Puntland fantasizes about Laascaanood
Posted: Fri Aug 30, 2013 6:45 am
Puntland oo qorshaynaysa Dagaal ka dhan ah Maamulka Somaliland
Published on August 30, 2013 by jerryuk ยท No Comments
Xili Booqasho afar maalin qaadatay uu ku joogo deegaanka Taleex Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa iminka waxaa soo baxaya in Maamulka Puntland qorshaynayo weerar ka dhan ah Maamulka Somaliland kaas oo la rabo in lagula wareego Gobalka Sool.
TaliyahaCiidamada Daraawiishta Degmada Taleex ayaa si cad u sheegay in Ciidamada daraawiishta ee deegaanka heegan buuxa la galiyay islamarkaana loo diyaariyay dagaal ay ku qaadan Ciidamada Somaliland ee ku sugan Magaalada Laascaanood.
Taliye Cali Baale oo ah Madaxa Ciidamada deegaanka waxa uu sheegay in Ciidamada yahiin kuwa qalabaysan waxa uuna sheegay in dagaal ka dan ah ku qaadi doonaan deegaanada ay ka joogaan Gobalka Sool Ciidamada Somaliland.
Cali Baale waxa uu sheegay in ay wadaan qorshe la doonayo in Gobalka Sool looga xureeyo Maamulka Somaliland sida uu sheegay waxa uuna xusay in deegaanada Gobalka Sool Somaliland si xoog ah ku haysato muda sanooyin ah.
Mr Baale waxa uu sheegay in qorshahaan uu qayb ka noqon doono Maamulka Khaatumo waxa uuna tilmaamay in labada dhinac iska kaashan doonaan dagaalka ka dhanka ah Maamulka Somaliland ee a qorshaynayo in dhawaan lagu qaado Laascaanood si gacanta Puntland ugu soo nqoqoto.
Xilidhibaan Saadaq Garaad oo ka mid ah Golaha Baarlamanka Puntland ayaa sheegay dhawaan in Puntland diyaar u tahay in ay xurayso Gobalka Sool iyo deeganada kale ee Somaliland xooga ku qabsatay waxa uuna xildhibaanka sheegay in dhawaan tilaabadaa la qaadi doono.
Madaxwayne Ku xigeenka Puntland Cabdi SamadCali Shire wali kama uusan hadlin arintaa laakiin dhinaca kale waxa ay walaac ku haysaa booqashada Cabdi samad Maamulka Somaliland waxa ayna booqashadaa ku macneeyeen mid khal khal lagu galinayo amniga Somalialnd iyo wada noolashaha dadka deegaanka ku dhaqan.
KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH

Readers Comments (0)
Name (required)
Email Address (required)
Website (optional)
WARKII
amin
Amnesty oo ka walaacday falalka kufsiga ah ee ku badanaya Soomaaliya
August 30, 2013
Hay,adda u dooda Xuquuda Aadanaha ee AMNESTY ayaa walaac ka muujisay falalka galmada xooga ah oo ku soo ...
xaad
Maxamed Xasan Xaad Heshiiskii lagu gaaray Ethopia maahan mid xal keeni kara
August 30, 2013
Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah odayaasha Muqdisho ayaa siwayn uga soo horka jeestay Hashiiski ay Adis ...
Dagaal-11
Faah faahinta dagaal culus oo ka dhacay magaalada Muqdisho iyo howlgalo maanta socda
August 30, 2013
Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helaayaa dagaal culus oo habeenkii xalay ka dhacay xaafado ka mid ah ...
faroole

Xili Booqasho afar maalin qaadatay uu ku joogo deegaanka Taleex Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa iminka waxaa soo ...
Nabadsugida Qaranka
Ciidamada Alfa Group oo dad badan kala baxay Hoteelo ku yaala suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho
August 30, 2013
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaano Alfa Group islamarkaana ka tirsan hay'adda nabadsugidda qaranka ayaa ...
alshabaab
Dagaal ka dhacay degmada Baraawe iyo dhinacyadii dagaalay oo dhufeeyso isugu jira
August 30, 2013
Warar goordhaw naga gaaray degmada Baraawe ee gobalka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu maanta ka dhacay ...
Picture 004
Sheikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo soo dhawaynaynaa Heshiiska Dowlada iyo maamulka Jubba.
August 29, 2013
Sheikh Maxamed Ibraahim Shakuul oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Nairobi kana mid ahaa Musharixiintii u ...
Ofcourse they can have wet dreams about invading Laascaanood.
Ladynas can you keep dreams apart from reality? Or do you want another " dharbaaxo kulul".