Puntland executes two terrorists

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Puntland executes two terrorists

Post by AhlulbaytSoldier »

Maamulka Puntland ayaa maanta dil toogasho ku fuliyay labo ruux oo dhowaan Maxkamada darajada koowaad ee Puntland ku riday dil toogasho ah, kadib markii lagu soo eedeeyay inay ka dambeeyeen dilka Allaha u naxariistee Sheekh C/qaadir Nuur Faarax Gacamey oo horaantii sanadkan lagu dilay magaalada Garowe.

Labada ruux ayaa ka mid ahaa lix ruux oo dhowaan maxkamada ku riday dil toogasho ah, kuwaasoo lala xiriirinayay dilkii Sheekh C/qaadir iyo dad kale oo ka dhacay Garowe, iyadoo maanta lagu toogtay labada ruux duleedka waqooyi ee Garowe.

Saxaafada ayaa loo diiday inay ka qeyb gasho goobta xukunka ka dhacay, iyadoo aanay jirin wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Puntland oo ku aadan dilka labada ruux ee maanta lagu toogtay duleedka Garowe.

Dhowaan ayay aheyd markii duleedka magaalada Boosaaso lagu toogtay ilaa 11 ruux oo lagu soo eedeeyay dilal ka dhacay deegaanada Puntland iyo inay ka dambeeyeen dilkii Sheekh Caan ahaa oo labo sano ka hor lagu dilay magaalada Boosaaso.

Maamulka Puntland ayaa horay u sheegay inay dil ku xukuman yihiin shaqsiyaadka ka dambeeya falalka dilalka ee ka dhacaya deegaanada Puntland, iyadoo Maxkamada darajada koowaad ay dil ku xukuntay rag uu ku jiro Amiirka Al-Shabaab Abuu Zubeyr.



The weak central govt should look at how Puntland deals with terrorists.
:up:
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Puntland executes two terrorists

Post by SecretAgent »

Between 2007-2010 puntland went thru crazy attacks n targeted killings , bombs , terror cells all dat is gone thnks to PIS , n his highness faroole
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Puntland executes two terrorists

Post by AbkoowDhiblaawe »

:up: :up:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Puntland executes two terrorists

Post by AhlulbaytSoldier »

I also like how shacabka Puntland work with their govt in snitching on terrorists.
My hawiye people can learn something from that.
There is no iskaashi between xamar people and the govt.
Also the govt is putting every terrorist in prison while executing government soldiers who kill and loot. Double standard based on qabilism.
LetsCookBreakfast
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1728
Joined: Mon Jun 24, 2013 3:10 pm
Location: Too busy writing history to read it

Re: Puntland executes two terrorists

Post by LetsCookBreakfast »

Walle Faroole iska daa, waa nin rag eh.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”