Adeer Ereg & Adeer Goobe will be pimpin

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Adeer Ereg & Adeer Goobe will be pimpin

Post by AbdiWahab252 »

The UAE donated some armored Nissan luxury 4wd to the government. Finally adeer Ereg and Goobe can be pimpin in style. Those SUVs look sweet though white ain't a great color but better than the ominous black on black SUVs of the FG officials.

Dowlada Somalia oo lagu wareejiyey shan gaari oo noocoodu yahay kuwa aysan rasaastu karin (SAWIRRO)


Dowlada Imaaraatka oo ka mid ah dowladaha carbeed ee khaliijka ayaa ugu deeqday dowlada Somalia gaadiid nooca raaxada ah oo loogu talo galay iney ku socdaan madaxda iyo saraakiisha dowlada.

Gaadiidkan oo noocoodu yahay kuwa aysan rasaastu karin ee loo yaqaano V-8 ayaa tiradoodu waxay gaareysaa shan, waxaana garoonka Aadan cadde ka soo dejisay dayuurad gaar ah oo laga leeyahay dalka Imaaraatka Carabta.













Image

Image

Image


Kaaliyaha taliyaha ciidanka nabad sugida gobolka Banaadir Col. Khaliif Axmed Ereg oo ku sugnaa garoonka Aadan cadde ayaa gaadiidkaas lagu wareejiyey, iyadoo warar dayniile.com heleyso ay sheegayaan in gaadiidkaas loogu talo galay saraakiisha ciidanka nabad sugida Soomaliyeed.

Kaaliyaha taliyaha ciidanka nabad sugida ee gobolka Banaadir Col. Khaliif Axmed Ereg ayaa dhowr bilood ka hor ka badbaaday weerar ismiidaamin ah oo lagula eegtay magaalada Muqdisho ka dib markii gaari uu la socday lagu dhuftay gaari kale oo lag soo buuxiyey waxyaabaha qarxa.

Col. Ereg ayaa waxaa wixii intaas ka dambeeyey yareeyey dhaqdhaqaaqiisa iyo howlgaladii isdaba jooga ah ee ciidamada uu hogaamiyo ay ka sameyn jireen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho kuwaasoo lagu soo xirxiri jiray dad fara badan oo ay ku jiraan qaar Al-shabaab ka tirsan.
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Adeer Ereg & Adeer Goobe will be pimpin

Post by Individual »

That's sweet, but whats even more sweeter is hearing more news about our adeer Qeybiid forming the new federal state with our brothers ximan iyo xeeb, iyo ahlu sunnah! :up:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Adeer Ereg & Adeer Goobe will be pimpin

Post by AbdiWahab252 »

Pimpin Adeer, Pimpin in style.
User avatar
metamorphosis
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6039
Joined: Mon Sep 26, 2011 2:05 am
Location: Cali iyo haaruun, miyaa gabal isaaq ciilay? Reer Cali miyaa wada cuskaday, curadadii reerka?

Re: Adeer Ereg & Adeer Goobe will be pimpin

Post by metamorphosis »

lol. Who gets excited about donated cars? Pathetic!
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Adeer Ereg & Adeer Goobe will be pimpin

Post by AbdiWahab252 »

metamorphosis wrote:lol. Who gets excited about donated cars? Pathetic!
Don't be mad ! Them bitches were FLOWN IN :stylin:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”