

Manshallah mudane madaxweyne salan sharaf iga gudon aadiga iyo wufuuda kaleba
Khaatumo in Caabudwaaq with Ahlu-sunnah and Waljamaaca
Caabudwaaq (AGGM): Madaxweynaha maamulka Khaatumo State mudane Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay booqasho gaaban kusoo gaareen magaalada Caabudwaaq oo ay isla maantana ka dhoofeen garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee gobolka
Galguduud.
Wafdiga Madaxweynaha Khaatumo state Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel ayaa waxaa magaalada Caabudwaaq kusoo dhaweeyay kana sagootiyay gudoomiyaha Sadexda Gole ee Ahlusunna Waljamaaca Sheekh Ibraahim Sheekh Xasan Guureeye.
Madaxweyne Maxamed Yusuf Jaamac Indhasheel iyo wafdigiisa ayaa waxa ay u mahadnaqeen shacabka magaalda Caabudwaaq iyo maamuloka Ahlusunna Waljamaaca .
Media iyagoo ku sugan gudaha garoonka magaalada Caabudwaaq iyagoo kusii jeeda magaalada Muqdisho.
Khaatumo in Mogadishu
Soo dhowaynta Madaxwaynaha ayaa waxaa ka Qayb Qaatay masuuliyiin Katirsan Dawlada Soomaliya, Madaxda Dhaqanka, Wasiiro iyo Xubno kale oo Katirsan maamulka Khaatumo.
Madaxwaynaha oo Saxaafada la hadlay Ayaa Faahin Ka bixiyey Safarka uu Haatan kusoo Gaadhay Magaalada Muqdisho, Xidhiidhka Dawlada, Arimaha Shirka Taleex, Wuxuuna sidoo kale Wacad ku maray Inaan taleex Looga Horayn doonin
Guul Khaatumo, Guul SFG, Guul Somalia



