



developing. apparently barre hiraale is back

we'll know for sure tomorrow morning

Moderator: Moderators
http://shabelle.net/?p=12958Kismaayo (Sh M Network)—Ugu yaraan 5 Ruux ayaa ku dhimatay tiro intaasi ka badana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Dagaal Culsu gelinkii dambe ee maanta uu ka dhacay Duleedka Maghaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.
Dagaalkan ayaa waxuu ka dhacay Degaanka Goobweyn ee Duleedka Kismaayo ka gadaal markii Al Shabaab iyo Dadka oo isku dhinac ah ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamo ka tirsan maamulka KMG ah ee Juba ay ku leeyihiin Duleedka Magaaladaasi.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Dagaalka uu ahaa mid Culus islamarkaana ay ku dhinteen ku dhawaad 5 Ruux waxuuna intaasi raaciyay in dhaawacyo intaasi ka badan ay jiraan inkastoo aan wali la xaqiijin tiradooda.
Xiriiro kala duwan aanu la sameenay Saraakiisha Ciidamada Maamulka KMG ah ee Juba iyo Dadka Degaanka ayaa inoo suuro gelin in aan qadka taleefonka ku haleelno si aan wax badan uga ogaano sabata keentay in Al Shabaab iyo Dadka Degaanka oo isku dhinac ah ay Weerar ku qaadeen Ciidamo hoostaga Maamulka uu hogaamiyo Axmed Madoobe.
Ugu dambeyn, Xaalada Degaanka Goobweyn ee Duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay jiraan Xiisado Dagaal oo u dhaxeeyay Al Shabaab, Dadka Degaanka o isdhinac socda iyo ciidamo kale oo ka tirsan Maamulka KMG ee Juba.
Indeed, I can imagine that. You universally enjoying the drum beating of war between two brotherly clanshydrogen wrote:It's unfortunate you interpret this thread that way. Politics is a high culture that happens to be universally enjoyed, this thread is merely breaking news.
Very much. I could always read it fluently if I wanted to but I could never be bothered to read it, when I came to snet, I'd ask for a summary in English. Now that I really want to know what has happened, I read it myself and quickly. Consequently it's become easy/normal nowPerfect_Order wrote:Hydrogen has your understanding of somali improved since you got into politics?
Of course notSagaashan wrote:Indeed, I can imagine that. You universally enjoying the drum beating of war between two brotherly clanshydrogen wrote:It's unfortunate you interpret this thread that way. Politics is a high culture that happens to be universally enjoyed, this thread is merely breaking news.
Perfect_Order wrote:Well you still have some way to go the article said alshabab and those on the same side against madoobe's forces attacked them at their base. Madoobe's forces got attacked according to the article.
You are a depraved individual and as a patriot I refuse to engage in this debate with you!Sagaashan wrote:How about Sacad and Saleebaan, it doesn't get any spectacular than 20+ death b/c of water well in an arid land
I'm doing an essay and there's nothing wrong with listening in on the gossip at the same timePerfect_Order wrote:Smh you are on paltalk too Wtf man wakhtiga ha iska luminin.