Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership....

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership....

Post by oxymoron »

Madaxweyne Faroole:Jig-jiga caan bay ku tahay in lugugu soo dhaweeyo dhaanto

Madaxwaynaha Dawlada Puntland Cabdiraxamaan faroole ayaa diriiran waxaa loogu soo dhaweeyay Magaalada Jigjiga ee Caasimada Dawlada deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Madaxwaynaha Puntland ayaa shalay ka anbabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland isagoona Dalka Itoobiya u tagay arimo ku aadan ka qayabgalka Xuska Maalinta qawmiyadaha Dalka Itoobiya oo snaadkaan lugu qabanayo Magaalada Jigjiga.

Madaxwaynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha uga hortagay Madaxwaynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya & xubno ka tirsan Xukuumadiisa.

Madaxwaynaha Puntland aya lugu wadaa inta uu Itoobiya ku suganyahay in uu la kulmo Dawlada Itoobiya Madaxdeeda islamarklaasna ka wada hadlaan arimaha Soomaaliya & Puntland.

Image
Image
Image
Image
Image

http://www.raxanreeb.com/2013/12/madaxw ... tosawirro/
Last edited by oxymoron on Sat Dec 07, 2013 7:37 am, edited 1 time in total.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Kablalax Top Leadership In Jig Jiga: Planing The Future.

Post by oxymoron »

Deg Deg:- Madaxwaynaha Juba oo u dhoofay Jigjiga :stylin:
7. december 2013
Allpuntland

Image

Madaxwaynaha Juba Mudane Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa goor dhawayd ka duulay Garooonka diyaaradaha ee Juba, isagoo kusii jeeda Magaalada Jigjiga ee Caasimada Dawlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Axmed Madoobe ayaa Jigjiga kaga qayabgalaya shirka Qowmiyadaha Itoobiya, iyadoona shirkaas ay ka qayabgalayaan Madax kal duwan.

Madaxwaynaha Juba ayaa la qorshaynayaa in marka uu kasoo laabto Dalka Itoobiya uu dhamaystiro Dawladiisa qaybaha ay ka koobnaanayso.

Xafiiska Wararka Kismaayo, Allpuntland

http://www.allpuntland.com/2010/anmview ... a=3221&z=1
Last edited by oxymoron on Sat Dec 07, 2013 7:48 am, edited 1 time in total.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Kablalax Top Leadership In Jig Jiga: Planing The Future.

Post by oxymoron »

Jaaliyada Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Puntland oo xusay maalinta Qawmiyadaha iyo Shucuubta Ehtiopia.

Munaasabad balaaran oo lagu xusayay xuska 8-aad ee maalinta Qawmiyadaha iyo Shucuubta dowlada Federaalka Ehiopia ayaa ka dhacday magaalada Bosaso ee Puntland markii ugu horaysay Taariikhda.
Dumar,aqoonyahan,waxgarad,dhalinyaro,masuuliyiin ka tirsan dowlada Puntland iyo dadweyne kale ayaa kala qayb galay Munaasabada Jaaliyadaha Midnimada Bulshada Soomaalida Ehiopia ee Puntland.
Halkudhigyo lagu waynaynayay Munaasabada iyo calanka dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa ka muuqday goobta ay Munaasabadu ka dhacday.
Goobta ayaa lagu soo bandhigay Cayaaraha Hidaha iyo dhaqanka ee caanka ay ku yihiin dadweynaha dowlad deegaanka Ethiopia.

Xoghayaha iyo Guddoomiyaha Jaaliyadaha Midnimada Bulshada Soomaalida Ehiopia ee Puntland Maxamed Cabdinaasir Macalin Siraad iyo Cabdixakiin Maxamed Ibraahim oo ka hadlay Munaasabada ayaa sheegay in dadweynaha ku nool dowlada Federaalka Ethiopia ay aad ugu wayn tahay maalintan oo ah maalintii ay Midoobeen dhamaan Qawmiyadaha Federaalka Ethiopia.
Gabagaba Munaasabada ayaa Jaaliyaduhu ay soo saareen baaq ay saldhig u ahayd;

1-In si wayn ay u taageersan yihiin hormarka ka soconaya maamulka Suubaan ee dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia.
2-In Jaaliyadaha DDSI ay dowladaha Puntland iyo DDSI ay ka caawiyaan dib u dajinta Jaaliyadaha ku nool Puntland.
3-iyo in laga gacan siiyo deeqaha Waxbarashada .
Waxaa xusid mudan in Munaasabada ka socota Jigjiga ay ka qayb galayaan Madaxweynaha dowlada Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud ‘’Farole’’.
Sin kastaba ha ahate Munaasaada ka dhacday Bosaso ayaa muujinaysa in Dadweynaha Puntland iyo dadweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ay yihiin walaalo isjecel oo aan kala maarmin.
Sawirada hoos ka daawo


Image
Image
Image
Image

http://puntlandi.com/sawiro-jaaliyada-d ... -ehtiopia/
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by oxymoron »

Dowladda Federaalka ah ayaa wefdi heer wasiir ah u direy xuska qawmiyadaha Itoobiya ee Jigjiga ka dhacaya

Image

Wefdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Warfaafinta Boosaha iyo Isgaarsiinta Cabdullaahi Ciil-Mooge Xirsi ayaa maanta ka dhoofey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.
Wefdiga Wasiirku hoggaaminaayo ayaa ku jeeda magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, Wefdiga aya casumaad ka heley Madaxweynaha deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamed Cumar (Iley), waxaana uu ku casumey in ay ka soo qaybgalaan bandhiyo ka dhici doono Jigjiga kaas oo ay ka soo qaybgalayaan Qawmiyadaha kala duwan ee Itoobiya waxaana ay ku soo bandhigayaan daqamadooda iyo Xadaaradaha ay leeyihiin.

Ciilmooge ayaa mar uu saxaaafadda la hadlaayey yiri:

Munaasabadda aan u socono waxa ay ka dambeysay casuumaad aan ka helnay Ismaamulka Soomaalida ee dowladda Deegaanka Itoobiya, anaguna waan aqbalnay casuumaadaas, anagoo ka kooban Wasiiro, Xildhibaanno, bulshadii rayidka iyo dhaqankii oo dhan ayaan ku soconaa.

Xafladdan oo ah tii ugu horeysay ee Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya lagu qabto, ayaa ka qeyb galaya marti ka socota ilaa 20 dal, iyada oo madaxda iyo saraakiil maamulada Soomaalida iyo kuwa Dawladda Federalka ee Sooomaaliya.

Horseed Media 2013

http://horseedmedia.net/2013/12/07/dowl ... -itoobiya/
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by Hyperactive »

innallilah! Allah eebteena astur.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by oxymoron »

hyperactive wrote:innallilah! Allah eebteena astur.
eebteena got uncovered in 91, and for the past 20 years only got worse.

I am actually posting good news, their sucking adoon cock in Xamar, and their more than beyond happy. :lol: :lol: :lol:
User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4931
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by Hodan94 »

Waa shir darood.
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5153
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by STARKAST »

Pure animals every one of those Somalis for having the nerve to print that habesha flag up.

Celebrating the very entity that is supporting the fragmentation and destruction of the Somali race and nation.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by Hyperactive »

oxymoron wrote:
hyperactive wrote:innallilah! Allah eebteena astur.
eebteena got uncovered in 91, and for the past 20 years only got worse.

I am actually posting good news, their sucking adoon cock in Xamar, and their more than beyond happy. :lol: :lol: :lol:
war kir ba laku yiri. lol. i just hate ina illey and what he stand for. i am going back in march, hope wont be in jail.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by sahal80 »

Don't add the free from ethiopia somali leadership represented by the south into that list!

Amisom are called peacekeepers and now we are changed the whole thing into a UN mission by next year wich will include muslim countries.
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by oxymoron »

Jigjiga Is A Somali Capital.
And It looks Better Than Any Somali City Period :stylin:

Image

Jigjiga: Somali Capital of the West
Jigjiga airport

Image
Image

Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image
Image

statue for Sayid Muhamed Abdullah Hassan,in Jigjiga
Image
[youtube]sFMk8i1PPwk#t=27[/youtube]
Image
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by oxymoron »

sahal80 wrote:Don't add the free from ethiopia somali leadership represented by the south into that list!

Amisom are called peacekeepers and now we are changed the whole thing into a UN mission by next year wich will include muslim countries.
You wish you were free. :lol: :lol: :lol:

Image
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by Hyperactive »

oxy, you will make good dabaqoodi! mad jigjiga taktid?! lol
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by oxymoron »

hyperactive wrote:oxy, you will make good dabaqoodi! mad jigjiga taktid?! lol
Why should I be a key board warrior like you? :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Jigjiga Once Again Brings Together Top Somali Leadership

Post by Hyperactive »

lol i wish i was but dabaqoodinimo is not my thing. im going back again and see what they gonna do to me. but for you, ina illey will love you.

ina illey wadanka okuma gooreyno.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”