Breaking news: war in Gaalkacyo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by AbkoowDhiblaawe »

Wararka ka imaanaya Magaalada gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan inuu halkaasi iminka ka socda dagaal xoogan oo udhaxeeya ciidamada Booliiska Gaalkacyo iyo shacab diidan xisbiga Madaxweyne Faroole.


Dagaalka ayaa ka qarxay barxada xaruntii hore ee Gobalka waxaana dagaalka uu biloowday xilli shacabka ay si adag kaga soo horjeesteen Xisbiga Horseed ee Madaxweyne Faroole oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday Gaalkacyo.

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa waqooyiga Magaalada Gaalkacyo,ilaa hada lama xaqiijin karo rasmi ahaan khasaaraha ka dhashay dagaalka.

Shacabka la dagaalamaya ciidanka ayaa wata hubka noocyadiisa kala duwan,iyadoo ay adag tahay in Booliiska ay u babac dhigaan shacabka.

Ciidanka dagaalamaya ayaa wararka qaar waxa ay sheegayaan in laga keenay Magaalada Garoowe ee xarunta Gobalka Nugaal.

Lasoco wixii kusoo kordha dagaalka
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by Advo »

The reason why Somalis love fighting during ramadaan is because we believe who ever falls in such month is blessed. Expect somaliland, khaatumo, ximan iyo xeeb etc to also seek their fair share of martyrdom. Waa bil loo dhanyahay.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by AbkoowDhiblaawe »

Advo wrote:The reason why Somalis love fighting during ramadaan is because we believe who ever falls in such month is blessed. Expect somaliland, khaatumo, ximan iyo xeeb etc to also seek their fair share of martyrdom. Waa bil loo dhanyahay.
:ohhh: :lupe:


Never thought bout it in that way, kinda stupid logic tho they'll burn in hell :shock:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by Advo »

Cadaab loo wada dhanyahay Image

But on some real sh!t, I support my nygga gaagaab on his war with faroole...we need to fund :MJ: on :MJ: war.
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by abdisamad3 »

advo your loosing it ayamahaan sxb.. bal wax yar sheeydanka iska naar.
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by Corruption1 »

Advo wrote:The reason why Somalis love fighting during ramadaan is because we believe who ever falls in such month is blessed. Expect somaliland, khaatumo, ximan iyo xeeb etc to also seek their fair share of martyrdom. Waa bil loo dhanyahay.
they belive that people at war during ramadan are expemt from fasting :Heh:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by FBISOMALIA »

ITs just small fight not a war ...!!!

Now the cidaan stop the two sides horseed iyo mucaraad and it happens every where in civilized world
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by grandpakhalif »

:lol: punaniland is finished warlrod fudhoole is being beseiged
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by AbkoowDhiblaawe »

FBISOMALIA wrote:ITs just small fight not a war ...!!!

Now the cidaan stop the two sides horseed iyo mucaraad and it happens every where in civilized world
Image
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Breaking news: war in Gaalkacyo

Post by FBISOMALIA »

Warsheekh wrote:
FBISOMALIA wrote:ITs just small fight not a war ...!!!

Now the cidaan stop the two sides horseed iyo mucaraad and it happens every where in civilized world
Image
Now your war is over is there anything to say 8-)
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”