garan dantiisiiye
Gudin deynta lagu leeyahoo Geniba aan heysan
Gabar iyo Garoob toona Gaw kasiin karine
Gidaarada fadhiya sidii guulwade haraadsan
Guurna doonayoo Garwaaqsanin geyaankiisa

to be continued.....Laashin DafiyoMiriq :lol:
:lol:

mean gabyaa!
DeeqaDegan
Sheikh Mustafa ha igu dirin :lol:

I Apologize Sheik Mustafa...
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: I am a Somali Gabay Composer

Post by Sheikh Mustafa »

zingii wrote:
Sheikh Mustafa whrote:
" Nin gu'wayn ayaan ahay oo aan guursan weligiise,"
Kumaan Geni ayuu marahayaah guurkii maantadae,
Goynwaynay gabar iyo garoob gebi ahaantoode,
Gabdheheenii soomaaliyeed way garasho beeleene,
ninkii guurxalaal doonta bey godin lafuulaane,
Kii Gaabsi rabo bay intaas Geesiga hayaane.
JAWAAB:

Gocashadu ma roona, gunnimo weyaane
Lagu gartaa garoobkiyo, duqayda gaboobaye
Guumeys ma dhaamaan, gabalku u dhacaye
Guurdoon hadaad tahay, gani lagu arage
Damac galay waayahan, gisiinkii daayaye
Gam'i waay habeenadan, hurdadii ka guurtaye
Gogosha la dagaala, mugdiga intuu gudbaye
Goori intey tahay, sacabada intaad godo
Guuloow ii gargaar, afkaaga ku gaabso.


yours truly "aftahan zingii" 8-)
I am going to work for 12hrs today and I will try to add more verses. It will be interesting markaas.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”