Page 1 of 4

Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 5:40 pm
by Khalid Ali
Raysal Wasaare Ku Xigeenka Itoobiya Ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Oo Xafiiskiisa Kulan Kula Yeeshay Wasiiro Somaliland Ka Socday.
Image
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska afhayeenka Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Mudane, Axmed Saleebaan Dhuxul waxa uu u dhignaa sidan:-

Wafti culus oo ka socda Jamhuuriyada somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka Arimaha debeda ee somaliland Maxamed Bihi Yoonis oo a weheliyaan wasiirka arimaha gudaha, Cali Maxamed Warancade, wasiirka duulista hawada, Maxamuud Xaashi Cabdi, wakiilka somaliland u fadhiya itoobiya, Adan nuh dhule iyo safiirku xigeenka safaarada Addis ababa, Ayaanle Salaad Diiriye ayaa kulan balaadan la yeeshay raysal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Arimahaa dibeda itoobiya, Dr Tedros Adhanom xafiiskiisa.

Kulankaasi oo qaatay waqti aad u dheer, waxay labada dawladood masuuliiintii metelaysay si mugleh uga wada hadleen xidhiidhka qotada dheer ee soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal itoobiya iyo somaliland.
Masuuliyinta labada dal, waxay isla garwaaqsadeen baahiyaha labada bulsho ee walaalahi u qabaan in ay iska kaashadaan Arimaha nabad gelyada, dhaqaalaha, horumarinta waxbarashada iwm.
Falanqayn dheer iyo qiimayn sugan ka dib, waxay masuuliyiinta labada wadan si mugleh isula qaateen.
In la xoojiyo xidhiidhka siyaasadeed ee labada wadan
In la dhiirigeliyo ganacsiga iyo maalgashiga
In dib loo hawlgeliyo lana soo celiyio duullimaadyadii shirkada Ethiopian airline ku samayn jirtay somaliland Hargaysa.
- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Ne ... ub5qB.dpuf

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 5:44 pm
by SomaliDefenceCouncil
Congratulations Khat addicts :stylin:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 5:47 pm
by OjOO
Gaada airways :dj:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 5:48 pm
by Individual
Keep dreaming Idoors, here's the real news!
The Ethiopian ambassador has spoken;

Sida uu shaaciyay Safiirka cusub ee Dowladda Ethiopia u fadhiya Muqdisho, Ambassador Wondimu Asaminew shirkadda duulimaadka Ethiopian Airlines waxay dib ugu bilaabeysaa duulimaadyo garoonka Muqdisho, xili ay shirkadaasi gabi ahaanba joojisay duulimaadkii ay ku tegi jirtay Somaliland.
Ambassador Wondimu Asaminew wuxuu sheegay in Dowladda Ethiopia ay go´aansatay xiligan iney dib u bilowdo duulimaadyo rasmi ah oo shirkadooda ku imaan doonto Muqdisho, si bulshada Soomaaliyeed iyo dadka kale loogu fududeeyo safarka mudada dheer qaadan jiray.
Wuxuu ka hadalyay Safiirka go´aanka ay shirkadda Ethiopian Airlines ay ku joojisay duulimaadkii ay ku tegi jirtay Hargeysa wuxuuna sheegay in taasi ay ku timid howlaha garoonka Hargeysa oo weli qabyo ah oo aan xamili karin diyaaradaha waaweyn iney soo caga dhigtaan.
Laakiin wuxuu tilmaamay in taasi badalkeeda ay u fududaatay iney duulimaad ka bilowdo garoonka weyn ee Muqdisho oo buuxiyay shuruudihii caalamiga ahaa ee caalamka ka jiray, sidaasi darteedna ay shirkadda ka howlgeli doonto.
Go’aanka Ethiopia ayaa waxaa dhaliilay maamulka Somaliland

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 5:50 pm
by Khalid Ali
Individual wrote:Keep dreaming Idoors, here's the real news!

Bantu where is the source did you get it from daynille or beenta cusub :lol:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 5:59 pm
by SomaliDefenceCouncil
Khalid Ali wrote:

Bantu where is the source did you get it from daynille or beenta cusub :lol:
losing ur temper :stylin:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:02 pm

Idoorow Sii caytama, gorgor iyo baryo badhan baa kuu suugayo Iyo calaacal ;)

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:05 pm
by Khalid Ali
Idoorow Sii caytama, gorgor iyo baryo badhan baa kuu suugayo Iyo calaacal ;)

Bantu badhan mise badan , afsomaliga so baro bantuyahow afsomaliga shalay naga bartay :lol:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:08 pm
by Individual
Khalid Ali wrote:Bantu badhan mise badan , afsomaliga so baro bantuyahow afsomaliga shalay naga bartay :lol:
Istaaqfurulaah war Idoor adigoo raali ah, ha ku dhegin Guuskayga ee meel kale ka doono mid aad nuugto Yaa Sharmuuta! :lol:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:09 pm
by SomaliDefenceCouncil
Khalid Ali you fat fool your the bantu :stylin:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:11 pm
by Khalid Ali
Individual wrote:
Khalid Ali wrote:Bantu badhan mise badan , afsomaliga so baro bantuyahow afsomaliga shalay naga bartay :lol:
istaaqfurulaah war Idoor adigoo raali ah, ha ku dhegin Guuskayga ee meel kale ka doono mid aad nuugto Yaa Sharmuuta!

Eeg inad afsomaliga ka aagnaan tahay baan ku sheegeyaa marki ba guus iyo futo ka hadal bu bilaabay waxan uso qoray ma badhan mise badan bantu foqol bantu oo anshax xun, bantu inad tahay waxan ku garanaya ,bantugu wuxu ka hadla wasmo , because bantuga wasmada ka manuuc bay ahayd, dadka afrikaanka amerikaan fuck dis fack that waxay ugu cel celiyaan xiniyaha la hayey marka bantugu wa sidaaso maydhan.

Kalmadad rabtiid ayuhal Zunuuj waxa weye Istaakhfirullah , istaqfirullah maha waan ogahay bantugu xurufaha qaar ma karan sida xarafka KH.

Iidoorku na cay maha

Idoor waan ku faana

iidoorku inu weligi wali aha weye
inay wadaado wada kheyr qaban wada yihin weye
inay halka waranka kaga waabiyaan wadku ka heleye weye
inay wadda jannada lo maro wada taxanyihin weye

garan maysid because bantu baad tahay

:mrgreen:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:16 pm
by abdikarim86

Kalmadad rabtiid ayahual Zunuuj waxa weye Istaakhfirullah , istaqfirullah maha waan ogahay bantugu xurufaha qaar ma karan sida xarafka KH.

Iidoorku na cay maha

Idoor waan ku faana

iidoorku inu weligi wali aha weye
inay wadaado wada kheyr qaban wada yihin weye
inay halka waranka kaga waabiyaan wadku ka heleye weye
inay wadda jannada lo maro wada taxanyihin weye

garan maysid because bantu baad tahay

:mrgreen:
Focking Hutu bastards :lol:

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:17 pm
by abdikarim86
As for the topic ...I hope this is true for the Aviation Minister's sake.

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:17 pm
by Leopard2
Khalid Ali wrote:
Individual wrote:
Khalid Ali wrote:Bantu badhan mise badan , afsomaliga so baro bantuyahow afsomaliga shalay naga bartay :lol:
istaaqfurulaah war Idoor adigoo raali ah, ha ku dhegin Guuskayga ee meel kale ka doono mid aad nuugto Yaa Sharmuuta!

Eeg inad afsomaliga ka aagnaan tahay baan ku sheegeyaa marki ba guus iyo futo ka hadal bu bilaabay waxan uso qoray ma badhan mise badan bantu foqol bantu oo anshax xun, bantu inad tahay waxan ku garanaya ,bantugu wuxu ka hadla wasmo , because bantuga wasmada ka manuuc bay ahayd, dadka afrikaanka amerikaan fuck dis fack that waxay ugu cel celiyaan xiniyaha la hayey marka bantugu wa sidaaso maydhan.

Kalmadad rabtiid ayuhal Zunuuj waxa weye Istaakhfirullah , istaqfirullah maha waan ogahay bantugu xurufaha qaar ma karan sida xarafka KH.

Iidoorku na cay maha

Idoor waan ku faana

iidoorku inu weligi wali aha weye
inay wadaado wada kheyr qaban wada yihin weye
inay halka waranka kaga waabiyaan wadku ka heleye weye
inay wadda jannada lo maro wada taxanyihin weye

garan maysid because bantu baad tahay

:mrgreen:
u are callin ppl WHO are offciale cushtics bantu :pac:

look this is a idoor.
Image

Re: Ethiopian airlines restarts it flights with Somaliland

Posted: Fri Sep 20, 2013 6:17 pm
by SomaliDefenceCouncil
Khat addicts you might as well bum lick us instead of bum licking Xabesha's :stylin: