the cali khalif fiasco

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

the cali khalif fiasco

Post by HusseinHassan »

this guy has fooled many dhulos :pac:
Daawo: 8 Videos Oo Mar Walba Cali Khaliif Sheegayo Inuu Diyaar Uyahay Inuu Somaliland Wax Ku Darsado! Sidee Dadku Wax Ufahmaan? Miyay Dadku Sixranaayeen?

Tan iyo markiiCali Khaliif uu dhidibbada utaagay mashruucii Khaatumo wuxuu goob walba ka caddaynayey inuu diyaar uyahay inuu diyaar uyahay inuu Somaliland la xaajoodo. Shuruudaha uu ku xidhayey mar walba waxay ahaayeen inuu isagu yahay cidda wax ka go’aan ee Somaliland iyo Dhulbahante isku dari karta. Markasta wuxuu ku andacoonayaa ergada wada xaajoodka aniga ii oggolaada inaan soo xulo. Waxa qorshihiisu ahaa in dadka Somaliland la jooga ee Dhulbahante aanay cidna metelin, laakiin isagu dadkoo dhan metelo sidaa daraddeed hadday Somaliland rabto in Dhulbahante si buuxda wax ula qaybsado inay isaga aqbalaan.

Waxase la yaableh dadkaa intaa daba socday nin meel walba iyo goob walba ka caddaynayey inuu diyaar uyahay inuu Somaliland ka midnoqdo ee haddana aan fahmin waxa ninkani ku hadlayo ee sacabka iska tumaya. Waa yaabe ninku miyuu sixray dadkan!

http://taleex.net/2014/05/04/daawo-8-vi ... ixranayeen
8 different times cali khalif mentioned his intentions to reconcile and join somaliland.

wadahadal1
wadahadal2
wadahadal3
wadahadal4
Last edited by HusseinHassan on Sun May 04, 2014 9:14 pm, edited 2 times in total.
HusseinHassan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2980
Joined: Mon Nov 11, 2013 11:12 pm
Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14

Re: the cali khalif fiasco

Post by HusseinHassan »

User avatar
Warabaha
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1724
Joined: Thu Jan 23, 2014 5:41 pm

Re: the cali khalif fiasco

Post by Warabaha »

Mind your own business and leave the affairs of Somaliland citizens
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: the cali khalif fiasco

Post by BigBreak »

Warabaha wrote:Mind your own business and leave the affairs of Somaliland citizens
well said, he's just a maJAREERten sheegato from the 2.5 dust enclave called bugland in zoomalia
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”