bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
Moderator: Moderators
bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
hiiraan is totally different, only one day you can capture the whole hiiraan but the problem is that al shabaab are multi-ethic group and will land from all the hiiraan borders. now, because of the other operations in the whole region, al shabaab are very weak and cant get any external help
great military strategy there, they started from the south westren villages and turned to buloburde so that they cant escape except to galgaduud via middle shabeele-adan yabaal-
jalalqsi remains still in their hands, next move to be there along the eastren borders like moqokori and maxaas.
Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo gudaha u galay Buulo-burte
Khamiis, Maarso 13, 2014 (HOL) — Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo isgarabsanaya ayaa gudaha u galay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, halkaasoo ahayd goob ay Al-shabaabku ku xooggan yihiin.
Iska-horimaad xooggan oo dhinaca galbeed ee magaalada ka dhacay kaddib ayaa waxaa ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ee ka tirsan AMSIOM u suuro-gashay inay gudaha u galaan degmadaas.
Degmada Buulo-burte oo ah degmada labaad ee ugu weyn gobolka Hiirana ayaa ku jirtay gacanta Al-shabaab dhowrkii sano ee lasoo dhaafay, iyadoo ay noqonayso markii ugu horreysay oo laga qabsado.
Tan iyo saakay waxaa degmadaas ka jiray barakac ay sameynayaan dadka ku nool oo qaarkood sheegay in dagaalladu ay kusoo dhawaadeen. Iyadoo ciidamadan ay isla maanta qabsadeen deegaanka Buq-Aqable oo ku dhow Buulo-burte.
Al-shabaab weli kama aysan hadlin qabsashada degmada Buulo-burte, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay dagaalka oo ahaa mid xooggan oo ay ciidamadu isku adeegsanayeen hubka culus iyo midka fudud.
Dhanka kale, lama oga illaa hadda halka ay ku sugan yihiin ciidamadii Itoobiya iyo kuwii dowladda Soomaaliya ee ku baxay dhinaca bari ee gobolka Hiiraan, kuwaaas oo qorshahoodu ahaa inay gaaraan degmada Buulo-burte oo bartilmaameedku ahaa.
Wixii kusoo kordha wararkan kala soco Hiiraan.
Hiiraan Online, News Desk

Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
sahal, what is the SNA's strategy in the central regions now? After Hiiraan is pacified, where will they go?
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
there is a problem with the traditional dhusamareeb political power who want to keep their own regional privileges and are afraid of the govts post-liberation plans wich will move the region into a wider administration that will include ceelbuur. nevetheless, the governor is preparing an army that will partake the operation till ceelbuur makes its SNA.Marques wrote:sahal, what is the SNA's strategy in the central regions now? After Hiiraan is pacified, where will they go?
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
There is still Shabaab in Jowhar right?
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
not in jowhar there is were amisom have bases but around mahadaay-only SNA-but they may have cadale, warsheekh and adan yabaal along the coast and galgaduud borders.Marques wrote:There is still Shabaab in Jowhar right?
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
" Cabdi Faarax Laqanyo, ayaa ku waramaaya in uu isagu hogaaminaayay hawlgalka lagu qabtay Degmada Buulo Burde, isla-markaana uu hawlgalku ahaa mid guuleystay Ayaa Yiri :
"Anigaa hogaaminaayay hawlgalka lagu qabtay Buulo Burde, hawlgalka lagu qabtay Degmada Buulo Burde waa mid guuleystay.,24 saac Shabaab waa soo gaba gabeen doonaa meelaha, ay kaga harsan yihiin Gobolka Hiiraan."
Dhanka kale Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan waxa uu sheegay in Ciidamada Dowladda iyo Amisom, ay saacad kasta ku dhaqaaqi karaan Degmooyinka Jalalaqsi iyo Maxaas, si gacanta Dowladda loo soo geliyo Degmooyinka, ay Shabaabku ka jooggaan Gobolka Hiiraan.
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdi Faarax oo caawa la hadlay Idaacada Goobjoog ee Magaalada Muqdisho, ayaa wax laga weydiiyay xaalada Degmada Buulo Burde, wuxuuna sheegay in ay tahay mid deggan ayna Gacanta ku Hayaan Magalada Si Buuxda.
Sidoo kale Cabdi Faarax Laqanyo ayaa hoosta ka xariiqay in ay si diiran u soo dhaweeyeen dadka reer Buulo burde"
-------------------------------------------------
B/weyne: HN:- Ciidamada maamulka gobolka Hiiraan iyo kuwa midowgga Africa ayaa maanta oo Khamiis ah la wareegay gacan ku haynta degmada Buuloburte ee gobolka Hiiraan.
Sarkaal u hadlay ciidamada maamulka gobolka ayaa warbaahinta u cadeeyey in si buuxda aay gacanta ugu dhigeen magaalada muhiimka ah ee buulo Burte
Magaalada Buuloburte waxay ka mid ahayd magaalooyinka fara-ku-tiriska ah ee ay ku xoogganayd kooxda Al-Shabaab.
Maxamed Amiin oo ah sarkaalka u hadlay ciidamada ayaa sheegay inay qorsheynayaan inay kooxda Al-Shabaab ka saaraan goobaha ay uga sugan tahay gobolka Hiiraan.
Ciidanka maamulka ee gobolka Hiiraan ayaa saaka waxay ka soo dhaqaaqeen xarunta gobolka Hiiraan iyagoo soo kala qaatay labo wado, halka ciidanaka maamulka gobolka iyo kuwa Jabuuti aay qaadeen wado marta dhinaca galbeedka iyadoo dhinaca barrigana aay qaadeen ciidamada maamulka gobolka iyo kuwa Itoobiya, ciidamada galay magaalada ayaa ah kuwa dowlada iyo kuwa Jabuuti halka kuwii Itoobiya aay ku sugan yihiin tuulada Garasyaani.
Lama soo sheegeen wax iska caabin ah oo aay la kulmeen ciidamadan qabsaday magaalada Buulo Burte, lamana oga meesha aay aadeen maleeshiyadii Al-shabaab.
Warar hada soo dhacay ayaa sheegaya in horjoogihii Shabaab Yusuf Cali uu u baxsaday dhinaca buuraha Yasooman isaga iyo maleeshiyo uu wato waxaana la qiyaasayaa in aay u socdaan deegaanada aay weli ku xoogan yihiin.
Hiiraan Net

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
The Djiboutians made a deal with the Al Shabaab in BuloBurde, that's why there was no bloodshed. Had it been the Ethiopians, there would have been a bloodbath.
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
TheblueNwhite wrote:The Djiboutians made a deal with the Al Shabaab in BuloBurde, that's why there was no bloodshed. Had it been the Ethiopians, there would have been a bloodbath.

Are you also saying the xabashis didn't even take part let alone leading it

- GeoSeven
- SomaliNet Super
- Posts: 5687
- Joined: Sat Sep 17, 2011 10:41 am
- Location: Out of my mind somewhere...always somewhere, never an exact location.
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
I didn't hear about a deal but apparently Laqanyo and Col Osman Dubad wouldn't budge and denied the Ethiopians participation. The Ethiopian commander was actually irritated about being left out. The force consisted mostly of the SNA with support from the Djiboutians.TheblueNwhite wrote:The Djiboutians made a deal with the Al Shabaab in BuloBurde, that's why there was no bloodshed. Had it been the Ethiopians, there would have been a bloodbath.
Perhaps Sahal or someone else can verify.
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
I don't care how they did it Djibouti has proven itself. Waryada Sahal/Geo stop hogging them Ceelbuur needs a battalion or 2 cos there is no way a xabashi or bantu will be tolerated there for we rather stick with Alshaytan

- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
There was a deal alright between the Djiboutians and the Alshabaab in Buleburde. It was a slap in the face for the Ethiopians. They were sidelined on purpose. Alshabaab would rather deal with the Djiboutians than face the Ethiopians.GeoSeven wrote:I didn't hear about a deal but apparently Laqanyo and Col Osman Dubad wouldn't budge and denied the Ethiopians participation. The Ethiopian commander was actually irritated about being left out. The force consisted mostly of the SNA with support from the Djiboutians.TheblueNwhite wrote:The Djiboutians made a deal with the Al Shabaab in BuloBurde, that's why there was no bloodshed. Had it been the Ethiopians, there would have been a bloodbath.
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
YES no ethiopians in buloburde, they are about 40km north of buloburde in garasyaani. djibouti and big numbers of SNA have taken the other way that leads to the south west-not the high way- until they reached close to bay and lower shabeele borders, scattered in there new bases, suddenly they attacked buloburde from its south west. al shabaab wasnt expecting this because they were watching ethiopia and the SNA in the high way coming from janta kundishu and who stopped at garasyaani 40km noth of buloburde.Bermooda wrote:TheblueNwhite wrote:The Djiboutians made a deal with the Al Shabaab in BuloBurde, that's why there was no bloodshed. Had it been the Ethiopians, there would have been a bloodbath.![]()
![]()
Are you also saying the xabashis didn't even take part let alone leading itPS Cali Dheere is still breathing
the reason djibouti and SNA started from the south west is to close al shabaabs transport roads between bay, the two shabeele and hiiraan sothat buloburde can be secured. great military strategy.
Last edited by sahal80 on Sat Mar 15, 2014 7:05 am, edited 5 times in total.
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
i dont think there was a deal at all, the attack from behind was a big surprise for al shabaab as ethiopia and SNA were stationed in their north, in garasyaani in the high way-for tactical reasons- the proof is that they attacked buloburde last night and got defeated.TheblueNwhite wrote:There was a deal alright between the Djiboutians and the Alshabaab in Buleburde. It was a slap in the face for the Ethiopians. They were sidelined on purpose. Alshabaab would rather deal with the Djiboutians than face the Ethiopians.GeoSeven wrote:I didn't hear about a deal but apparently Laqanyo and Col Osman Dubad wouldn't budge and denied the Ethiopians participation. The Ethiopian commander was actually irritated about being left out. The force consisted mostly of the SNA with support from the Djiboutians.TheblueNwhite wrote:The Djiboutians made a deal with the Al Shabaab in BuloBurde, that's why there was no bloodshed. Had it been the Ethiopians, there would have been a bloodbath.
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
There was a deal. You just dont know it, which is ok. The thing is it is normal for Al Shabaab members who occupy a district to vacate first and attack later. In Buloburde, there were ongoing talks between the Djibs and the Al Shabaab for sometime now. I was not suprised when Buloburde was captured.
- Gabre
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1642
- Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
- Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
- Contact:
Re: bulo burde falls for SNA and djibouti amisom
It must be incredibly frustrating for all the AMISOM putting their lives on the line for Somalia when you have all these two-timing Shabaab agents in the government making deals and undermining the whole effort.
Let the Ethiopians loose on Shishkabaab and quit the bullshit already.
Let the Ethiopians loose on Shishkabaab and quit the bullshit already.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 295 Views
-
Last post by newsbot
-
- 5 Replies
- 632 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 499 Views
-
Last post by newsbot
-
- 1 Replies
- 554 Views
-
Last post by Addoow
-
- 17 Replies
- 1129 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 3 Replies
- 610 Views
-
Last post by sahal80
-
- 16 Replies
- 2131 Views
-
Last post by Murax
-
- 0 Replies
- 457 Views
-
Last post by bakooradBoy
-
- 0 Replies
- 298 Views
-
Last post by TarTar
-
- 4 Replies
- 1028 Views
-
Last post by Cusmano