Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Conference

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Conference

Post by anzeloti »

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya wafdi ka soo tegay gobalka Gedo ee gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay.

Siyaasiyiintaasi waxaa hor-kacaya Maxamuud Sayid Aadan oo sheegay in ay qaabileen waxgaradka iyo siyaasiyiinta ku shirsan magaalada Baydhabo oo wada ololaha maamulka loogu sameynayo goballada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa wararka la helayo ay sheegayaan in Maxamuud Sayid Aadan iyo siyaasiyiinta kale loo balan qaaday xilal waa weyn sidaa darteedna ay ka soo qeyb galaan gogosha taala magalada Baydhabo ee maamulka loogu yigyeelayo gobollo ay ka mid yihiin Jubbooyinka iyo Gedo

Warar hoose iyo ilo lagu kalsoon yahay oo la hadlay Wakaaladda Wararka ee Warqaad waxa ay sheegeen in arrintan ay timid kadib markii ay ka gadoodeen maamulka laga dhisay Kismaayo ee uu hoggaamiye ka yahay Sheekh Axmed Madoobe.

Ilaha aynu la hadalnay waxay xaqiijiyeen sidoo kale in Gobalka Gedo masuuliyiinteeda ay la safteen sidaa darteedna ay ka guul gaarayaan howsha iminka ka socoto Baydhabo.

Waxaa la isweydiinayaa sida ay dowladda Soomaaliya u xalin doonto isqab-qabsi soo shaac bixi doona marka uu dhammaado maamulka la doonayo in laga dhiso magaalada Baydhabo kaasoo dad badan ay u arkaan inuu yahay mid fowdo iyo qas abuur ah, halka dad u badan Digil iyo Mirifle ay aad u taageersan yihiin.

Maamulka KMG ee Jubba ayaa ka taliya Jubbooyinka iyo Gedo sida dowladda ay ka warqabto waxaana laga war sugayaa sida ay u xalin doonto siqab=-qabsiga dhanka dhulka ah oo soo shaac baxaya marka ay dhamaato howsha ka soconayso magaalada Baydbabo ee xarunta gobalka Bay.


:som: :up: :stylin:
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by SecretAgent »

Gedo,bay,bakool,middle jubba,sh hoose :up:
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by Rabshoole »

I support Alta jubba State :up:
-
Official language of Alta jubba state will be MAY :stylin:
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by anzeloti »

SecretAgent wrote:Gedo,bay,bakool,middle jubba,sh hoose :up:

:stylin:


Jubbada Hoose in under a brutal colonization though :meles:

Image

Image

Image


:snoop:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by AhlulbaytSoldier »

Hooray 6 gobolstate :up:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by original dervish »

:lol: you know you don`t believe in this nonsense.
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by AbkoowDhiblaawe »

Good luck beesha maay maay :stylin: :eat:
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by anzeloti »

original dervish wrote::lol: you know you don`t believe in this nonsense.

Mind your business this is southern affair :stylin:


MEANWHILE YOUE PEOPLE are reduced to this

Image

Image


:pacspit:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by original dervish »

I couldn`t post pics of your people.....since it would have to be in the Bantu Bukkake section. :scusthov:
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by anzeloti »

original dervish wrote:I couldn`t post pics of your people.....since it would have to be in the Bantu Bukkake section. :scusthov:

:umad:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by original dervish »

Not at all........I`m actually rather amused by your behavior. :lol: :up:
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Gedo Delegates arrive in Baydhabo for the 6 Gobol Confer

Post by AbdiWahab252 »

BayGedo State is coming to fruition
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”