70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle......

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle......

Post by oxymoron »

The reality on the ground. :|

70% of Somaliland youth prefer to tempt death than to continue living in the triangle state! :(

Tahriibinta dadka oo aafo ku ah gobolka Somaliland

Somaliland is the most economically stagnant real estate in the whole horn of Africa,

Image

Xaliimo Ismaaciil, oo daggan Haygaysa ayaa ka warwarsan masiirka wiilkeeda 27-jirka ah Cusmaan iyo gabadheeda Hooda ee 24-jirka ah, oo sida dhallinyaro kale oo badan oo gobolka jooga, ay tahriibiyayaal la qorsheeyeen in ay ka saaraan Somaliland.

Tahriibayaal Bariga Afrika kasoo jeeda oo jooga Malta kadib markii lagasoo badbaadiyay doontooda kharibneyd, taasoo maalmo sabbeeynaysay bishii November 2012-kii. Militariga Malta ayaa soo badbaadiyay booliskana u dhiibay 250 tahriibayaan aan diiwaan gashneen, oo ay ku jiraan haween iyo caruur. [Matthew Mirabelli/AFP]

"Warwar daraaddii ma seexan karo. Waxaan ka baqayaa in ay lama-dagaanka ku geeriyoodaan, la dilo ama ay doontoodu ku lunto badda," ayay u sheegtay Sabahi.

Cusmaan waxa uu baxay April, waxa uuna gaaray Liibiya laba todobaad kahor, balse Xaliimo wax war ah kama hayso Hooda oo bishaan baxday. "Midkoodna ma haysan wax lacag ah markii ay baxayeen, balse waxaa caawiyay kuwa dadka tahriibiya," ayay tiri.

Tan iyo markii uu baxay Cusmaan, waxa uu hooyadii lasoo xiriiray laba jeer si uu u waydiisto in ay lacag ugu soo dirto tahriibiyayaasha jooga Khartuum iyo Dubai, sidaa daraadeed Xaliimo waxa ay sheegtay in ay diray laba lacagood oo qaddartoodu tahay $2,300 iyo 1,350.

Cusmaan waxa uu hadda hooyadii ka sugayaa $1,400 si u ugu bixiyo safarkiia badda ee Yurub. Hooda ayaa u baahnaan doonta, waase haddii ay u suura-gasho in ay saxaraha uga gudubto xeebta Libya, ayay tiri Xaliimo. Tahriibiyayaasha ayaa muhaajiriinta lahayste ahaan ugu haysta saxaraha Liibiya ilaa ay kawada bixiyaan lacagta dhan, ayay tiri.

Saddexdii bilood ee lasoo dhaafay, tiro dad ah oo ay da'doodu u dhaxayso 15 ilaa 25 sano ayaa si aan ammaan eheeyn uga tagay Somaliland iyagoo gacan ka helaya shabakado tahriibiyayaal ah oo shaarci darro ah, ayuu yiri Guddoomiyaha Dhalinyaraa Qaranka Somaliland (SONYO) Mubaarak Ismaaciil Taani.

"Waqti xaadirkan, tahriibta dhalinyarada xadka ayay ka baxday -- waxa ay Somaliland ku noqotay musiibo qaran," ayuu u sheegay Sabahi.

Taani ayaa sheegay in dhallinyaarada ay ka cararayeen shaqo la'aanta baahsan ee gobolka ka jirta. Dhammaadkii 2011-kii, ayay SONYO sii saartay daraasad muujinaysa in dhallinyaradu ay 70% ka yihiin shacabka Somaliland, base afar meelood seddex ay shaqo la'aan yihiin.

SONYO ayaa ku qiyaasaysa in kudhowaad 50 dhalinyarada Somaaliland dalka laga tahriibiyo bil walba, inkastoo habka qarsoodiga ah ee howlahan loo qabto ay adkaynayso in la helo tirada dhabta ah.

"Inkastoo khatarta tahriibka ay mar horeba jirtay, haddana koox qorshaysan ayaa la sameeyay sannadkan taasoo dhalinyarada ka tahriibisa Hargaysa iyo magaalooyinka kale ee waaweyn," ayuu yiri Taani. "Waxa ay xafiisyo ku leeyihiin Hargaysa, waana shabakad cusub oo xiriirisa ilaa Liibiya."

Mararka qaar, marka qoysaska tahriibayaasha aysan bixin karin lacag ku filan oo ay siiyaan tahriibiyayaasha, muhaajiriinta waa in ay taa baddalkeeda bixiyaan xubnaha jirkooda, ayuu yiri Taani.

Si dhibaatada loo xalliyo, maamul-goboleedka iyo shacabka wa in ay si wada jir ah u daweeyaan sinaan la'aanta ka jirta shaqooyinka iyo shaqo qorista ku dhisan qabyaaladda, taa oo niyadda ka dishay dhalinyarada, sida uu sheegayo Professor Sharmaarke Cabdi Ibraahim oo ka tirsan Jaamacadda Hargaysa.

"Shaqo abuuris, barnaamijyo taageero ah, barnaamijyo madadaalo ah oo dhalinyaraada loo sameeyo iyo wacyigalin ku aaddan xajmiga dhibaatada [tahriibta] waa in mudnaanta lasiiyaa," ayuu u sheegay Sabahi.
Tallaabo xukuumadeed

Iyadoo kaashaanaysa bilayska, ayay Waaxda Socdaalkaa Somaliland ka shaqaynaysaa in ay xirto tahriibiyayaasha xudduudaha ka haajirinaya dhaalinyarada, ayuu yiri Taliye Ku-xigeenka Waaxda Maxamed Saleebaan.

Waxa uu sheegay in maamulka Somaliland uu raadinayay in uu kaashado hay'adaha fulinta sharciga gobolka si ay u joojiyaan tahriibayaasha, waxa ayna dhowaan xukuumadda Itoobiya u dirtay liis magacyo ah oo lala xiriiriyay shabakadda oo ka howlgasha Addis Ababa.

Maamulka mar hore ayuuba tallaabo ka qaaday kuwa ku lugta leh tahriibinta dadka.

April 21-keedii, maxkamad Somaliland ah ayaa sagaal nin oo lala xiriiriyay tahriibinta dadka ku ridday xukunno xabsi oo u dhaxeeyay seddex ilaa lix bilood. Waxaa maalintii kahoreysay lagu soo qabtay Wajaale, oo u dhow xudduudda Somaliland la leedahay Itoobiya.

June 16-keedii, maxkamad ku taala Gabilay ayaa bilowday dhagaysiga dacwadda sagaal qof oo kale oo lagu eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen shabakad tahriibiyayaal ah oo ka jirta Somaliland, Itoobiya, Sudan, Liibiya iyo Yemen, ayuu yiri Salebaan.

June 23-keedii, ayuu Madaxweynaha gobolka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ku dhawaaqay samaynta guddi todobo ka kooban oo ka shaqaynaya shaqo abuuris iyo ka hortagista tahriibka.

Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Maxamuud Axmed Barre ayaa hoggaamin doona guddiga cusub, halka lixda xubin ee kale ay kala ahaan doonaan Wasiirka Dhallinyarada, Cayaaraha iyo Dalxiiska Cali Saciid Raygal, Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Maxamed Warancadde, Wasiirka Arimaha Diinta Sheekh Khaliil Cabdullaahi Axmed, Wasiirka Warfaafinta Cabdullaahi Maxamed Daahir Cukuse, Wasiirka Qorshaynta Sacad Xaaji Cali Shire, iyo Wasiirka Caddaalada Xuseen Axmed Caydiid.

Siilaanyo ayaa sheegay in uu guddiga u magacaabay si ay u joojiyaan "musiibada" tahriibka sharci-darrada ah, ayna "u badbaadiyaan dhalinyarada".

"Tirada dhainyarada ee qorshaynaysa in ay tahriibaan ayaa sii kordhaysa, waxa ayna saamaysay shacabka Somaliland, iyaadoo khatarta tahriibta ay taahay dhibaato horseedaysa in ay dad ku dhintaan," ayuu war-saxaafadeed ku sheegay.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by oxymoron »

Tahriibayaal Reer Somaliland oo ku dhintay Shil-gaadhi oo ka dhacay Saxaaraha u dhexeya Sudan iyo Liibiya. :(

Image

Hargeysa(HWD)- Tahriibayaal Reer Somaliland ah ayaa gaadhigii ay wateen uu kula qalimay Xududa u dhexeysa Sudan iyo Liibya Gaar ahaan Saxaaraha Weyn ee Sudan, Baaburkan ayaa la sheegay in ay sarnayeen Tirro gaadhaysa ilaaa 25Qof, kuwaasi oo u badnaa Reer Somaliland kana kala tagay Magaalooyinka Hargeysa, Boorma iyo Burco waxaana la sheegay in ugu yaran 2Qof ay ku dhinteen Halka 4Kalena ay dhawac culusi soo gadhay, kuwaasi oo la sheegay in dhabarka ay ka jabeen, halkan inta kalen la sheegayo in dhawac Fudud uu soo gadhay.
Ma aha Tahriibayaashii ugu horeyey ee Shil gaadhi wax ku noqda, basle wax la sheegay Tahriibayaal badan oo uu khasaro ka soo gadho mudada 7Cisho ah ee ay ku jiran saxaaraha weyn ee u dhexeya Sudan ilaa Liibaya, iyada oo ilaa Imika Raq iyo ruuxtoona aan lahanin Dhalinyaro badan oo reer hargeysa oo sidda ay qoysas koodu noo sheegan lagu layahay Saxarahaasi.
Dhanka kale Tahriibayaal badan oo Somaliland u dhashay ayaa ku xidhan Jeelasha Dalalka liibiya, Sudan Itoobiya, Kuwaasi oo la sheegay in badhkood muddo sanado ah ay ku jiran Xabsiyada dalalkaasi, kuwaasi oo isku jira Ragga iyo Haweenba, Waxana la sheegay in Duruufo Caafimad darro ahi ay la soo Gudboonato, halka qarkoodan ay nolol Xumo ugu dhintan halkaasi, Wax kale oo iyaguna Jira Tahriibayal badan oo ay qabsadaan Dad calooshoda u shaqays tayaal ah oo ay soomalidu ugu magacdareen (Magafayaal) kuwaasi oo Tahriibayaasha inta sidda Xoolaha Xeero ku ururiyaan ayaa waxay ka qaadan Lacag Madax furasho ah oo gadhaysa ilaa Labba Kun oo Dollar.
Sanadkan 2013 ayaa Noqday Sanadkii ugu tahriibka Badan ee Somaliland soo Mara iyada oo Dhalinyaro Kumanaan gadhayaan ay Iskaga kala gooshen Wadamada Itoobiya, Sudan, Libiya iyo Dalka Talyaaniga oo hamigooda ugu weyni yahay, Dadka Qaar ayaa sheegay in aanu Waxaani tahriib ahayn ee uu u eeg yahay Qax laga qaxayo dalka Arrintana loo adkaysan karaynin.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by oxymoron »

22 Years Of Buufiis aka Depression Has Had It's Toll.

And The High On Khat Delusional, Foreign Passport Carrying Selfish Politicans Continue Their Lies. :|
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by MrPrestige »

Tabloid stuff. The misconception that tahriib is confined to a certain area is false. Tahriib is on the rise in Puntland, how do you explain it?

Putland oo ay kusoo badanayaan dhalinyaarada Tahriib doonka ah iyo Barlamaanka oo ka hadlay

June 24, 2013

The reality on the ground.

Putland oo ay kusoo badanayaan dhalinyrada Tahriib doonka ah iyo Barlamaanka oo ka hadlay

• News Report •

Putland oo ay kusoo badanayaa dadka tahriibta ah ee doonaya in ay gaaraan wadanka sacuudiga iyadoona dhibaato badan falalka tahriibta ay
kasoo gaartay dhalinyaro nolol doon ah.

udanayaasha Barlamanka Puntland oo fadhigoodi 30-aad u socdo ayaa maanta 24 June,2013 waxay ka doodeen tahriibta dhalinyarada oo waayadan danbe soo
badanaysay iyo qaabkii dowladu uga hortagi lahayd.

Dhibaatooyinkii ka dhacay dalka oo sababay in dalka dibadiisa nolol wanaagsan ay u doontaan dhalinyaradu ayaa mudanayaasha qaarkood ka soo shekeyeen ,halka kuwo kalena u sababeeyeen shaqo la'aan ka jirta dalka.

Inkastoo aan go'aan laga gaarin rasmi ah oo dib loo dhigay berito haddana waxa la soo jeediyay in la xiro xafiisyada wax tahriibiya iyo ganaaxida doonyaha dadka u daadgureeya dhanka Yemen.

Agaasimaha PDRC Prof.Shuuke oo ka hor hadalyay boqolaal dhalinyaro ah jaamacada PSU August,2012 ayaa sheegay in dalka ay ka jiraan shaqooyin badan balse loo baahanyahay inay abuuraan farsamadii iyo xirfadii ay u shaqaysan lahayen dhalintu.

''Intaad maqaaxi London ku taal ka shaqayn lahayd ,waxa lagu qaatay adoo dalkaaga jooga inaad ka shaqaysid mid ku taal,xirfdaha gacanta ayaa ah kuwo ugu munaacifaadka badan dhalinyarada balse Somalidu waa ay ka faantaa,qof kasta dowladda ama hayada ma heli karo hadaynu sidaa wax u doono'' ayuu yiri Shuuke.

Dhankiisa ayaa Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole oo ka hadlay tahriibta dhalinta April,2013 waxa uu u sababeeyey dhalinyaro ka horeyso oo meel qurxoon sawiro ku soo gashay inay kuwa dalka jooga ku daydeen balse markii ay tagaan la kulmaan xaqiiqo ka duwan muuqaalkii ay sawiranayeen.

Puntland ayaa waxa ka socda wacyigelino kala duwan oo dhalinta looga jeedinayo tahriibta taasi oo loo maro khataro badan oo iskugu jira jirdil ,kufsi ,dil ,iyo qafaalasho bilaabmatay sanadahan danbe.

Xigasho,Garoweonline

.

http://www.sagalradio.org/articles/2013 ... dVvy0HVDX8
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by Thuganomics »

Even if that was the case I bet the percentage in the other Somali region in comparison would be 100% :lol:
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by oxymoron »

There is no misconception, off course tahriib is not confined to a certain area lakiin Somalidiids do it way more than others. And it's understandable since 70% of your youth are suicidal.

Who on earth can live in a third world poverty overloaded unrecognized piece of shit. I feel their pain.
:cry:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by ZubeirAwal »

How's the oil going, :lol: , oh wait it was water all along. :russ:
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by Somali-Transporter »

War i always knew, Somaliland was builded on lies.. i have been their! and the conditions are not good ofcourse, but i tried to keep my mouth, for the mercy of my Isaaq Brother..

But the truth has come forward.. the Land is a dryland, like a desert! few are rich, and the majority are poor..

So is hard to make Money on that, conditions.. your need rivers and green zone.. to have farms and let the earth give you fruits..

So the Slanders have only 2 Things to do.. fled to the South, Ogadenia, or the West by the libyaan desert! and puntland are in the same conditions, thats why kismayo is a way out..

they want to Waste alot of Money on kismayo.. to come to the green side
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by FarhanYare »

oxymoron wrote:22 Years Of Buufiis aka Depression Has Had It's Toll.

And The High On Khat Delusional, Foreign Passport Carrying Selfish Politicans Continue Their Lies. :|
:russ:
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by ZubeirAwal »

Image
Image
Image
Image
Image
Image

Keep on hatin, All i see is jelousy and envy, allow dhowr somaliland :sland: :blessed:
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by Somali-Transporter »

[quote="AbuukarSubeer"]

Let me tell u a funny story! why Cideed gain the support of HG oo dhan..

he invited all elders of HG in cadaado, and he chose to started with eating, in the beginning..

So the Ladies brought ris, well cooked, and instead of meat, he chose hard rocks of cadaado stones! so the elders thought it was stupidity, and got insulted by that move! then he told them, see this hard stones, there are nothing here except desert and hard stones! so he brought in fruits, he said taste this fruits, they are on the South, why are we living in this desert, WHO grows nothing on earth..

He told them all the riches are on the South! then the biililqo began! like that! all the regions in the South got stolen! and thats why the war between hawiye was on for long time!

all the farms on afgooye, jubbada hoose, dhexe, shabelleda hoose iyo dhexe! all those Places where literality stormed! and also the stolen houses of Mogadishu..

So Somaliland iyo Puntland! are ofcourse hungry... go to Google earth and check out the climate on their lands... from hiiraan the lands South are all rich countries, with many live stock xataa
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by Thuganomics »

Somali-Transporter wrote:War i always knew, Somaliland was builded on lies.. i have been their! and the conditions are not good ofcourse, but i tried to keep my mouth, for the mercy of my Isaaq Brother..

But the truth has come forward.. the Land is a dryland, like a desert! few are rich, and the majority are poor..

So is hard to make Money on that, conditions.. your need rivers and green zone.. to have farms and let the earth give you fruits..

So the Slanders have only 2 Things to do.. fled to the South, Ogadenia, or the West by the libyaan desert! and puntland are in the same conditions, thats why kismayo is a way out..

they want to Waste alot of Money on kismayo.. to come to the green side

Listen the word is built.You worthless bag of filth who was proly abandoned by the puke-drooling, giggling beasts who sired you whatever SL is it's our achievement and it must irk you.Well irk on 'cos nobody really gives a fuck what you think You have the personality of damp newspaper wallpaper
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by Somali-Transporter »

Thuganomics wrote:
Somali-Transporter wrote:War i always knew, Somaliland was builded on lies.. i have been their! and the conditions are not good ofcourse, but i tried to keep my mouth, for the mercy of my Isaaq Brother..

But the truth has come forward.. the Land is a dryland, like a desert! few are rich, and the majority are poor..

So is hard to make Money on that, conditions.. your need rivers and green zone.. to have farms and let the earth give you fruits..

So the Slanders have only 2 Things to do.. fled to the South, Ogadenia, or the West by the libyaan desert! and puntland are in the same conditions, thats why kismayo is a way out..

they want to Waste alot of Money on kismayo.. to come to the green side

Listen the word is built you.You worthless bag of filth who was proly abandoned by the puke-drooling, giggling beasts who sired you whatever SL is it's our achievement and it must irk you.Well irk on you 'cos nobody really gives a fuck what you think You have the personality of damp newspaper wallpaper
:lol: its funny to insult Isaaq! they get mad and angry quickly :stylin:
Last edited by Somali-Transporter on Thu Jul 04, 2013 9:16 am, edited 1 time in total.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by Thuganomics »

Thuganomics wrote:
Somali-Transporter wrote:War i always knew, Somaliland was builded on lies.. i have been their! and the conditions are not good ofcourse, but i tried to keep my mouth, for the mercy of my Isaaq Brother..

But the truth has come forward.. the Land is a dryland, like a desert! few are rich, and the majority are poor..

So is hard to make Money on that, conditions.. your need rivers and green zone.. to have farms and let the earth give you fruits..

So the Slanders have only 2 Things to do.. fled to the South, Ogadenia, or the West by the libyaan desert! and puntland are in the same conditions, thats why kismayo is a way out..

they want to Waste alot of Money on kismayo.. to come to the green side

Listen the word is built.You worthless bag of filth who was proly abandoned by the puke-drooling, giggling beasts who sired you whatever SL is it's our achievement and it must irk you.Well irk on 'cos nobody really gives a fuck what you think You have the personality of damp newspaper
Nomand
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7582
Joined: Fri Jan 23, 2009 5:51 am
Location: nomand, first of my names, king of the andals and the first men

Re: 70% of Somaliland Youth Prefer Death Over The Triangle..

Post by Nomand »

oxymoron wrote:22 Years Of Buufiis aka Depression Has Had It's Toll.

And The High On Khat Delusional, Foreign Passport Carrying Selfish Politicans Continue Their Lies. :|
:damn: :russ: :russ:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”