Page 1 of 4
Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 1:22 pm
by KingWaslawi
Afkeenu hodan sanaa, dadkiisuna hiil-yaraa
Ha loo hiiliyo afka hooyo

Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 1:59 pm
by Ismail87
Shaaciradii hore iyo kuwa hada noolba kuwee baad gabayadooda ugu jeceshahay?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 2:18 pm
by AbtiiDoon
shalaymaanta xaa qabatay?
do you know what shalaymaanta means?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 2:32 pm
by InaSamaale
Gormaa Soomaaliya kuu dambeesay?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 2:35 pm
by InaSamaale
Xagee ka timi?
Xagee joogtaa?
Xagee u socotaa?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 3:20 pm
by KingWaslawi
Ismail87 wrote:Shaaciradii hore iyo kuwa hada noolba kuwee baad gabayadooda ugu jeceshahay?
Dabcan waxaan jecelahay kuwii hore, waayo gabayadii hore aad ayay u xigmad badnaayeen.
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 3:22 pm
by KingWaslawi
AbtiiDoon wrote:shalaymaanta xaa qabatay?
do you know what shalaymaanta means?
Shalay waxaan qabtay meel aad u yara durugsan waxaanan u raacay tareen igu qaatay ilaa hal saac qiyaastii.
Maanta waxaan ahaa iska firaaqo inta badan, wax saa u badana maan qaban alhamdulillah.
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 3:23 pm
by KingWaslawi
InaSamaale wrote:Gormaa Soomaaliya kuu dambeesay?
Waxaa iigu danbaysay horraantii sanadkan aynu ku jirno, bishii koowaad ee 2013.
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 3:24 pm
by KingWaslawi
InaSamaale wrote:Xagee ka timi?
Xagee joogtaa?
Xagee u socotaa?
Su'aalahan dib ugu noqo waayo waxbaa ka khaldan.
Fadlan i waydii su'aalo quman, oo dhinac loo raaci karo. Mahadsanid
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 3:42 pm
by HooBariiska
yaad ahayd?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 4:01 pm
by KingWaslawi
HooBariiska wrote:yaad ahayd?
Wallow kaana ceesaan.
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 4:03 pm
by HooBariiska
KingWaslawi wrote:HooBariiska wrote:yaad ahayd?
Wallow kaana ceesaan.
yaaa???

Posted: Thu Nov 07, 2013 4:12 pm
by LeJusticier
ma midigtaad maashaa mise bidixda?
Re: Ask Anything But Only in Somali Language
Posted: Thu Nov 07, 2013 4:46 pm
by KingWaslawi
LeJusticier wrote:ma midigtaad maashaa mise bidixda?
Subxaan allah waar waa maxay waxan aad soo qortay dee. Madaxda saa loolama hadlee camuu anigu nin xariira baan ahay. Arooskaygiina garbahaa laygu soo qaaday.