''Somaliland trains Alshabab in Burco''
Moderator: Moderators
''Somaliland trains Alshabab in Burco''
Puntland Vice President says: Somaliland trains Alshabab in Burco
Garowe(pp) Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Cabdixakiin Cabdilaahi Xaaji Cumar ayaa si cad u sheegay kooxda Alshabab inay taageero dhinac kasta ah inay ka hesho mamulka Somalilnad oo duulaan ku ah dhulka Puntland ee Gobalka Sanaag.
Waxa uu sheegay madaxwayne ku xigeenka inay hayaan cadaymo sheegaya in kooxda alshabab ragg ka tirsan lagu tababaro magalada Burco madaxa ugu sareeya kooxdaaasi Axmed Godane uu soo galo magalada Hargaysa.
”Waxaa loo bahan yahay beesha caalamka iyo dadwaynaha Soomaaliyeed ay isha ku hayaan xiriirka ka dhaxeeya Alshabab iyo Somalilnad,hadda dad badan bay keeneen meesha la yiraahdo Galgala,waa cadaan ,waxan qabnaa howshaa iyada ah Somaliland aakhirka iyaga ayay ku danbayn doonaan oo ay dili doonan,waxan codsanaynaa in dabo gal dhab ah lagu sameeyo waxan sheegayno,Nichalos Kay wuu og yahay”Madaxwayne Camay ayaa yiri sidaasi.
Shacabka ku nool deeganada Puntland ayuu ugu baaqay inay ka feejignaadaan weeraro kaga yimaada kooxda Alshabab oo ay xogta la wadaagaan ciidanka amaanka si looga hortago dhibaatooyinka.
Waxa uu hadalkiisa raaciyay Dhibaatadda ALshabab in looga bixi karo midnimadda Umadda Soomaaliyeed.
Hadalka madaxwayne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa waxa uu imaanayaa xili maalmihii ugu danbeyay si wayn loo hadal yahay ciidamo ka socda Somaliland inay soo gaareen deegaano ka tirsan Gobalka Sanaag ee Puntland.
http://www.puntlandpost.com/war-deg-deg ... -dhagayso/

- HooBariiska
- SomaliNet Super
- Posts: 7692
- Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
- Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
loool nacas foqol nacas, bintiland intelligence best work ever
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
HooBariiska wrote:loool nacas foqol nacas

- Gabre
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1642
- Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
- Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
- Contact:
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
The real Osama bin Laden is chilling in mininka Morgan, Seal Team 6 got his double in Abbottabad. 

- ChiefKimbo
- SomaliNetizen
- Posts: 761
- Joined: Mon Oct 21, 2013 12:40 pm
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''

I knew it was them
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
Loooooooooooool
who takes these calaancaling people seriously. They are saying this because Somaliland army if few KM outside their regional capital, also natives from the area have vowed to fight them if they try to invade.

- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
ChiefKimbo wrote:
I knew it was them

Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
habar jeclo r the biggest salafis in somali regions. But majority of them reject shabab. habar jeclo are good friends of hassan dahir aweys, if silanyo wasnt president and icu still existed and came to burco, habar jeclo would welcome icu rule. Habar jeclo have a much deeper connection to al itihaad than sland. habar jeclo has created many al itihaad leaders and commanders. they were at the top of the al itihaad chain of command alongside aweys. lets say wadani came to power, habar jeclo would jump to al itihaad or icu if not defunct
- AbkoowDhiblaawe
- SomaliNet Super
- Posts: 14237
- Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
- Location: chilling in Liido beach
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
Godane takes order from xirsi gaab. 

Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
Warsheekh wrote:Godane takes order from xirsi gaab.
kkkkkkkk
who funds him, why are 30% of his followers HG trying to get back at abgaal
- Gabre
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1642
- Joined: Sun Jun 23, 2013 10:52 am
- Location: Shores of Eretz Ogadenia, making aliyah
- Contact:
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
flyWOODY wrote:habar jeclo r the biggest salafis in somali regions. But majority of them reject shabab. habar jeclo are good friends of hassan dahir aweys, if silanyo wasnt president and icu still existed and came to burco, habar jeclo would welcome icu rule. Habar jeclo have a much deeper connection to al itihaad than sland. habar jeclo has created many al itihaad leaders and commanders. they were at the top of the al itihaad chain of command alongside aweys. lets say wadani came to power, habar jeclo would jump to al itihaad or icu if not defunct

Are you saying in 2015 when Kulmiye gets overthrown HJ will restart Al-Shabaab in Somaliland?
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
HG followers of isaaqi godanaWarabaha wrote:Warsheekh wrote:Godane takes order from xirsi gaab.
kkkkkkkk
who funds him, why are 30% of his followers HG trying to get back at abgaal

Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
HJ is getting smart, they are very rich now so they wouldn't do anything to change that
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
Even123 wrote:HG followers of isaaqi godanaWarabaha wrote:Warsheekh wrote:Godane takes order from xirsi gaab.
kkkkkkkk
who funds him, why are 30% of his followers HG trying to get back at abgaal,......whats this fool of a nigga smoking, damn must be strong stuff to make you HG follows Ashabaab!
have u been focked by a HG nigga, stop dic riding.
some HG follow Godane, like every Somali clan
Re: ''Somaliland trains Alshabab in Burco''
Not shabab, icu n al itihad are gone, nothing will happen but habar jeclo will not be as pro sland if wadani wins, habar awal is lucky icu and il itihaad r no more? Habar jeclo acts different when those two groups r around, they turn into different ppl, like u turn into vampire in full moon, habar jeclo lands will be basically just turn into clan lands if wadani wins, not nationalistic flag waving, ppl will be habar jeclo before slandersGabre wrote:flyWOODY wrote:habar jeclo r the biggest salafis in somali regions. But majority of them reject , shabab. habar jeclo are good friends of hassan dahir aweys, if silanyo wasnt president and icu still existed and came to burco, habar jeclo would welcome icu rule. Habar jeclo have a much deeper connection to al itihaad than sland. habar jeclo has created many al itihaad leaders and commanders. they were at the top of the al itihaad chain of command alongside aweys. lets say wadani came to power, habar jeclo would jump to al itihaad or icu if not defunct
Are you saying in 2015 when Kulmiye gets overthrown HJ will restart Al-Shabaab in Somaliland?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 3621 Views
-
Last post by Somafiia
-
- 32 Replies
- 1865 Views
-
Last post by Adali
-
- 13 Replies
- 887 Views
-
Last post by VybzKartel
-
- 1 Replies
- 279 Views
-
Last post by noer
-
- 6 Replies
- 1046 Views
-
Last post by Rambie
-
- 18 Replies
- 1476 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 9 Replies
- 1819 Views
-
Last post by mahoka
-
- 3 Replies
- 748 Views
-
Last post by somaliscarface
-
- 16 Replies
- 1173 Views
-
Last post by SomalilandFinest
-
- 12 Replies
- 1668 Views
-
Last post by FBISOMALIA