Benadir government denied access to Baidabo city

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Benadir government denied access to Baidabo city

Post by MrPrestige »

Wafdi ka Socda Dowladda Soomaaliya oo loo diiday inay Tagaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay


Talaado, September 10, 2013 (HOL) — Kaddib markii golaha malaaqyada Digil iyo Mirifle ay dhawaan amar ku bixiyeen in wafdi ka socda dowladda Soomaaliya
aysan imaan karin magaalada Baydhabo, ayaa waxaa loo diiday in magaaladaas ay galeen wafdi ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada.

Wafdigan ayaa waxaa la filayay inay kaga qaybgalaan Baydhabo xiritaanka siminnaar la siinayay in ka badan 80-macallin oo ka mid ah kuwo ay dowalddu u
tababaraysay inay wax ka dhigaan iskuullada ay dalka oo dhan ka furayso.

Khilaafka u dhexeeya dowaldda Soomaaliya iyo waxgaradka Baydhabo ayaa wuxuu ka dhashay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay heshiis si rasmi ah ula
saxiixatay maamulkii Sheekh Axmed Madoobe ee u u khilaafku ba’an ka dhexeeyay.

Magaalada ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo loogu soo horjeedo shirkii Addis Ababa, kaasoo madaxda dowaldda Soomaaliya ay ku tilmaameen inay tahay
mid lagu xallinayo khilaaf xooggan oo ka taagnaa maamulka gobollada Jubbooyinka.

Baydhabo oo xarunta gobolka Bay ayaa waxaa hadda maamula golaha ay ku mideysan yihiin malaaqyada Digil iyo Mirifle; kuwaasoo wadashaqeyn la leh maamukii
waqtigiisa dhamaaday.

Golaha malaaqyada ayaa waxay magacaabeen guddi kasoo shaqeeya sidii loo qaban lahaa shirweynaha maamul u sameynta Koonfur-Gabeed ee Soomaaliya,
iyadoo guddugu ay wadaan wadaan abaabul iyo gogol-xaaridda shirweynaha oo lagu qaban doono xaruntii Baarlamaanka ee Baydhabo.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli wax hadal ah kasoo saarin wafdiga ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada, kuwaasoo kaga qaybgeli lahaa
Baydhabo xiritaanka tababarka macallimiinta.

Hiiraaan Online, Baydhabo

http://hiiraan.com/news/2013/Sept/warar ... -33281.htm
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Benadir government denied access to Baidabo city

Post by Somali-Transporter »

You should focus on your backyard.. harti are for real this time, they are angry and want revenge! listen to buuhoodle radio...
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Benadir government denied access to Baidabo city

Post by SomaliDefenceCouncil »

This news is false :stylin:
User avatar
greenday
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12366
Joined: Wed Jul 28, 2010 10:31 am
Location: Ruux bukaanka ku nacay, adoo bahan katagay....Ala barasho, barasho wacanaa!

Re: Benadir government denied access to Baidabo city

Post by greenday »

What is with Somalida and denying access to people in their own country! how are these things possible bal :?
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Benadir government denied access to Baidabo city

Post by oxymoron »

greenday wrote:What is with Somalida and denying access to people in their own country! how are these things possible bal :?
Dhee it's not just any people, it's the powerless administration in Mogadishu, and the incompetent leadership that turned a Federal government into a qabil institution.

It's really simple, leadership acts in qabil fashion, the people will response in qabil fashion. :clap:
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Benadir government denied access to Baidabo city

Post by SecretAgent »

Somali-Transporter wrote:You should focus on your backyard.. harti are for real this time, they are angry and want revenge! listen to buuhoodle radio...
Thy r a minority clan 10percent do u think thy scare idoors da 3rd largest clan in somalia after eleys,hutus ???
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Benadir government denied access to Baidabo city

Post by oxymoron »

MrPrestige wrote:Wafdi ka Socda Dowladda Soomaaliya oo loo diiday inay Tagaan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay


Talaado, September 10, 2013 (HOL) — Kaddib markii golaha malaaqyada Digil iyo Mirifle ay dhawaan amar ku bixiyeen in wafdi ka socda dowladda Soomaaliya
aysan imaan karin magaalada Baydhabo, ayaa waxaa loo diiday in magaaladaas ay galeen wafdi ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada.

Wafdigan ayaa waxaa la filayay inay kaga qaybgalaan Baydhabo xiritaanka siminnaar la siinayay in ka badan 80-macallin oo ka mid ah kuwo ay dowalddu u
tababaraysay inay wax ka dhigaan iskuullada ay dalka oo dhan ka furayso.

Khilaafka u dhexeeya dowaldda Soomaaliya iyo waxgaradka Baydhabo ayaa wuxuu ka dhashay kaddib markii dowladda Soomaaliya ay heshiis si rasmi ah ula
saxiixatay maamulkii Sheekh Axmed Madoobe ee u u khilaafku ba’an ka dhexeeyay.

Magaalada ayaa waxaa ka dhacay banaanbaxyo loogu soo horjeedo shirkii Addis Ababa, kaasoo madaxda dowaldda Soomaaliya ay ku tilmaameen inay tahay
mid lagu xallinayo khilaaf xooggan oo ka taagnaa maamulka gobollada Jubbooyinka.

Baydhabo oo xarunta gobolka Bay ayaa waxaa hadda maamula golaha ay ku mideysan yihiin malaaqyada Digil iyo Mirifle; kuwaasoo wadashaqeyn la leh maamukii
waqtigiisa dhamaaday.

Golaha malaaqyada ayaa waxay magacaabeen guddi kasoo shaqeeya sidii loo qaban lahaa shirweynaha maamul u sameynta Koonfur-Gabeed ee Soomaaliya,
iyadoo guddugu ay wadaan wadaan abaabul iyo gogol-xaaridda shirweynaha oo lagu qaban doono xaruntii Baarlamaanka ee Baydhabo.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli wax hadal ah kasoo saarin wafdiga ka socday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada, kuwaasoo kaga qaybgeli lahaa
Baydhabo xiritaanka tababarka macallimiinta.

Hiiraaan Online, Baydhabo

http://hiiraan.com/news/2013/Sept/warar ... -33281.htm
:lol: :lol: :lol:
SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Benadir government denied access to Baidabo city

Post by SomaliDefenceCouncil »

Guys at-least Futoole's team STOPPED flooding us with Jubbaland :stylin:
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”