KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
HayWire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1827
Joined: Mon May 13, 2013 8:48 pm

KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by HayWire »

THIS IS WHAT HAPPENS WHEN YOU LIE TO CLUELESS PEOPLE FOR SO LONG. CHEWING 24/7 ISN'T HELPING ANYMORE, ONLY TWO CHOICES LEFT FOR THEM EITHER COMMIT SUICIDE OR SPEND THE REST OF THEIR LIFE IN A MENTAL HOSPITAL CHAINED TO A POLE.

:meles:
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Biriijka Hargeysa Iskaga Soo Tuuray
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Biriijka Hargeysa Iskaga Soo Tuuray Sheegayna inuu Cadhooday Hanaanka Maamul Xumo ee Xukuumada Siilaanyo

Wiilkan oo magaciisa ku sheegay Caydaruus Maxamed Askar ayaa ilaa hadda sababta uu biriijka iskaga tuuray
Image


Hargeysa (GNS)-Wiil dhalinyaro ah ayaa Saaka Subaxdii hore iska Soo Tuuray Biriijka labaad ee caasimada Hargeysa, wiilkan oo ay Dhaawacyo Fudud ka soo gaadheen jidhka ayaa la Dhigay Cusbitaalka

Wiilkan oo magaciisa ku sheegay Caydaruus Maxamed Askar ayaa ilaa hadda sababta uu biriijka iskaga tuuray isla-markaana naftiisa dhibta u gaadhsiiyay ayaa wakhtigii uu biriijka iska tuuray ay naftiisu khatar gashay ka dib markii uu dhulka ugu dhacay si daran.

Wiilkan oo markii dhulka ku dhacay ka dib si dirqi ah u kacay ayaa warbaahintu waydiisay sababta ku kaliftay ee uu sidan u yeelay ayaa sheegay inuu ka cadhooday hanaanka xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo dalka iyo dadka u hagayso, taasina ku kaliftay inuu muujiyo inuu ka soo horjeedo.

Dadkii halkaasi joogay ayaa aad ula yaabay falkan wiilkani ku kacay, iyagga oo la boobay su’aalo badan oo ay doonayeen inay ku ogaadaan dhibaatada haysata si ay uga caawiyaan ama ay u ogaadaan oo kaliya.

Wiilkan ayaa la filayaa in sababta uu iskaga soo tuuray biriijku ahayd inuu sameeyo fal uu ku muujiyo dhibaatada dalka ka jirta ee dhinacyada nolosha, iyadda oo ay jirto in qoysaska qaarkood dhibaato ka haysato quutal daruurigii ay ku noolaan lahaayeen, iyadda oo xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo oo laga filayey inay nolosha dadka wax ka badasho oo ay shaqo abuur badan hirgaliso ay umadda ku mashquulisay waxyaabo aan muhiim ahayn oo ay ka mid yihiin wada hadalada Soomaliya oo bulshada dood ka dhex abuuray iyo waliba ururada siyaasada oo dalka culays dheeraad ah ku haya.
saacJabshee
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2393
Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by saacJabshee »

its not very nice of you to post this whilst looking for a qabil clash. saxiib fear allah take the poor kids picture out
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6325
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by BigBreak »

fabrications - do we look like mooryaans/daroogos
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by Rabshoole »

:snoop:
Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by Titanium »

Poor taste warya. Take it down
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5566
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by barbarossa »

Haywire, while the underlying causes for suicide rates among Skinnies might undoubtly be multi-faceted in nature, one thing it has certainly got nothing to do with is one's qabiil, political, and/or regional affiliation. Please, don't let your sound judgement be clouded by unbridled clan resentments as you indeed seem to be here.

Ramadan Kariim to you all folks.
LetsCookBreakfast
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1728
Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
Location: Too busy writing history to read it

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by LetsCookBreakfast »

Astaghfirullah, why go into such sensitive issues because of qabiil? :down: :comeon:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by AhlulbaytSoldier »

Qaadow adigaa leh
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by AbkoowDhiblaawe »

HutuKing01 wrote:Qaadow adigaa leh
:lol: :lol: :lol: :lol:

istakhfurullah fear Allah nigga
User avatar
Kukri
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6571
Joined: Thu Oct 02, 2008 8:21 am
Location: Jigjiga

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by Kukri »

Warsheekh wrote:
HutuKing01 wrote:Qaadow adigaa leh


istakhfurullah fear Allah nigga
Alle ma yaqaan ba ka horeysa.
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by Thuganomics »

Subhannalah !!!
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: KHALDAANS COMMITING SUICIDE IN NUMBERS

Post by AhlulbaytSoldier »

Warsheekh wrote:
HutuKing01 wrote:Qaadow adigaa leh
:lol: :lol: :lol: :lol:

istakhfurullah fear Allah nigga

lool
sxb
diin/imaan la'aan waxay keentaa fasaad iyo isdil.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”