Abdirashid raaxeeye, whereabout is this guy horta he only appeared in 2009
alla awoodii weynaa
abuurtiisu badanaa
bal u fiirso aadmiga
sida uu u kala duway
dadka qaar baa itaaliyo
awood loo dhameeyoo
ibtilo haleeshiyo
laga dhawray iimaha
qaarbaa indha la oo
loo diiday aragtida
dhagaha kuwaa la awdoo
maqal laga ilaashaa
qaar inay wax uriyaan
ayaan loogu tala galin
adimada kuwaan hayn
orodka laga asiibay
bini aadanka qaar baan
innaba laga abuuree
waana amar ilaahey
adiguna aqoon daran
yaad iila yaabtaa
aniguna itaalkey
yaan kula agjoogaa
ogow nafsigu waa adi
alla awoodii weynaa
abuurtiisu badanaa
dhab u eeg adduunyada
shida loo asdeeyee
dhulka qaybaa omosiyo
meel abaari haysaa
aragana lala asqoobaa
uunkeena lagu arag
qaar baa udgoonoo
ubuxu uu ku badan yahay
indhihii jaleecaa alla
aragtida ku doogsada
onkodiyo hilaac
ilo xareed ka buuxaan
ileyskiyo cadceeduna
intii wacan is dhaafsadeen
ummadiyo ugaadhuna
nimco ay la jiifaan
waana amar ilaahey
adiguna aqoon daran
yaad iila yaabtaa
aniguna itaalkey
yaan kula agjoogaa
ogow nafsigu waa adi
http://somalimuzic.com/music/Cabdirashi ... Waynaa.mp3
somali quotes
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1773 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 0 Replies
- 864 Views
-
Last post by Eaglehawk
-
- 14 Replies
- 1451 Views
-
Last post by JaMaaL-23
-
- 5 Replies
- 33675 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 55 Replies
- 8872 Views
-
Last post by MasterStro
-
- 0 Replies
- 387 Views
-
Last post by DANEYSTE
-
- 28 Replies
- 1564 Views
-
Last post by HELWAA
-
- 68 Replies
- 3235 Views
-
Last post by Aliyah99
-
- 1 Replies
- 438 Views
-
Last post by Naaima