Somalia army soldiers demonstrate 10 months without wages

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
blizzard90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 872
Joined: Wed Apr 23, 2014 9:21 am
Location: The art of Hating

Somalia army soldiers demonstrate 10 months without wages

Post by blizzard90 »

Ciidamada dowlada
Soomaaliya ayaa maanta
isugu soo baxay afaafka hore ee
xarunta golaha shacabka ee
magaalada Muqdisho, halkaas oo ay
kusoo bandhigeen cabasho la
xiriirtay in aaney helin mudo 10-
bilood ah mushaarkii ay xaqa u
lahaayeen sida ay sheegeen.
Waxaa qaarkood ay ahaayeen haween
kamid ahaa ciidamada militariga
Soomaaliya iyo xubno katirsan
ciidanka naafada xooga dalka
Waxaana ay dhamaantood kawada
sinnaayeen sida ay uga xun yihiin in
laga saaro ciidanka xooga dalka oo
aaney helin xuquuqda ay leeyihiin.
Waxay sheegeen in si sharci daro ah
oo qalad ah looga ruqseeyay
ciidanka ayaga oo baaq u diray
baarlamaanka Soomaaliya iyo
madaxda dowlada oo ay ugu
baaqeen inay arimahooda ay wax ka
qabtaan.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Somalia army soldiers demonstrate 10 months without wage

Post by XimanJaale »

I hate it when people twist and lie about the news. These soldiers that were protesting today were the old veterans that was sacked few months ago. These protesters are not the Somalia army soldiers.
User avatar
blizzard90
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 872
Joined: Wed Apr 23, 2014 9:21 am
Location: The art of Hating

Re: Somalia army soldiers demonstrate 10 months without wage

Post by blizzard90 »

Amisom soldiers get their wages on time with a wage slip and extra benefits. all our soldiers ask for is their $100 on time
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Somalia army soldiers demonstrate 10 months without wage

Post by XimanJaale »

blizzard90 wrote:Amisom soldiers get their wages on time with a wage slip and extra benefits. all our soldiers ask for is their $100 on time
Stop complaining. The country belongs to you 2, go do something about it you animal.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”