Xafiiska xiriirinta Qurba-joogta iyo Ganacsatada Gudaha Moga

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Xafiiska xiriirinta Qurba-joogta iyo Ganacsatada Gudaha Moga

Post by Casanova25 »

The future-->

Xarunta Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ee Muqdisho oo laga Furay Xafiiska xiriirinta Qurba-joogta iyo Ganacsatada Gudaha (SAWIRRO)

Image

Axad, September 08, 2013 (HOL) — Waxaa habeenkii xalay ahaa lagu soo bandhigay xarunta Rugta Ganacsiga Soomaaliya, qorshe ay diyaarisay Rugta Ganacsiga oo loogu talo-galay qurba-joogta kusoo noqoneeysa dalka rabana inay ganacsi ka billaabaan ama fakrado laga miradhalin karo xaga ganacsiga kusoo kordhiyaan dalka.



Waxaa lagu marti-galiyay xarunta Rugta qurba-joogta dalka ku sugan oo u badan aqoon-yahanno kala duwan oo caalamka ka shaqeeya ama wax ka dhiga jaamacado, kana yimid dalal kala duwan. Taladooda ayay ku biiriyeen sidii hawshaas loo dar-dar-gelin lahaa iyo qaabka xafiiska Rugta laga furay u shaqeeyn lahaa.



Baaritaan iyo xog-ururin kdadib wixii u soo baxay Rugta Ganacsiga waxaa lagu soo bandhigay kulankii xalay in qurba-joogto la kulmaan dhowr arimood oo xal deg-deg ah u baahan, Rugta Gancasigana ay hadda u is-taagtay in la xaliyo arrimahaas.



Maxay yihiin dhibaatooyinka Qurbajoogtu la kulmaan dhinaca ganacsiga marka ay soo noqdaan:


1.
Inaysan xiriir toos ah la laheeyn ganacsatada gudaha oo waqti kaga lumo sidii ay fakarkooda ganacsi u meel-marin lahaayeen.

2.
In dhaqaalaha ay rabeen inay ku ganacsadaan uu waqtigaas dheer uga qarash garoobo si aan ku habooneeyn.

3.
Inaysan u sahlanayn qofkaas/kooxdaas inay ku filnaadaan maal-galintaas oo dhan oo xaalka ganacsi ee dalku uusan ahayn siday moodayeen.

4.
In haddii ay shirkado dalka maal-gelin kara ay keenaan uu waqti badan uga lumo inay ku toosiyaan ganacsatadii la jaan-qaadi lahaa, xafiisyadii ay u baahnaayeen iyo caqabada kale oo badan.


Sidaas darteed, Rugtu waxay u sameeysay qorshe iyo xafiis rugta ku dhex-yaalla oo howlahaas ka caawiya, lana xiriiriya maal-gashadayaasha dalka, bankiyada iyo xafiisyada kale, si aysan fursadahaas shaqsigaas ama kooxdaas qurbaha ka timid fikirkii uu waday iyo maal-gashigiiba aysan uga khasaarin.

Image

Image
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Xafiiska xiriirinta Qurba-joogta iyo Ganacsatada Gudaha

Post by AhlulbaytSoldier »

Next war after Alshabaab:
Qurbo Joog militias vs the local militias.
:snoop:
User avatar
Vivacious
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5189
Joined: Wed Feb 20, 2013 9:48 am
Location: Life is waking up an hour early to live an hour more :)

Re: Xafiiska xiriirinta Qurba-joogta iyo Ganacsatada Gudaha

Post by Vivacious »

^ Yaahuu! Ha nagu saadinin.
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: Xafiiska xiriirinta Qurba-joogta iyo Ganacsatada Gudaha

Post by GAMES »

I really do believe Qurbo Joog/Dibada Joog Somalis make up almost 20% of the population. Add that to the high birth rate, and at least 25% of all Somali speaking people in the world are born outside of Somalia (this including Ogadenia, NFD).

They should create a PARTY that advocates for all Diaspora Somalis, that looks out for their interest. All most 90% of the people who post here live outside of Somalia, so do the math.
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Xafiiska xiriirinta Qurba-joogta iyo Ganacsatada Gudaha

Post by Hodan94 »

GAMER wrote:I really do believe Qurbo Joog/Dibada Joog Somalis make up almost 20% of the population. Add that to the high birth rate, and at least 25% of all Somali speaking people in the world are born outside of Somalia (this including Ogadenia, NFD).

They should create a PARTY that advocates for all Diaspora Somalis, that looks out for their interest. All most 90% of the people who post here live outside of Somalia, so do the math.
I diasgree with you there. qurbojoogs are not special. The somalis living back in the area know more about the country than we qurbojoogs do. I have 2 proposition for the outsiders. To stay outside and involve the political scenes in the country you are at. Or permanently return to the region u come from and are required to join the political parties after 5 yrs in residence so that you assimilate with the public. I believe the natives back in somalia or somaliland or whatever are more brighter than the ones outside. I'm not saying that all qurbojoogs are useless. Some are very useful but they must try and advice the governements on what is best. However they cannot go deep into the political structure. Unless they permanently reside in the country.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”