xaliye123 wrote:Sheekh Mustafa DM dhibaato naguma hayso, waayo waxaan ognahay dhibku meeshu ka socdo waan Culusow iyo beesha hawiye waxa dabada ka riixaya DM.
Juboyinkana nin aan Daarod ahayn wax laga waydiin maayo oo iyada taas inay caddahay waa la wada arkaa, waxa nin waliba uu ugu hanqal taagayo jubooyinka waxa weeye Bare iyo Axmed oo is diidan lakin haday labadoodu isla socon lahayeen walee inaan cid kale oo hadlaysa la maqleen.
Waxaan maqli jiray nin daad qaaday xunbo Cuskay. Bal Shirka digil iyo Mirifle uga socdo oo uu shariif sakiin wato Maxaa Hawiye kaquseeyo? Faarax sheikh Cabdulqaadir iyo Gurguurte waxa lugu haysto soomaaha Axmad madoobe ayaad Heshiis lagasheen?
Sheekadii mamaqli jirtay Inta Maroodi ilmo Weer kacunay uu yiri maye anigaa aqaano ee iska daaya waxa caruurteyda cunay oo ariye.
It seems like In ay Kablax lax nooqaateen some how easy target oo layska eedaayo hawiye. Walee hadii aan nala dayn xitaa afmadow iyo garoowe lama joogi doono. allow yaa dadka wax usheego. Ma ilaawday gabaygaan.
Majeerteen gawaan raacis ah oo gabari ay keentay,
gaalgalaha iyo laylkase soo guguma xaytay,
ogaadeenkii gaajadu wade garawga soo doontay,
waatii gambada loogu xiray goob fagaara ehe,
ayagoo gunuunucahayoo caradu ay gaadhay,
ayagoo gufaaclaynayoo Gaandi Dabajoogo,
Gucle orodka waatay galeen gaarisiyo Kenya.
Ragu wuu is ilaaway.