Page 1 of 1

Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PICS

Posted: Wed Dec 04, 2013 8:30 am
by oxymoron
Musharax Prof.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas

Puntland Presidential Front Runner Up Candidate Receives A Hero's Welcome In State Capital


:dj: :stylin: :stylin: :clap: :clap:


Image
Image
Image
Image
Image
http://www.puntlandpost.com/pp/wp-conte ... 50x342.jpg
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

Re: Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PIC

Posted: Wed Dec 04, 2013 8:38 am
by Bermooda
Very brave man :ehh: :Obama:

Re: Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PIC

Posted: Sat Dec 07, 2013 2:21 am
by oxymoron
QARDHO ON FIRE FOR Cabdiwali :clap: :stylin:

Daawo sida Musharax Gaas loogusoo Dhaweeyey Qardho

[youtube]PGwXnNKepJg#t=182[/youtube]

Re: Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PIC

Posted: Sun Dec 08, 2013 2:37 am
by oxymoron
Musharax C/wali Maxamed Cali Gaas oo ah Musharax u taagan xilka madaxtinimada ee Puntland ayaa maanta siwayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

Image

Soo dhawaynta murashax C/wali Maxamed Cali Gaas ee magalada Bosaaso waxaa ka qayb galay Wax-garad,siyaasiyiin,haween,dhalinyaro iyo dadwayne kale oo taageersan siyaasadiisa kuwaasoo watay boorar ay ku sawiran yihiin muuqaalkiisa Iyo Gawaari Farabadan.

Nabadoon Cabdulqaadir Axmed Ibraahim Xargo oo kamid ah waxgaradki kaqayb galay soo dhawaynta Musharax Cabdiwali gaas ayaa ugu horayn halkaasi kahadlay siwayna usoo dhaweeyay Musharaxa .

''Dhamaan shacabka Gobolka Bari iyo shacabka Puntland ee halkaan taagan waxa ay diyaar uyihiin inay kula shaqeeyan,waxay diyaar uyihiin in gacma furan iyo qalbi furan iyo niyad sami iyo wanaagba in ay kuugu soo ban baxeen'', ayuu yiri Nabadoon Xarago.

Musharax C/wali Maxamed Cali Gaas oo Saxaafada iyo dadweynihii soo dhaweeyey kula hadlay hoyga laga dajiyay Magaalada Boosaaso ayaa mahadcelin balaaran ujeediyay dadwaynihii soo dhawaynayay.

''Waad hadasheen,cod dheer baad ku tiraahdeen fariintiinuna way cadahay puntland waay umuuqataa,xildhibaanadana waa ay umuqataa madaxda Puntland waa ay umuuqata maanta soo dhawaynta aad ii samayseen''Ayuu yiri Musharax Cabdiwali Gaas.

Waxa uu musharaxo katacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso,waxana uu shacabka ugu baaqay in ay adkaystaan amaankooda meelna uga soo wada jeestaan cidkasta oo wata falal lidi ku ah dhanka amaanka.

Maxamed Xirsi Jabra

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

http://calanka.com/?nid=23975

Re: Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PIC

Posted: Sun Dec 08, 2013 2:39 am
by AbdiJohnson
Elections might be cancelled don't celebrate to early, faroole aint goin nowhere soon or else a civil war starts

Re: Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PIC

Posted: Sun Dec 08, 2013 2:45 am
by oxymoron
AbdiJohnson wrote:Elections might be cancelled don't celebrate to early, faroole aint goin nowhere soon or else a civil war starts
No one including Faroole has the power to cancel elections, Puntland is way to advanced for that. :ugeek:

Re: Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PIC

Posted: Sun Dec 08, 2013 7:50 pm
by Khalid Ali
Lady nas this means nothing crazywelly will be humiliated by faroole soon, cudur maxamuuds will not be allowed to rule majeerteens, Majeerteen traditional leaders are the cismaan maxamuuud followed by the ciise riyooles.. Cudur maxamuuds were the footsoldiers of boqor cismaan and keenadiid. crazywelly will be defeated as usual he was first defeated by the Mudulood and now the ciise riyooles will humiliate him.

Re: Cabdiwali Receives A Hero's Welcome In State Capital PIC

Posted: Mon Dec 09, 2013 7:05 am
by oxymoron
Khalid Ali wrote:Lady nas this means nothing crazywelly will be humiliated by faroole soon, cudur maxamuuds will not be allowed to rule majeerteens, Majeerteen traditional leaders are the cismaan maxamuuud followed by the ciise riyooles.. Cudur maxamuuds were the footsoldiers of boqor cismaan and keenadiid. crazywelly will be defeated as usual he was first defeated by the Mudulood and now the ciise riyooles will humiliate him.
Warya AKISHE, you think were like your adopted clan family who fought over Qamadi? :lol: :lol:

A f-king AKISHE has the audacity to talk about matters of the most notable Kings of Africa, what is the world coming to. :|

Image

Even in the West your still a Akishe, know your place ugly bitch. :mrgreen: