videogaan waxaa soo diyaariyey DR Maxamed xassan cusmaan oo wax ka dhiga jaamacada Al-Azhar, waxuuna u duubay si casri oo heer sara ah. waxaan raadin doonaa casharradaan oo dhammaystiran haddii xataa lacag ay noqoto waa isku daraynaa, sababtoo ah cilmiga adiga raadiya ee asaga kuma soo raadiyo.
kitaabkan uu akhrinaayo waa Alfiyatu Ibnu Maalik oo uu sharxay Ibnu Hishaam oo u dhashay dalka Masar.
Hadda kahorna waxaan soo geliyey Alfiyatu ibnu maalik oo uu sharxay Ibnu Caqeel oo u dhashay dalka Masar, laakiin videogaas nidaamka loo duubay aad uma fiicneen, waayo waxaa maanta oo dhan maqlaysa albaabka qofka soo gelaayo iyo qof kursiga jiidaayo.
Mugni Labiiib
Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods
Re: Mugni Labiiib
casharradaan inaba caadi ma aha halka saac waxuuba ku dhammaanaa adigoon cupka shaaha dhammaynin. please haddii u jiro qof ku xiran casharradaan isoo sheeg si aan u samayno aqoon iswaydaarsi.
casharka 2aad
casharka 3xaad
casharka 4raad
casharka 5naadh
cahsarka 6xaad
casharka 2aad
casharka 3xaad
casharka 4raad
casharka 5naadh
cahsarka 6xaad
Re: Mugni Labiiib
video number 1 waxaan ka faaiiday wax aan weligeey ogeeyn. sheikh markuu maraayey tanwiinta wuxuu dhahay [ فَلَا تَقُل لَّهُمَا أُفٍّ أُفٍّ[/b] [/size]"
laakiin waxaa jirta Qiro kale oo la yiraahdo Abuu Camar oo somalida laga akhristo taas waxay u qoran tahay sidaan " قراءة من قرأه (فلا تَقُلْ لَهُما أُفٍّ) بكسر الفاء بغير تنوين " fa'da oo hal kasra saaran,. Al-muhiiim macno ahaana waa kala duwan yihiiin oo tusaale sah waxay ka dhigan tahay mowduucaan aad ka hadlaysid ka aamus, laakiin haddii la tanwiiniyo waxay ka dhigantahay sahin habba hadlin bi ayi mowduuc.