Qadru Nadaa Wa Balu Sadaa قطر الندى

Fahamka Diinta Islaamka

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Qadru Nadaa Wa Balu Sadaa قطر الندى

Post by Maandhow »

Qadru Nadaa wa-Ballu Sadaa.(Micnaheeda oo ah qofkii oomanaay halkii uu ku haraad bixi lahaay)
Qofkii luuqadda carabiga u oomanaay halkii uu ku oon bixi lahaay)

Waxaa alifay caalimkii weeynaay ee cilmiga badnaay Cabdulaahi ibnu Yuusuf oo loo yaqaano Ibnu Hishaam.
P.S Ibnu hishaam kitaabadiisa waxuu isticmaalaa cibro adag, sidaas darted waxaa laga yaabaa qofka bilaawga ah inuu marka hore ku wareero, laakiin haddii uu qofka daaimo oo uu dadaalo marka danbe baabkaan oo dhan waa inoo furmi doonnaa Insha Allah.

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

Re: Qadru Nadaa Wa Balu Sadaa قطر الندى

Post by Maandhow »

video 2

video 3

video 4

vidoe 5

video 6


walaalaha xiiseeya casharrada Naxwaha, waxaa khamiista soo socota bilaabmanaysa kitaabka la yiraahdo kawaakibul Duriyah(Xiddigtii iftiimaysay), waxaana akhrin doona Sheikh Shariif Dhawiiil.
qofkii macluumaad dheeraad raba please pm me.
Locked

Return to “Islam - Understanding Islam”