JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by Faranacab »

PL public helped JL in its inception and during state making process, so this tiny aid is a shukar calaa waajib. However, I'm glad to see the twin states assisting each other, in their needy time. May Allah SWT be more generous to the survivors.
Maamulka Jubaland oo 100,300 oo doolar ugu deeqay dadkii ku wax yeeloobay duufaanadii Puntland

December 6, 2013 // admin1 // News

Maamulka Jubaland ayaa lacag dhan 100 kun iyo 300 doolar ugu deeqay dadkii ay waxyeeladu kasoo gaadhay duufaanadii ku dhuftay Puntland.Gudiga culimada ee u xilsaaray tabarucaadka oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay Puntland ayaa shaaciyay deeqda kasoo gaadhay Jubaland iyagoo deeqdaas uga mahad celiyay shacabka, ganacsatada iyo maamulka Jubaland.

Gudigu waxay sheegeen in deeqda kasoo gaadhay Jubaland ay tahay deeqdii ugu badnayd ee Puntland kasoo gaadha dibada.Hoos ka daawo shir-saxaafadeedkii gudiga tabarucaadka ay ku shaaciyeen arintan.

[youtube]a1xVdNj9S3Y[/youtube]


http://www.dhanaan.com/dhanaan/maamulka ... -puntland/
User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3417
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by Ismail87 »

Mashallah ilaahay ha ka abaal mariyo :up:
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by Mustafee101 »

:up:
User avatar
BlackRain
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4196
Joined: Thu Sep 13, 2012 1:06 pm

Re: JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by BlackRain »

Thanks Jubaland for the brotherly gesture!!

Meanwhile the fake 1 million from Ugandhisho still on the way :pac:
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by Faranacab »

:lol: :lol: The EU Commissioner Andiris( in this same gesture) says it was shipped to PL, before time.... :deadrose:

Image
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5153
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by STARKAST »

:up: Both states/'countries' are the same thing.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by Hyperactive »

adoonka wo wareega. hada rer agdeer wey oku jirta, intey so'on doontaba! Allah ba ok.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: JUBALAND FINANCIAL AID REACHES PUNTLAND

Post by Faranacab »

sheekheygii, nafta ka waran?

Reer tolka weli halgan buu ku jiraa, Idam Allese wuu guulaysan.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”