Supporters Of Prime Minister Banned From Protesting ........

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Supporters Of Prime Minister Banned From Protesting ........

Post by oxymoron »

Supporters Of Prime Minister Banned From Protesting .......

Prime Minister Wife Rallies Strongest Opposition To Save Her Husband's Political Career.

Xaaska R/Wasaaraha Soomaaliya oo wada abaabulkii ugu xoogaa ee lagu badbaadinayo Xukuumada R/Wasaare Saacid


November 12, 2013 - Waxaa Tafaftiray warkani : admin -
Xaaska R/Wasaaraha Soomaaliya Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi ayaa wada abaabul xoogan ay ku dooneyso in ay ku bad baadiso Xukuumada R/Wasaare Cabdi Faarax Sheyrdoon (Saacid)
Xildhibaanad Caasha oo ah qof galaan gal badan ku leh Siyaasada Dalka ayaa wada abaabulo ay Xildhibaano tiro badan oo katirsan Dowlada uga dhaadhicineyso qaabkii loo bad baadin lahaa Xukuumada R/Wasaare Saacid kadib markii ay Madaxweynaha isku dhaceen.
Xafiiska R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa ah mid mashquul badan ay kusugan yihiin Xildhibaano katirsan Baarlamaanka iyo Xubno siyaasiyiin ah, waxaana halkaasi kasocda abaabul ka dhan ah qorshaha Madaxweynaha ee ku aadan in R/Wasaaraha is casilo.
Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi ayaa kulan gaar ah isugu yeertay Haweenka ku jira Baarlamanaka Soomaaliya waxa ayna doonaysaa in ay ka dhaadhiciso qorsho ku aadan in aan la ridin Xukuumada loona guntado sidii loo bad baadin lahaa.
R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa naftiisa ah mid soo jeed kujira Saacadihii ugu dambeeyay waxa uuna wada tashiyo la sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirada , Xildhibaano iyo Xubno siyaasiyiin ay isku dhaw yihiin kuwaa uu kala tashanayay sida laga yeelayo dalabka Madaxweynaha ee ku aadan in uu iscasilo iyo sida ay Xukuumadiisa kusii jiri karto.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ah mid si weyn looga dareemayo guuxa ku aadan Khilaafka xargaha goostay ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya iyo R/Wasaaraha , Xubnaha Golaha Wasiirada ayaana noqday kuwa labo dhinac u qeyb samay oo labada xafiis kala camiray.

http://marqaannews.com/2013/11/12/xaask ... re-saacid/
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Supporters Of Prime Minister Banned From Protesting ....

Post by oxymoron »

Villa Soomaaliya oo hor istaagtey Mudaharaad lagu taageerayo Raysal wasaare Saacid
Warar lagu kalsoon yahay ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in Villa Soomaaliya ay Ciidanka Nabad sugida ku amreen in la joojiyo Mudaharaad lagasoo abaabuley Xafiiska Raysal wasaaraha kasoo lagu taageerayay Raysal wasaare Saacid.
Ciidanka Amisom ayaa iyana soo fara galisey oo isku dayday iney joojiyaan Mudaharaadka.
Shalay ayay ahayd markay banaanka usoo baxay Khilaafka xoogan ee u dhexeeya Raysal wasaaraha iyo Madaxweynaha.
Puntlandi
Muqdisho

http://puntlandi.com/villa-soomaaliya-o ... re-saacid/
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”