'Ata' bin Abi Rabah

Fahamka Diinta Islaamka

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Maandhow
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 581
Joined: Sun Nov 27, 2011 6:56 am
Location: Nisabor

'Ata' bin Abi Rabah

Post by Maandhow »

Cadhaa ibn abii Rabaaxa, wuxuu kamid ahaay ardaydii Ibnu Cabaas iyo Abuu Hurrayra(RC).
Wuxuu ahaay zaahid,haddii aad dhagaysatid qisadiisa waxaad la yaabaysaa cilmigiisa,caqligiisa,
hab dhaqankiisa iyo burhaantiisa. Cilmiga siduu u jeclaay 20 sanno kama bixin Masjidka Xaramka ilaa uu ka noqday Mufdiga Xaramka. Cilmigiisa waxaa ka faaiidaystay culimo waa weeyn sida Abuu Xaniifa ibnu Nucmaan iwm.
Markii la waydiiyey heerkaas side ku gaartay? Wuxuu ku jawaabay 2daan arrimood: naftiisa oo uu ka adkaaday, qofkii naftiisa ka adkaadana wax walba waa ka adkaanaa. Mida labaadna waqtigiisa ayuu cilmi ugu faaiidaystay. sheeko sheeko iyo bashaal bashaal meel uu iska dhigay.



  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Islam - Understanding Islam”