means geelka waxaa laga abuuray sheydaan.
Sheeko igu cusub weeye tan walle iyo bille.
Yacni wadaadka wuxuu oranayaa geelka waxaa laga abuuray ibliis (sheydaan).
Wuxuu kaloo sii oranayaa dadka hilibka geelka cuna waa iney weyso qaataan markale.
Tani macnaheedu waxa weeye, adoo weyso qaba hadaad cunto hilib geel weysada wey kaa jabi oo waa inaad dib u weyso qaadataa.
Yaa maqlay arintan anigu maanta ayaa iigu horeysee?
