Page 1 of 1

abdiwali gaas is heading to mogadishu

Posted: Wed Feb 05, 2014 6:58 pm
by sahal80
Will attend the burial of late pm abdirizaaq hussain allah yarhamo in mogadishu

Some reports are saying faroole may be included in his delegation!


"Madaxwaynaha dowladda Puntland Cabdiwali Maxamed Cali(Gaas) wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu wadaa inay ka qayb gallaan aas magalada Muqdisho loogu samaynayo allaha u naxariistee RW labaad ee Somalia Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen.

Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen Xasan ayaa todobaadkan bilowgiisii ku geeriyooday isbitaal ku yaala magalada Minneapolis halkaasoo mudo ku xanuun sanaa, wuxuna Ra'iisul wasare Somalia kasoo noqday intii u dhaxaysay 1964 -ilaa 1967-dii.

Ka qayb galka aaska Marxum Cabdirisaaq waxaa ku wehelinaya Madaxwaynaha Puntland wasiiro iyo Isimo iyadoo wararku sheegayaan in maalinta barito ah maydka Marxuumka laga soo qaadi doono wadanka Maraykanka.


GAROWE ONLINE"

Re: Gaas in the villa! (pic)

Posted: Thu Feb 06, 2014 7:24 am
by sahal80
Image