Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by MrPrestige »

Very smart move by the chairman of Wadani party and parliament speaker. Maxa naga galay, Kulmiye ha la cuuno ee. :D


Guddoomiye Cirro Oo Siyaasad Ruushaysan Ku Cabiray Mawqifkiisa Golaha Wadatashiga
Writen by Qaran News | Published: Jul 21st, 2013 at 10:50 PM

arko iyo sharciyada ahaan, waxa uu yidhi: “..Waxaan dalka ka jira Golayaal qaran oo sharcigu ogolyahay sida Golaha wakiilada ,Golaha Guurtida,Golaha
Xukuumadda iyo golaha deegaanka waana niman dalka miisaan ku leh waana in la dhagaystaa waxa ay wadaan..”. Ayuu yidhi Godomiye Ciro.

Isagoo hadalkiisa sii wata Cabdiraxman Ciro ayaa waxaa uu ka gaabsaday in uu dhaliil u jeediyo Golahan isagoo si dadban uga hadlay, balse waxa uu xusay in
ay waajibtahay in lala hadlo siyaasiyiintan oo mudooyinkii u dambeeyay Xukuumaddu sas ka qaaday tan iyo markii 9/07/213 lagaga dhawaaqay Magalada
Hargeysa ee casimada Somaliland.

waxaa uu sida oo kale uu kahadlay wadahadalada isu soo dhawaansho ee usocda Xisbiyada mucaaradkaa ee wadani iyo ucid.
.
http://www.qarannews.com/2013/07/guddoo ... datashiga/




Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka made up of prominent Somaliland politicians launches an all out assault on Siilaanyo's government by accusing
them of stealing the nation's coffers, and the fact there is a green line dividing Burco, so how could Siilaanyo fix the problems in Buhoodle and Seemaal
when he can't even fix his own hometown(Burco) they said.



Af-hayeenka Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka Muj.Dhegawayne Oo Markii U Horaysay Dhaliil Kulul U Jeediyey Xukuumadda, Madaxwayne Silanyo-na
Ku Eedeeyay In Uu Xaday Lacagtii Dalka.
Mujaahid ibraahin Xuseen Dhagaweyne waxa uu sidoo kale ka hadlay xaalada magaalada Burco oo uu sheegay inay marayso meeshii ugu xumayd isaga oo
sababtana dusha u saaray madaxweyne Siilaanyo waxaanu yidhi "waa markii ugu horaysay Axmedow ee ay burco qaybsantay oo laba daamood kala noqotay
oo ay isku talaabi kari ladahay, kubadii ayey wada ciyaari kari waayeen, laba garoon ayey kala samaysteen, intaasina waa intii aad timid ayey yidhaahdeen
waar maanagaa ka keenay dadka, waa magaaladaadii hadii ay kala tagtay iyadu halkeed isku haynaysaa, ma Seemaal iyo Buuhoodle ayaad wax ka qabanaysaa,
Burco ayaa halkaa taagan,
inta aanay tana kala tagin aynu wax ka qabano Somaliland-ney." ayuu raaciyey isagoo hadalkiisa sii wata.
.

http://ramaasnews.com/index.php/News/Af ... -Jeediyey-






Golaha Wadatashiga launches youth front.

Golaha Wadda-tashiga Iyo Toosiinta Oo Ku Dhawaaqay Garabka Dhalinyaro Oo Ka Tirsan Golahoodda Pictures +

http://oodweynenews.com/2013/07/golaha- ... da-sawiro/
Last edited by MrPrestige on Mon Jul 22, 2013 11:34 am, edited 3 times in total.
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by SecretAgent »

Da problem in sland is da langaab HY thy hate peace thy wanna be president so bad but langaabs can't be president, silanyo will exile dis nabadiids back to xamar for good dis time jus like der hero tuur
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by MrPrestige »

Don't worry about the politics of stable Somaliland, worry about the daily assassinations in Mogadishu and your district governors getting shot in the head
In a broad day light.
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by SecretAgent »

Xamar is 3 million ppl hard to protect every1 while all of somaliland is langaab 3.5 so called "nation" ur comparin a 1 city to "somaliland" kkkkk
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by MrPrestige »

Golaha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranka accuses Siilaanyo of being a thief and stealing from the nation's coffers.
"Mujaahid Ibraahin Xuseen Dhagaweyne oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inay xukuumada madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inuu xaday lacagtii umada
balse aanay ilaa hada Madaxweyne Siilaanyo iyo xukuumadiisu aanay ka jawaabin waxaanu yidhi "Tuug ayaad tahay oo waxaanu ku nidhi lacagtii umadda
ayaad xaday"

.

http://ramaasnews.com/index.php/News/Af ... -Jeediyey-
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by ZubeirAwal »

I applaud and support the golaha, there is corruption in the SL government.
User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by gulaid111 »

:up:
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by SecretAgent »

Da golaha r made up of failed ppl who want seats like xaransoor , prozac pill taker warabe . Thy all be under house arrest soon
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by MrPrestige »

(Hadhwanaagnews) Monday, July 22, 2013
Hadhwanaagnews- Daawo Dhagaweyne Oo Cadho Sara joojisay Kula Dul Dhacay Madaxweynem Siilaanyo, Kuna Tilmaamay Tuug, halka xirsan uu ku
tilmaamay nin sheegtay in Tangi Jiidhay Waagii SNM-ta.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Cirro: Nothing wrong with Golaha Wadatashiga

Post by MrPrestige »

Golaha Wadata-shiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Sii Ballaadhay Sheegayna In Ay Yeesheen Garab Dhalinyaro Iyo Xukuumadda oo Wali Ka Qaylinaysa.


http://ramaasnews.com/index.php/News/Go ... naysa.html
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”