Madaxweynaha BitchNigga Puntland oo loo diiday in uu ka qeybgalo gabagabadii shirkii heshiisiinta dowlada iyo Axmed Madoobe
Madaxweynaha maamulka Bitch Nigga Puntland C/man Faroole ayaa la sheegay in loo diiday in uu ka qeybgalo shirkii lagu soo gunaanadayay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia.
BitchNigga C/man Faroole ayaa laga celiyay garoonka dayuuradaha ee magaalada Nairobi isagoo doonayay in uu u dhoofo magaalad Addis. Ka joojinta dhoofintaanka ayaa wararka ay tilmaamayaan in ay ka dambeysay codsi ay dowlada federalka u gudbisay dowlada Kenya iyadoo ka cabsi qabtay in uu carqaladeeyo kulankii ka socday magaala madaxda dalka Ethiopia.
Dowlada Soomaaliya ayaa waxaa kulankaasi uu ahaa mid maalmo qaatay oo ay heshiis kula soo gashay maamulkii la magac baxay Jubba Land.
Madaxweynaha Puntland BitchNigga C/maan Faroole ayaa gebi ahaanba joojiyay xiriirkii uu la lahaa dowlada federalka kadib markii uu eedeyn u soo jeediyay dowlada inay wax ka bedeshay dastuurka.
Xiriirka ka dhexeeya dowlada Federalka iyo maamulka Puntland ayaa tan iyo markii uu jaray xiriirka waxa uu ahaa mid aan wanaagsanayn hase ahaatee dib u dhaca ka soo gaaray C/maan Faroole sidii uu lug ugu yeelan lahaa heshiiska Jubbaland ayaa waxaa ay ka dhigaysaa mid uu hoos u dhac ka soo gaaray kaalintii uu ku lahaa siyaasada Jubbaland.
BitchNigga Faroole boycotted from Adis Ababa Meeting
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 471 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 478 Views
-
Last post by Hawdian
-
- 68 Replies
- 3331 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 15 Replies
- 1496 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 199 Views
-
Last post by Gashireedle
-
- 2 Replies
- 564 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 0 Replies
- 533 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 437 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 3 Replies
- 556 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier