Talks Between Jubbaland iyo JVA Continues In Addis Ababa....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Talks Between Jubbaland iyo JVA Continues In Addis Ababa....

Post by oxymoron »

Jubbaland Vice President Heads The Elite Jubbaland Delegation For Second Round Of Talks.

Image

Kismaayo: Wafdi uu hogaaminayo M/kuxigeenka Jubbaland oo ku sii jeeda Addis Ababa (Warbixin)

August 5, 2013 5:18 pm GMT - Written by PP - Edited by PPPrint Print
Kismaayo: (pp)- Wafdi uu hogaaminayo M/kuxigeenka Jubbaland State , Gen. C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fara-taag) , ayaa ka dhoogay Garoonka diyaaradaha ee magaakada Kismaayo, iyagoo kusii jeeda Caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa.


M/kuxigeenka Jubbaland ayaa sii maraya magaalada Nairobi , waxayna caawa ay ka degayaan Caasimada Addis Ababa.

M/kuxigeenka Jubbaland ayaa wafdigiisa waxaa ka mid ah Prof. Gaandi iyo Cumar C/rashiid iyo xubno kale, waxayna Addis Ababa shir Wejigiisa Labaad kula furayaan masuuliyiin ka socota dowlada Federaalka ee Soomaaliya oo Addis Ababa ku sugan.

Sikastaba, shirka Labada dhinac uga furmi doona magaalada Addis Ababa ayaa laga dhowrayaa in ay ka soo baxaan natiijo isfahan leh, inkasta masuuliyiinta Jubbaland state ay aaminsan yihiin in dowladani tahay mid qub iyo qac ku socota , haddana waxay isku dayayaan in wax la dhiraan dhirin karaan.

DF ee Soomaaliya oo dhismihii Jubbaland State taagnayd Mowqif aad u adag ayaa loo maleeyaa hadda inay ka soo dabceen mowqifkoodii , kaddib markii ay ku guuldaraysteen dagaalo weji badan leh oo ay ku qaadeen maamulka Jubbaland State.

Puntlandpost.com

Nairobi, Kenya
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”