Page 1 of 1
Prof. Samatar
Posted: Wed Jun 04, 2014 6:53 am
by gobdoon
Prof. Maxamed Sheekh Saciid Samatar oo ka hadlaya Xaalada guud Soomaaliya (Waraysi xiiso leh)
June 3, 2014 7:45 pm GMT - Written by pp - Edited by pp
Prof. Maxamed Saciid Samatar oo ku nool dalka Maraykanka oo laga waraystay barnaamij lagu qaadaadhigo xaalada Soomaaliya, ayaa Soomaaliya si guud uga hadlay, isagoo Prof. Samatar uu ka waramayo Dagaaladii Sokeeye ee dalka ka dhacay iyo xaaladihii uu ku soo arkay waqti uu tegay magaalada Muqdisho bilowgii dagaalada Sokeeye.
Wuxuu aad uga hadlay Prof. Samatar faragelinta Soomaaliya iyo kuwa Soomaaliya u haya hogaanka.
Dhegeyso Waraysiga Prof. Samatar
http://puntlandpost.net/pp/wp-content/u ... 0001:09:45
Waraysigan, waxaa diyaariyey Cali Xaaji
Puntlandpost.com
Re: Prof. Samatar
Posted: Wed Jun 04, 2014 7:00 am
by Thuganomics
Which one is Siciid,is he the younger brother
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 10:23 am
by gobdoon
Layskuma hayo in Prof. waxu arkay ay run tahay , waayo aragnimadiisa iyo khibrada uu Somaliya u leeyahayna suu sheegay 40 Sano ka badan , Xamar in lagusoo xumeeyayna wa iska cadahay oo waxay ahayd in awooda wadanka iyo la tashigeeda qayb weyn laga siiyo , madaama uu yahay nin hagar baxaya oo dadka iyo dalka Somaliyeed kal gacal u haya , lakiin wuu ku khaldan yahay inuu Somalinimada iyo rajada wadanka uu ka quusto , oo uu sidii nin laga guulaystay gacmaha taago oo u tago kooxda Hargeysa oo go'aan ku gaartay ulajeedadooduna tahay kala gogoynta Somalida , WUXU YIRI SOMALIDU HADII MEEL RASAAS KA DHACAYSO WAY KU ORDAYSA MEESHAS KHATARTA AH , HALKA DADWEYNAHA ADUUNKU UU KA CARARO MEESHAS OO KALE.
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 11:13 am
by Hodan94
how may professor samatars are there? ninyahow im confused?
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 12:03 pm
by MujahidAishah
Thuganomics wrote:Which one is Siciid,is he the younger brother
Thinks waa ilmadeerkood. Reer Samatar waa badda there another hebl hebel samatar oo caqil ah
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 3:47 pm
by Khalid Ali
Hodan there are few samatars
Professor Axmed ismaciil samatar the most outspoken who used to support the walanweyns but he did the tauba
Than there is his younger brother Abdi ismaciil samatar who still supports the walanweyns he even changed his accent he suffers from major cuqdad
Than there is Siciid samatar a leelkase pan daroodist professor who is also a Gaal
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 3:57 pm
by Hodan94
Gaal seriously?
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 7:21 pm
by Khalid Ali
Yes he is a gaal but he is an extremist pan daaroodists the funny part is he loves the jihad part of the Mad mullah ,he is all over the darood webiste wardheernews
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 7:36 pm
by Marques
Gaal inuu yahay sidee ku hubtay
Re: Prof. Samatar
Posted: Thu Jun 05, 2014 7:39 pm
by Khalid Ali
He wrote an article once he dismissed the entire concept of Asxaabul fiil in islam